This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Sunday, August 20, 2000 - 09:16 pm I,m lookink for future hasband: first:nice looking second: nice personalety third:honest never lie from 23 to 25 kind romantic
| |
Monday, August 21, 2000 - 02:04 am Asalamu Caleykum, walaal nin Somali oo jira 25 sano, nin kuma noqnayo, ragga somali waxey guur mutaan 30 sano iyo waxii ka weyn markey gaaraan. Waayo inta ka horeyso maskaxda ayeey ciyaal ka yahiin, cilmina ma laha. Ma aqaan nimanka hadda soo baxay oo 10 sano dad qarsaday- kuwaana markey ku yiraahdaan waaxaan jira 25 sano, dadooda runta waa 35 sano. dumarkeena waxaa uwada qoron da' been ah oo nimank kaliye ma aha dad dadooda kaliya beenta ka sheegay. Hadda kuweena diinta fasira gabar iyo niman ayaa ka xishoon beenta dada ka sheegayaan.
| |
Monday, August 21, 2000 - 06:02 am Fatima Are you good looking? with a nice personalety and never lie? and your age??
| |
Monday, August 21, 2000 - 08:06 am Somali are famous of nice waist. are you?
| |
Monday, August 21, 2000 - 12:36 pm Fatima, I will let you slide with the nice looking deal, but an honest Somali who never lie is impossible. Would you believe that a woman breast would honk like a car horn if they were squeezed....hmmmmmm. I don't think sooooooo.
| |
Monday, August 21, 2000 - 09:08 pm to onlyme if i was bad looking i woudn,t say i was looking for a nice looking guy couse nice looking guy wouln,t talk to an ugly women ok, but hey what,s iportand is if you have a nice personality that is the firs thing the second thing is nice looking, so mr onlyme do u have nice personality nice looking i mean sexy body couse i like strong guys they are so hot i mean hot lol. bitherway i,m 19 by fatima
| |
Monday, August 21, 2000 - 09:13 pm to waleet hey mr nice looking i don,t care how sexy you are if you don,t have a nice personality then get the high way my dear!!!!! by fatima
| |
Monday, August 21, 2000 - 10:44 pm Fatima if you are19 yrs i think you need to focus on your education and progress not hot strong and sexy man. be a nice girl!1
| |
Tuesday, August 22, 2000 - 02:05 am Asalamu celeykum walaal Fatima.Are you looking a nice personal and your age? hadan iska baro waxaa liyirahda farxan ,dadeda wa 25jir
| |
Wednesday, August 23, 2000 - 03:02 pm fatima get with the program english 101,life 101,you seem to have plenty of time in your hand.Go watch dawson creek...bloody teenager.
| |
Wednesday, August 23, 2000 - 05:15 pm Hi Fatima you will get what you looking for if you are [CAASI,otherwise take the best advise from canbaro. Have good one. By Sadaam-Hussein
| |
Wednesday, August 23, 2000 - 08:46 pm sista in this world of today there is no mr right,what you should be looking for is a guy who can make you happy and that means you gotta lose one thing or the other plus somali men ain't the type with the description you put down,so my advise is look for a guy who sends sparks down your spin and keeps you on your toes 24/7 then it'll last eternally and not just a week.
| |
Wednesday, August 23, 2000 - 09:47 pm to mariah hey girl..... who u calling bloody teenager!!! who do u think u r girl bill clinton well i don't think so honey so gett you self together ok mind of your busines
| |
Wednesday, August 23, 2000 - 09:55 pm to mariah hey girl..... who u calling bloody teenager!!! who do u think u r girl bill clinton well i don't think so honey so gett you self together ok mind of your busines
| |
Thursday, August 24, 2000 - 03:21 am Fatima I'm not good looking and my personality sucks I jew Khat... I'm the typical Farah !! The truth the whole truth and nothing but the truth. Interested ???? I can change!!!please.please Get another hobby kid. love
| |
Thursday, August 24, 2000 - 04:42 am Onlyme sxb waxaan kulee ya hay magacayga faraha iiga qaad adiga iyo wax kulamid ahina nama soo ag is taagane Fatima Abaayo adiga waxaan kuleeyahay inta aanad soogalin Forumta markahore hadalka soobaro gabar yar baatahaye dad kana qaar aan la aflagaadaynin ayaajiree ka ilaali af kaaga Maria iyo dadka lamidka ah By faarah
| |
Thursday, August 24, 2000 - 08:28 am Sweetpeaks I see so much hurt and pain in U would ya like to talk about it? . . . Ya making me so emotional.
