site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MA JIRAAN SOMALI ISKA GUURSATEY INTERNETKA DHEXDIISA?

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): MA JIRAAN SOMALI ISKA GUURSATEY INTERNETKA DHEXDIISA?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GALOOL

Thursday, August 17, 2000 - 04:53 pm
ASSALAAMU CALAYKUM
WALAALAYAAL SALAAN KADIB,
WAXAA AAD U JIRTA IN RAG IYO DUMAR BADAN AY ISKU QORAAN GIDAARADA SOMALINETKA IYAGA OO DOONAYA GUUR,KUWO AY DHAB KA TAHAY IYO KUWO AY AF-KA TAHAYBA LAAKIIN SOMALIDA HALKAN ISKU QORTA MA JIRAAN KUWO AY GUUR SAX AH UGU DHAMAATAY?
WALOW AAN BACIIDSANAYO ARINTAAS SABABO AAN DIB KA SHEEGI DOONO AWGOOD...
KA QAYBGAL WACAN....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahdi

Friday, August 18, 2000 - 11:37 am
Assalaamu calaykum
To:Galool
Walaal aad baad ugu mahadsantahay forumskan aad samaysay iyo sida aad ula heshay cinwaanka waana mid wax lagu dari karo.
Aniga wali ma arkin somali iska dhex guursatay chating ama forumskaba waayo waxa ku yar soomaalida runta oo isma aaminayaan qofka ugu yar ee aad magiciisa waydiiso si sax ah kuuguma sheegayo oo waxay moodaan in INTER-netka been lagu wada socdo............

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Naasiib

Monday, October 16, 2000 - 05:10 am
hello
Galool

I am answer you that I am serious there is one boy who was student in Indian who win to marry very good girl form Canada through the internet.
I my self has the good relishing with Somalia girl which has well relishing in the internet really it is very difficulty to contact any Somali girl in the internet , but for me I was very like and I meet here easy way ,and now where nearly to marry, I will in form her to read has well relishing be happy you can imagining how we are enjoying our relation chatting all the night , will like to visit USA on 12Deceber00 that time inshalla our story be come husband & wife then I will take here in M East where I am leaving . waxaan marka an hawsha dhameeyo idiin balan qaadayaa inaan idiin soo diro Qoral aad ku faraxdan .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 16, 2000 - 06:05 am
Yes I know one couple that met on the Net and got married, but they later divorced after short time.
the guy was from Toronto the girl was from U.S,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

omar

Tuesday, October 17, 2000 - 04:54 am
galool adigu mid miyaad ku heysaa maxaad u weydiin inay jidho iyo in kale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 17, 2000 - 08:20 am
What the hell is Baciidsanayo? galool jilci walaalkiis.

Nasiib af somali maad isaga qortid sheekadaada.. sababtoo ah English mesha kuma heysid luqadada ayadba taqaane kuqor..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamal

Wednesday, October 18, 2000 - 08:16 pm
saaxiib way jiraan kollay waxaan anigu aqaan hal qoysa oo aan ka qayb gallay arooskoodi 4sure

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qaanso

Wednesday, October 25, 2000 - 08:58 am
aad ayaan ugu faraxsanahay inaan ka helay my ideal or dream man on the net. waxaan is baranay mudo sanad ku dhawaad ah 6bilood gudahoodana waanu isku mehersanay waxaana rajeynayaa inaan isguursano summerka dhexdiisa.

he is the best of the best and i love him to death.
ii noolow xabiibi gacaliye.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.