site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

BBC iyo nabada Soomaliya

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): BBC iyo nabada Soomaliya
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdulrahman

Monday, August 14, 2000 - 03:17 am
Sida aad ogtihiin BBCdu waxay ahayd idaacada keliya ee wararkeedu dhex dhexaad yihiin ee laga heli karo warar aan cidna la jirin oo madax banaan. Waxaase soo baxday dhowaanahan in idaacada sharafteedii hoos u dhacday sababtuna ay tahay wariye yaashii oo u kala burburay siday Soomaaliya u kala burburtay. Qaarkoodan ay muuqato inay idaacada ugu adeegaan dan qabiil ama gobol khaas ah.

Markaan ku soo dhowaado, waraysigii shalay uu la yeeshay ninka layiraahdo “Adan Nuh Dule” madaxweynaha dowlad goboleedka la baxday Puntland, wuxuu ahaa sharaf dhac iyo ceeb u soo hoyatay BBC oo sida muuqata aan lahay “Riqaba” ama Censorship. Wuxuuna ka cadhaysiiyey dad badan.

Adan halkii uu C/lahi Yusuf wax ka waydiin lahaa ayuu waxii uu oran lahaa u laqimay (ama u sheegay) markuu yiri “Dadkii dawladii hore ku jiray ayaa dawlada cusub ku jiri doona ee maxaad ka leedahay”, markaasuu isagoo aad moodo inuu ilowsanaa cabdilaahi uu kula booday oo halkaa ka galay.

so anyone who believes that the BBC is against the peace process of Somalia, can send a protest e-mail to the following e-mail address

worldservice.letters@bbc.co.uk

Abdulrahaman Hariri – Saudi Arabia

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdulahi yusuf

Tuesday, August 15, 2000 - 01:27 am
I see nothing wrong with that. you don't have to listen if you don't like it. simple as that.ok tune to another radio, who is forcing you to listen to it.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soomaali

Wednesday, August 30, 2000 - 07:02 pm
abdulraxman waa runtaa oo biibisiidu waa waxa umada soomaliyeed halkaa dhiga. hada hadii aad ogaatana waa huruday!!! waxaase is weydiin leh hadii laga hadlo runta waa wax mesha ku jirta. sxb waxaa mesha isugu yimi intii soomaaliya burburisy oo aanan qabiil u firineyn. Hase ahaatee waxay aniga qof ahaan ila muuqataa waa dadkii umada, qaranka,ciida, sumacada umada u geystey dhibaatooyinkaa oo dhan ayaa la leeyahay waa ku mahadsantihiin dhibkii aad umada iyo dalka u geysateen ee halkaa ka sii wada!! ma waanay sidaa kula ahayn saaxiib?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.