| |
Thursday, August 24, 2000 - 08:32 am Hi fatima If you are very good looking girlof just 19, I would have seen you in my yards or the yards man like me. If I disappoint meself and make you a date for you. would you stop advertising the net anymore
| |
Thursday, August 24, 2000 - 08:37 am fatima u are so sweet and nice and thoughtful.and grown up and pretty.SO GET ALIFE TEENAGER!what a cheap girl..
| |
Friday, August 25, 2000 - 05:42 am Waan ku salaamay, marka hore, Abaayo FATIMA, waxaan rabaa in aan kuu sheego, dhamaan dadka jooga yurub,been ayey sheegeen markeey is dhiibayeen,teeda kale waxaan jeclaan lahaa in aad ii qeexdo( define) ereyga qurux waxa aad utaqaano iyo sida aad umecneysato?????? marka aad su'aashaa iga soo jawaabto, ayaan wax kadhihi karaa qeexitaankaada. Iam looking forward to your definition. In the meantime have a nice time, sister !
| |
Friday, August 25, 2000 - 06:15 am waa ikan haday kaa daacad tahayna igala soo xiriir qoslaaye53@hotmail.com
| |
Friday, August 25, 2000 - 06:45 am FATIMA GET A LIFE GIRLFRIEND INSTEAD OF WASTING YOUR TIME ADVERTISING YOUR SELF AND BEING CHEAP INVEST YOUR TIME IN EDUCATION AIGHT GIRL YOUR ONLY 19 AND YOU HAVE PLENTY OF TIME TO GET MAN BYE THE WAY IF YOU ARE GOOD LOOKING AND EDUCATED YOU CAN GET ANY GUY YOU CHOSE BUT IF YOUR NOT EDUCATED ATLEAST 2 YEARS DEGREE YOUR LOSERRRR SO I SUGEST YOU START THINKING ABOUT YOUR FUTURE AND HOW YOU GONA LIVE INSTEAD OF LOOKING FOR A SEXY GUY CUZ BEUATY FADES HOWEVER EDUCATION STAYS IN YOUR BRAIN TAKE CARE YOUNG GIRL
| |
Friday, August 25, 2000 - 09:32 am Fatima; From what I read about you (your own words) you don not sound like someone with a "nice" personality. You sound like someone with a very short fuse......now what other attributes have you lied about?
| |
Friday, August 25, 2000 - 05:31 pm 'OK' every body is talking about adication, well "first" i finish hight school "second" i,m in colege, "third" i,m willing to be a nurse in sebtemer. anyway thanx every body for telling me the right think thnx all byeeeeeeeeee
| |
Sunday, August 27, 2000 - 02:37 am EE FAADUMO WARKA SOO TARAARIXI BO. FIIRI DARISKAAGA KA BILOOW DARIISHADA KA WIIDEEY QOSOL YAR DOCDAA KA TUS DAAN DAANSO HADUU KU DEEQO HADII KALE DERBI CIDLAA FARIISI ASAABA DAALI DOONEE. WAANA YAR OO WAREERSAN WAATAAS ISKA ILAALI YAADAN KU SAXANE. UXU UXU UXU QUNFAC WAREEN
| |
Sunday, August 27, 2000 - 05:58 am Ar xaa kabis lagu fariisiyay Warankiiloow.. Eeysa dhaxan kugu dishay mahaas. Yaayah, igala her ahaa.
| |
Sunday, August 27, 2000 - 04:03 pm Warankiilo armey hadday war kuu taraarixiso kugu siibtaayood ku margataa? . . . Armuu Kan-Cad iyo Tore-Tooruhu ku go'aa?
| |
Monday, August 28, 2000 - 04:48 am hebel ma gaandhari aad tahay xaa toora tooraha ku baray? igala her habaarka. ixi ixi cirridkiisa dhowra!!!!!
| |
Monday, August 28, 2000 - 05:36 am fatima again...........GET A LIFE!
