site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Isoo siiya Advice

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): Isoo siiya Advice
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fatah

Tuesday, August 15, 2000 - 08:09 am
waxaan is baraney gabar-somaliyeed anigana sababta lahaa laakiin marna majeclaysan ama ma jeclaan abedkay waxaan damcay inaan runta aan u sheego inaanan jeclayn lakiin waan baqay hadeer waxaan go,aansadey inaan uga guuro wadankaan ku noolahay anoon iyada ogaysiin ma,saxbaa please i wanna your advice so deep

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Quman

Tuesday, August 15, 2000 - 08:29 am
To Fatah

Maxaad walaalow hadii adan jecleyn u logoyneysaa!!!!!!???? Just tell her that u don't love her, then she is not gonna die. What kind of a person are u? Xumaantii aaba kaa badatee, Walahi tan ku jecel dhib ey qabtaa, There are plenty of fish in the sea,, Ha u maleynin in aad kaligaa adunka ka jirto, And u know what u don;t have any personallity at all and I feel sorry for the sis who loves you!!!!!! coz weey khasartey si kale kuma garatide. Gabar aan wadankaan daganahay uga guuraa, cajaaib wax kale aaba isu maleysee, loser, moron.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fatah

Tuesday, August 15, 2000 - 08:50 am
To quman waan isku dayaaya laakiin waxaan ogahay inay mashaakil kanayso abaayo hadaan damiirkaygu i gubayna ma aan idin soo waydiyeen su,aashan I am who you thougt sister I am very sensative

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, August 15, 2000 - 11:00 am
sensitive?, you sound more like a wimp!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Tuesday, August 15, 2000 - 01:09 pm
Macalinka Saf no geli noo duqda intaad tegin.
.
.
.
Koley jeceel makuu haayee.
.
.
kasoo feker duqa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mariah

Tuesday, August 15, 2000 - 02:30 pm
What is your point lol....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khaalid

Wednesday, August 16, 2000 - 10:41 am
fikrado xumidiinaa nin ayaa caawinaad idin weydiistaye allow yaan wax idin weydiisanin (hebel) saaxiibtaa keen aan feel saarnee.
fatah gabadha runta u sheeg intuusan waqtiga kuugu dhamaan hana ka guurin waddanka, walaalow waan ogahayna inay dhib tahay balse isku day ileen maalinba maalinta ka dambeysa jeceylku wuu saaídaa
mase dadka aad isku diraysaa oo in laysku caayo meesha aad rabtaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Wednesday, August 16, 2000 - 06:49 pm
Khaalid ani sxb ma qabo ee hadaan qabi lahaa ma kaa baqeeleen sida baacaan Fatah.
.
.,
Laakiin waa wadanaa waa soo dhaq-dhaqanaa guri aan ku heesanaa sida koo aan sxb eheen xamar duqdii oo safkeed 3 bilood ka hor ahaay aa arkee iydoo weli xaafada kula degen.
.
.
Oo guriga kugu dhegen booyees ka eh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fatah

Wednesday, August 30, 2000 - 07:41 am
Khalid waad wanaagsantahay sidaad u tahay qof dareen somaliyeed ay ku dheehan tahay in kastoo ay i siisey quman Advice and did before you gave me and it trauble waxaan kaloo u jawaabayaa kuwa gabdhaha dhahaaya saf naga geli ma mooriyaantii Mugdishaa koley Qof kale sidaas uma hadlee walaal aniguba waan u quuri waayey in aan naf ahaantayda xumeeyo ee waxaan uga guurayaa wadankaan aan ku noolahaey inaan niyad jab ay ku dhacdo ayaan didayaa oo waan iska qarin lahaa bal say ii ilowdo idinka waxaan isoo waydiiyey Helppppp ee maaha inaan idin soo waydiiyey cay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, August 30, 2000 - 10:26 am
to hebel
adiga sidaan kaa arkay meel kasto waad ku jirtaa.
war xun lee sheegtaa markastana.
ee waxaan kula talin lahaa sidaan isku dhaan.!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Wednesday, August 30, 2000 - 11:23 am
Hee seen is yeelaa duqa/da?
.
.
.
C?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hazelnut

Wednesday, August 30, 2000 - 11:42 am
Hebel, pleaaaaaaaaaaaase don't change!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.