| |
Monday, August 28, 2000 - 10:03 am Adi Ciridkaa maa la dhowroo hal ku dhiig badan. . . . Kabtaa kuftee afkaagan huureytay BATALAQ haygu siin. . . Haddii kalee waxaanan kilida kugu dhufan aad moodo ORGI biyo ka dhergey.
| |
Wednesday, August 30, 2000 - 04:17 am Hebel sxb adiga hadii aad kasoo carartay FAARAH ood iska celin waysay masaakiinta ayaad cayr santaqaanaa miyaa
| |
Wednesday, August 30, 2000 - 11:44 am Faarah waa kuma tolow? . . . Intaa rag baanu is dileynaa oo dhulku waa arliyo COL eh.
| |
Wednesday, August 30, 2000 - 10:20 pm Hebel faarah waaninkii aad waydiisay cubayd timo yeeshay xaa lagu daweeyaa? Faarah
| |
Wednesday, August 30, 2000 - 10:26 pm Hebel hadaadaad raga iska celinenay hamaagin markahore . maxaad lacarar taa oo laguuwaayaa markaad raga caydo?
| |
Wednesday, August 30, 2000 - 11:15 pm hey fatumo go stick with your studies!!! gabar yar oo dhoocila ayaad tahay fatima, guurna ma aadan gaarin ee horta noloshaada dhis. Tan kale waxaad u eg-tahay qof kabihii nabia dubatay, marka sidee ayaad qof fiican ku helesaa?? HA ISOO MARIN......LOL FATIMA, PLEASE GO GET A LIFE@!!! YOURS JAMAAL
| |
Thursday, August 31, 2000 - 12:36 pm Inaanan layga aarsan sxb....Ma doqon baad imooday?
| |
Thursday, August 31, 2000 - 12:41 pm Horta Anigu dhawr qof ayaan hal hal odhanayaa. Fatumo waxaan leeyahay Wixii aad kafirsan waydid yeel. Nin in taas aad sheegtay wada lihi aduun ke ma joogo eh. Maryana waxaan leeyahay adigu gabadha xagaad kala qaaday, dan teed ayay hada shaye. maad faraha kaqaadid mise adigaaba nindoon ah. Hebel na waxaan lee yahay waxaad ku had laysaa afsoomaaligii reer burco. ee tun dadkan aan Carabi, ingriisi iyo talyaani wax ay ku hadlayaan aan la fahmaynin.
| |
Thursday, August 31, 2000 - 06:27 pm to jamaal waryaa waxaan kuleeyahay gabdhaha waligaa lama af lagaadeeyo magarata eysan a heyn maxaad u leedahay gabdh doocil marka hore buuryada iska soo goo magaraday ok
| |
Friday, September 01, 2000 - 01:22 am Wadaad sxb adigu ma waxaadtahay dadka oo uqdada kaqaba dadka oolahjadaha kale kuhadla, sideedaba malasocotidoo maka oo ay somalidu hadlayso inbina aadamka kale kuqoslaa marka waxba halayaabin qof wuxuu kuhadlo. mahadsanid
| |
Friday, September 01, 2000 - 03:16 pm Faarax Nin yahaw maya ee adigaagan baaba wax kaa khaldan yihiin oo aan af soomaali saxan ku hadlahay bal waa maxay INBINA, isa soo sax saaxiib.
| |
Friday, September 01, 2000 - 07:36 pm to wadaad i like the way u talk boy mybe you and i have to know each other what do u think boy?
| |
Saturday, September 02, 2000 - 05:08 am To AALIYAH Waad mahad santahay. Waxbana kama qabo in aynu is barano. Adiguna qof wanaag san ayaabad u egtahay eh. email kaago soodir by wadaad
| |
Saturday, September 02, 2000 - 05:02 pm Oo ma imikaad Wadaadkiina (Boy) tidhi... . . Aaliyah ma aad xishooneysid naa.
| |
Saturday, September 02, 2000 - 05:54 pm ,,,Salaad Boy Shirmees wadaad naqdina adiiina hebel iyaaah ma isku dheeleenaa hee!!!!!
| |
Saturday, September 02, 2000 - 10:47 pm Hebel: Wagar! waar niman yow idinku waxaad umaleynaysaan wadaadkaak taqaaneen waar kani waaku habraha tooba iyana halkaas ayay kagaranaysaa . dogs that know when their owners are coming home . iyagaa is afgaranayee dee faraha kaqaada
| |
Sunday, September 03, 2000 - 02:54 am Horta Hebel waxaan leeyahay waad ku mahad san tahay in aad ii macnaysay waxay gabadhu igu tidhi. Gabadhana waxaan leeyahay hor ta anigu afingriisida ma aqaano in aan bartana uma baahni lakiin waxaan ka xumahay in aad inan iigu yeedhay aniga oo nin ah, NEEFOW na waxaan leeyahay xabashidu noocagaa waxay tidhaah daa Wsh aah (duli) soo bara afsoomaliga waxba laga garan maayo waxaad ka hadlaysid. Faaraxaw waxaad tahay dadka loo yaqaano LO a oofyada LOda buufiya. Habrahana adigaaba sheegaya oo toobi jiray ayaan uma laynayaa In aan danbaabo doonimaayointaas ayuun baan idin leeyahay iminka.
| |
Sunday, September 03, 2000 - 04:14 am Wadaad: Sxb hadaadan rabin in aad barato afka Englishka maxaad markaa kufalaysaa afka xabashiga isagaaba ugu liita luuqadaha lagu hadle leelaa qonqaa yishaalaale . inee unat yinaagaraale. amhaaranyaa qonqaa yishatalle
| |
Sunday, September 03, 2000 - 05:26 am TO farax Sxb af xabashiga qudhiisa ayaaban ayaa naan aqoonin eh aan baw sadaa uun HIt Shufer Kameel
| |
Sunday, September 03, 2000 - 06:46 am Wadaad: sxb walax aan kuusheegaa ee luuqadan Englishku larlee ku anfici iskabaro no faarah
| |
Sunday, September 03, 2000 - 08:50 am Faarax intaadan adigu af ingriisi baranin Luuqa daada sax hor ta waa maxay LARLEE iyo no Wadaad
| |
Sunday, September 03, 2000 - 11:26 am Neefoow intaadan afkaaga wax kale kasoo saarin, waxaasaa Jump-Ball ah iga dheh horta. . . . Wa bilaahi Towfiikh.
| |
Sunday, September 03, 2000 - 12:36 pm TO hebel War yaa hebel umadaa ILLAHAY qaarba waa nooc oo waad layaabay saa uun Bal farax aniga ileh af ingriisida baro ee aan ka la ahay adigu afsoomaaliga baro eega.
| |
Sunday, September 03, 2000 - 03:06 pm ,,,,,Hebel Huunoow anigu ruux kalaaba Madasha ha ka hadlee Hargabkan Wad aadka la baxay oo wadkiisii Doon doonaya ee haddanna gogoshii waxaneed aragtay iyo qurmuunka kula galangalanaya baa wax walaaba iilaga darran!!!!!!!Waar wad aadoow aad wadkaagee ineer Ummadda inteedan wax garadka ahi ha niqaashtee dabkan iyo aafadan baaseed la wareegaaleeysaneesid Halkeer lasii qabo''''''Sidii Islaantii Waa hore ay kala tageen Kii isha la'aa ee Mowliid Macaane ay hore Wad aadyadu ugu tidhi;; ,,,Wad aadyahoow ,,,Lug dambe Gundhus ,,,Dhul dhigoow ,,,Haygu soo Lug ,,,Dambe gundhus Dhul ,,,Dhiginee halkeer ,,,Iiga sii dhul dhig ,,,,,,Huunoow Hebel waa hadduu Wad aadku afka soomaaliga bal waxuun ka garanayo!!!!!!!!
| |
Sunday, September 03, 2000 - 03:08 pm ,,,,,,Hewelkiis Emanuel ma ii heesaa wadaaygiis!!!
| |
Sunday, September 03, 2000 - 03:19 pm Bal hada neefow aan war ku sii yee magacaaga ayaaba korta ku sheegay. Ragana looguma maah maaho habar baa beri tidhi wax in taa kabadan ba kuma odhanayo adiga in aan dadka aflagaadeeyona majecli lakiin waxaad tahay neef sida aad adiguba sheegtay. nabad gelyo
| |
Sunday, September 03, 2000 - 04:20 pm ,,,,,Garanay oo ruugnay Wad Aad,,,, Malahuma fooraraa msie fooxla islaamaha faraqooda furtaa gagada ka cayaadhi!!!!!!!!Naw oo haddanna naw!!! ,,,,Hadda ka hor bey waxeey i yidhaaheen Dame'er baa Doofaar u duday!!!!!!!Haba u dudee waa haddeey wax sheegi idiin roonaan lahaydaa,,, Yaraanteydii baan maqli jiray Dhag dheer,,,iyo Caraweelo Caawa oon cimrigan jiraana waxaan maqlaa Islaan baa tidhi la isuguma maahmaaho!!! ,,,,Hooyooy la'aantaa ,,,Adduunyada hubaashee ,,,,Armuu Maxamad Ibraahim Hadraawi horey u yidhi,,,,,,,,,Walaanan waa iga dhabee aanan hooyaday macaaan madal ka aflagaadeyn kareyn waa anigee waa Il Xaaj NeefoowKaniini......
| |
Sunday, September 03, 2000 - 06:40 pm hi wadaad it,s me aaliyah how r u wadaad hope your fine babe!! anyway here is my email!!! adnnah@yahoo.com keep in though brother!!
| |
Sunday, September 03, 2000 - 09:51 pm waxann dhihi lahaa faaumo sidii aad ka badin weydo yeele adia ayey ku jirtaa
| |
Monday, September 04, 2000 - 11:41 am Hal madaw hooyaale gabay ha iyo waw reeban ninkas taa ba ha hadle eh hhodo anigaw leh. Neefaw aan halku siiyo Anigu raga aan taariikh dooda dhegays to ama aan ka sheeka qaa taa Islaama wax ba kama qoraan. Waa run waa Hooyooyinkeen xaq aanay cidina inagu yeelan karin nah way inagu leeyihiin. Lakiin line aan laga gud bin baa jirah. soomaaliduna waxay ku maah maah daa ninka sheekada islaamaha bad sadaa ta raga ayuu ku fashil faa waayo sidaa saas oo kale ayuu odha nayaa beri ayaa habari tidhi. aan ku la taliye eh dad ku shee kooyinka way kala leeyihiin. weligaa maah maah dumar rag ha ugu maah maahin
| |
Monday, September 04, 2000 - 01:26 pm Gaw! War neefow war waa lagu hayaaye, ninka iska dhici. . . . HTML-ka danbe ma fahmin inaa Warta-Suuqa doonto maahinee.
| |
Monday, September 04, 2000 - 09:54 pm TO WADAAD HI HOW R U? HOPE YOUR FINE!!!! I JUST WANNA SAY YOUR EMAIL DIDN,T WALK SO COULD YOU PLEEEZE GIVE A NEW ONE? THANX ANYWAY BYE SEE YOU SOON!!!!!
| |
Tuesday, September 05, 2000 - 11:35 am I never saw a walking E-mail...Damn what is this world coming in to? . . . Knock...knock . . Who is it? . . . Yar E-mail, . . What took U so long? . . . Traffic was bad. . . Damn Traffic...My whole life depends on U. . . Hurry up next time please.
| |
Tuesday, September 05, 2000 - 12:04 pm War yaa hebel waxaan u odhan lahaa camal yeelo ama ha lugeeyo amaba ha or da eh. hadii aadan adigu arkin anagaa aragnay. sidaa awgeed danahaaga karaaaac. saw maadgran,
| |
Tuesday, September 05, 2000 - 04:08 pm LOLOLOLOLOLOLOLOLOLOL>>>>>>>>>>>hebel........a walking email..............she meant is not working maybe...............
| |
Tuesday, September 05, 2000 - 09:21 pm TO THE BITCH MARIA NAYAA DHOOCIYAHA AFKA WEYNLEH WAXAAN KU DHAHAY EDAB IYO MAAMUUS BARO SOOMAADAN GARAN WAXAAN U MALEYHAA MIT IN AAT TAHAY WAARID KEET CAASI KU AH SO GET OF BITCH HO!!!!! LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL WADAAD!!!!!! AH AH AH AH AH AH AH AH AHAH AHH AHA
| |
Tuesday, September 05, 2000 - 10:18 pm Wagaree waar hadayba ugu darayd oo ay cayday marwadii meesha ugu waynayd naa miyaanad xishoonayba. . Wadaad waar niyow waxba iska celin maysaane adiga iyo tan Badu soo caaridaye burushka xaarkaleh eed lawareegaysaa ordayoo umada kalafadhiista oyna ahayn waxaan idintusayaa idinkoo kabihiina kacararay
| |
Wednesday, September 06, 2000 - 10:36 am Mariah labadan Guumeys Enter kaba ma garaacaane naga daa yey lafahayaga wax noo yeeline. . . . Wadaad adeer waxaa la yiri: geel haraad wado iyo Wadaad Cambar wado labaduba kaama leexdaanoo sidii bir-bey ku jiidhaane maxaa ka jira hadalkaa? . . Sow maadan garan?
| |
Wednesday, September 06, 2000 - 11:43 am Inantan Fatima ee nin baan doonyaa leh Walaal da'daadu waad yartahay wali ee noloshaada marka hore dhis oo wax baro xaga diinta iyo cilmiga kaleba insh allah ninku wuu iska imane gidar kasta wey taagan yihiin noloshada dhis halkan waxay u badan yihiin kuwa yimaada qolyaha khamriga caba ee iska ilaali oo xaga masaajidada u beydh
| |
Wednesday, September 06, 2000 - 12:22 pm Horta marka hore af caytamay ninleh ayuu ku yaalaa Anigana afkay ga cay uma qoodho iyo af lagaado toonah. bul hal hal ayaan idin odhanayaa. Aaliyah waxaan leeyahay gabadhu wax aad ilaa xad kaa ku caydid kuguma aanay odhanin hadii aanay wax hore idin dhex marin oo aanan ogayn waxaana wacan in aad raaligeliso hadii ay suuro galtahay. Neef waxaan leeyahay, waxaad is ka dhigaysaa nin ila doodi kara, oo wax i dhan kara lakiin aan kuu sheegee "Heli maysid hadal kaan hayo iyo hooyiwaalaha' waayo aqoontaada iyo xigmadaaduba waxaay ku sii yeen in aad ku hadshid waxa aad ku hadashay. sidii ilmo caruur ah hadaaqaya waa waaa waa. Hebelaw waxaan ku leeyahay sida aan hore u sheegayba caytami maayo Lakiin waxaa layadhi nin waliba waxa uu yahay ayuu ku moodaaye madigaa guumays ah. sidoo kale awr awr wado iyo nin cambaro wadaaba adigay shuseeyaan ayaan filayaa. Nin cidi wadi kartana ma ihi aan.
| |
Wednesday, September 06, 2000 - 12:31 pm Waxaan odhan lahaa hebel nin waliba waxa uu yahay ayuu ku moodaaye malaa adigaa guumys ah. awr awr wado iyo nin canbaro wadaba, labada run ahaan tii wuxuun baa eryaya. lakiin nin waxaa ujoojiya ma ihi aan
| |
Wednesday, September 06, 2000 - 12:49 pm AAliYah..............What is burning you upLol..........I was just helping........cause you got your ESL diploma alittle early girl............................. and Don't worry I am not taking the Wadaad from youLOL...............
| |
Wednesday, September 06, 2000 - 08:52 pm TO MARIA WAXAAN KUDHAY SAAXIIBEEY SIDA SOOMAALIGA LOOQORO SOO BARO HA ISKA DOONIN AF AADAN UDHALANINE MAGARATAY COPUTERKA HAKU SOO ORDINE ORAD OO HOOSHA GURIGA QABO KABAR YAR OO DHOOCILBAAD TAHAYE LOLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLL
| |
Wednesday, September 06, 2000 - 09:02 pm TO NIN ISLAAM aboowe ismeynaan fahmin hadaan dhaho waxaan doonayaa future hasband maka wada hadiiba weynu is guur saneynaa ee waxaan kawadaa nin eynu isla sheekeysano oo hadii ilaahey isku keenu calfo aan iskuursano marka wada xariirka ayaa waxaa qadanaayo ilaa mudo sadexsano markaasna waxaan jirayaa ilaa 24 is too old to be a single don't u think?
| |
Wednesday, September 06, 2000 - 09:08 pm to maria hi maria i,m sorry sis i am walaahi i,m realy sorry i didn't mean it so pleeze forgive eigh!
| |
Wednesday, September 06, 2000 - 09:10 pm nataa aaliyo maxaa daka u aflagaadeneysaa xishood saaxiibey!!
| |
Wednesday, September 06, 2000 - 09:11 pm nayaaa aaliyo maxaa daka u aflagaadeneysaa xishood saaxiibey!!
| |
Thursday, September 07, 2000 - 01:15 am Wadaad: Sxb waad kumahadsantahay sidaad gebdhaha isu maslaxday Mariah idana waxaan filayaa inay aqbali doonto apologise ka ay Aaliya apologise garayse . . Dhamaantiina waad mahad santihiin
| |
Thursday, September 07, 2000 - 12:27 pm OOH Touchy.............are you describing yourselfLOL....................or you want the Wadaad to know that you do do the house work like a nice girl should be..............and that you are not a "girl" but a "woman"............... Well girl you made your message across............. One more thing I AM SORRY............SIS
| |
Thursday, September 07, 2000 - 01:10 pm Waxaan U malaynaayey in aan idin dhex dhexaadiyey meel aad ka dagaalan san tihiina waanan fahminba. Waxaan markalena idin kula talinayaa in aad aflagaadad joojisaan, meeshan kaftan iyo sheeko ayaa lagu hayaa qofkii ciyaartu ka xumaatanay RED card ayaa lasiinayaa sida sxb kay NEEF. walaalayaal waxaan jecelahay in aan kaftanku idinka xumaan. Walaalayaal gabdhaw is daaya. waad mahad santihiin dhamaantiin. sheekaduna halkaas haku ekaato.
| |
Thursday, September 07, 2000 - 10:15 pm HA HA HAAAAAAAAAAA Waar kafta waxaa horta lakala yidhaahdaa XIDAYSANE,IYO FUTADA DAY Markan hadeer gabdhaha wuxuu kamarayaa futadaday Hada anagu daawadayaalbaanahay ee tii adkaata ayaanu koobka siinaynaa
| |
Thursday, September 07, 2000 - 10:30 pm TO SOMALI-WEYN, GABADHA HADEY RABTO INAY GUURSATO OO REER YEELATO WAX XUN MAAHA. SAY U EGTAHAY WAA GABAR WAXAY RABTO TAQAAN. IMISA AYAA WADANKAAN KU NOOLEED OO WAXBA KA KEENIN. INTAY WAREEGI LAHEED OO HADHOWNA AA WAX KA SHEEGI LAHEEDEEN HA ISKA GUURSATO OO REER KEEDA HA IDINKA DHAQATO. WAX BARASHO WAA WAX WANAAGSAN LAKIN QOFKASTA ISTIQYAAR AYUU LEEYAHAY, SO LET HER HAVE HER OWN CHOICE. I WILL SAY GO GIRL!!! JUST BE CAREFULL WHO YOU PICK.
| |
Sunday, September 10, 2000 - 10:56 am hi fatime feel free first are u vergine I am vergine, 25 years old , cut, means sexy boddy and reside brookly,new york please, hi hi let it at me give u email thee by now
| |
Sunday, September 10, 2000 - 09:10 pm to mariah waxaa kaaga dartay miyaa raali galita yaa naayaa wallahi oo bilaahi oo tolaahi hadaad neerfaha igu kicisit wax xun baad afkeyka ka dooneeysaa eight so let me be your friend ok sis!!
| |
Monday, September 11, 2000 - 07:30 pm Allah ma Mariah lagaa kari la' yahay? . . . Kufurtu Bilaahi oonan kafaara-gud lahayn waxaynan intey ku mijo xaabiso wash, wash guri doonin. . . Inantaa isfiilito ayay qabtaaye is jir waa lagaa aamusan yee.
| |
Monday, September 11, 2000 - 09:50 pm To Fatima Sorry fatima your going about the wrong way sis, you don't need a good looking guy,or nice personalty because somalian guys don't have non, i think you should got with you cousen,after all family is the best the rest is garbage
| |
Monday, September 11, 2000 - 10:36 pm To Fatima I know all these people are giving you a hard time,for telling you to got your self a education but one thing they don't realise is if your a woman,i mean a muslim woman your place is home and there is no need for you to worry about that,because when you got married all you do is take care of the kids and the husband and you don't need a degree to do that sis.Here's some good advise,don't waste your time looking for a good looking one,look for a intelliget one who can provide for his family,i mean some one who make's a good money,remember sis,money brings happiness,i know believe me,good looks is nothing if he's poor so think twice.
| |
Tuesday, September 12, 2000 - 09:45 am aaah ya luul gold digger.
| |
Tuesday, September 12, 2000 - 10:38 am luul lol lol lol lol i agree 100% money brings hapiness.but in my case both money and looks and education and a nice sport car,and a huge room just for my shoes. i guess my standard expectaion are high.C'est la vie!
| |
Tuesday, September 12, 2000 - 12:05 pm aaliyah.......aaliyah.............what can I say you crack me upLOl.................. And no I have enough friends...............I don't want another one...................Lol.......... By the way maxaa igu sameynee......ma i rifeeLOl.....
| |
Tuesday, September 12, 2000 - 02:02 pm To Mo Hey Mo let's not start calling name's, man choose woman for her beauty right, so tell me what's wrong if she chooses him for his money,after all we're all looking for something when it cames to relationship. To Basra good for you girl.
| |
Sunday, September 17, 2000 - 08:54 pm to luul whazzup luul how r ya sis?!!....... anyway thanx for your advise!!! i have one thing to say money deos not give any happines but personalitty deos honey
| |
Sunday, September 17, 2000 - 09:04 pm I COULDN'T AGREE WITH YOU MORE FATIMA MONEY IS GOOD BUT LOVE+RESPECT=A SUCCESSFUL RELATIONSHIP..........LUUL MONEY IS NOT EVERYTHING SIS WAKE UP AND SMELL THE COFFEE HAVE U HEARD OF THINGS LIKE LOVE !!!!!?AND I'M NOT CALLING U NAMES
| |
Monday, September 18, 2000 - 09:55 pm TO MO!!! WHY NOT SIS? MONEY AN'T GIVE HAPPINES!!!....... NIN LACAG LEH HADAAD GUURSATID BIRI BUU KAA DHAQAAQIN SABABTU EYTAHAY WAANIN LACAG LEH!! LAAKIIN NIN AAD IS AFAHANTEEN OO USKU DABEECAD AAD TIHIIN OO AFMACAAN KUUGULA HADLAAYO IYO KEE KUU FIICAN NIN LACAGLEH ADBA GARO QOF CAGLI LEH HADAAD TAHAY!!!!!
| |
Wednesday, September 20, 2000 - 11:19 am fatima You right Theo I understood what you mean let is start friend I bet you will amazed so honey I am 24yrs old cut means I been lift weight 4yrs I am First yr in unvrsty honey. love"s start friend honey and crush love turn it marriage. don't hesitate honey Emails to me maliasdf@msn.com I will heard you soon by now
| |
Sunday, September 24, 2000 - 09:47 pm How interesting!!!....
| |
Monday, September 25, 2000 - 02:52 am WHATS THE ROOM ALL ABOUT YO, IF THE HONEY IS LOOKING FOR LOVE WHY DONT YOU GIVE HER INSTEAD OF!!!!""!!! THAT MEANS SHE WAS NOT HERE FOR ADVICE, AND YOU GUYS WERE INTO IT. GUYS UNDERSTAND THE DIELECT,SPOT IT, AND GO FOR ACTION THATS THE RULE,OOPS ALOT OF HOLLIWOOD RIGHT THERE,, FATIMA HUSBANDS ARE EASY TO FIND,BUT THE RIGHT ONE IS HARD TO COME BY. DONT ANYTHING FROM ME COS AM BAD KIND OF HUSBAND,OOPS MY GIRLFRIEND COULDNT OPEN THE DOOR COS IT WAS LATE AND I WAS WITH HER BEST FRIEND,SO WHATS ITS LIKE TODAY...BEEEFING,, I RELLY MISS HER,, SO ITS ONLY YOU ALONE FATIMA
| |
Monday, September 25, 2000 - 10:31 am TO FATIMA Congratulation for understanding life, money doesnot bring happiness but brings worries.IMAN can bring happiness to this life . May allah bless you ,my dear sister,i am 26years old man living in USA if you are intersting me leave your email,i will contact to you. asalama aleikum
|