site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Gabadh wadaad ah oo wax baratay ayaan doonayaa

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Sept. 29, 2000): Gabadh wadaad ah oo wax baratay ayaan doonayaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, September 02, 2000 - 07:16 am
Walaalayaal waad salaamantihiin salaan kadib waxaan doonayaa gabadh wadaad ah oo waxbaratay shaqaysana oo aan isguursano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

osma

Saturday, September 02, 2000 - 07:01 pm
sxb meesheedi ma aha laga raadinjirey gabar wanaagsan hadii aadan dooneyn mid bilaasha kaa bixisa..lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Luul

Wednesday, September 13, 2000 - 12:37 pm
Hayeh walaakiis,waxaa raadinaysaa gabar wadaad oo shaqaysa miyaa,waa warcad,aniga iska soo faalee bal,markaa tiri wadaadna,mawaxaad u jeedaa qof jalbaab jiidaaya,mise qof caadiya oo madaxa daboosha,warka soo cadee,aniguna si fiican is ku sharax,maxaa mid shaqaysa ku doo ratay ma adaan shaqeyn oo iyadaa laga rabaa in ay reerka biisho.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriyaa

Thursday, September 14, 2000 - 03:18 am
shaqo see caaml aad ka wadaa mise lacag leh aad ka wadaa walaakiis

Thursday, September 14, 2000 - 04:29 am
Luul:
Wadaad waxaan kawadaa geber shanta wakhtidukata muhiimna maahan inay jalbaab gashato waa in sifiicanlee jirkeeda u asturayso.
Midakale shaqada waxaan karabaa inaan wax isku darsano si aan dhakhso lacag uyeelano oo ani iyo xaajiyaduba aan unasano

Shugriya I mean she should be hardworker

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aaxey

Thursday, September 14, 2000 - 05:04 am
Anonymous....lol... walee waa hadli taqaanaa.. Already in the mood to retire.. yaa salaam... Mr Bill Gates ismood..lol..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Luul

Thursday, September 14, 2000 - 10:59 am
Walaal waxaa tiri waxaa rabtaa qofaa lacagta is darsataan,maxuma balsoo sheeg intaad ku shaqayso bishii iyo waxaad soo baratay ood ku shaqeysid,iyo meeshaa aduunka kaga nooshahay iyo da daada, iyo sidaa u egtahay.

Kawarn markii ilmo yimaadan aysan shaqeyn karina markaas adiga shaqo ma aadee,iyadana lacagta single motherta ka hagu darsatee,jawaab aan sugaa sxb.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

o dheere

Thursday, September 14, 2000 - 06:40 pm
TO ANANYMOUS

SXB MARKA HORE MESHAAN QOF FIICAN KAMA HELAYSO . WAXA MEESHAAN ISUGU YIMI WAA: CAASI, MA XISHOOTA, ORGI LAQA, DALEEL WAREEGTO, DANAYSATO,IYO DANTEED MA GARATO. HASE YESHEE ADIGA RUUXAAGU MA WAXAAD RABTAA MID AAD JEEGEDA KU CIRIIRIDO YAA?
SXB KA RAADSO GABAR KALE, MEEL AAN AHAYN MESHAN OO AAD NOLOOSHA RAALI ISAGA TIHIIN

THANKS !

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, September 15, 2000 - 01:22 am
Luul:

Abaayo aad ayaad ugu mahad santahay su aalahaad isoo waydiisay

Abaayo anigu markahore magaceyga waxaa ladhahaa Hanad da daydunawaa 26 waxaana kunoo lahay wadan Germany magaalada munich waxbarashada waxaan kasoo baxay mac-hadka kabista maraakiibta ama alxanka oo kutaala magaalada Hanburg balse nasiibdaro kuma shaqeeyo xirfadeydii, waxaana kashaqee oo aan maanayjar ka ahay dukaan kuyaala magaalada munich oolayiraahdo Kaufhauf,lacagta aan qaatana waxaa waaye DM4200

Abaayo aniwarbixintey intaas waayee adi bal iska soo waran oointeed dunida kajoogtaa hayga nixin oo meel deer lee ahiisheegin abaayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriyaa

Friday, September 15, 2000 - 03:34 am
to annymos aboow aniga ma shaqeeyo lacagna ma qabo laakiinse shanta salaad igama tagto oo waan tukadaa waana soomaa ilaahna waan ka baqaa waxaan rabi lahaa ninka inuu lacagta dhan ii keeno bal ka waran taasi emailkaaga ii soo qor
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriyaa

Friday, September 15, 2000 - 03:43 am
odheere
dadka wax xun ha kawada sheegin dadkoo dhan sidaas uma xumee

luul u are too funny gil abaayadis
hadalkaaga aad ayaa ugu qoslay
bye aqyaarta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hanad

Friday, September 15, 2000 - 04:29 am
Shugriyaa:

Maxaadhacayna maxaan laguugu soo wareejinayn hadaadtahay qof oo uqalanta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Luul

Friday, September 15, 2000 - 12:21 pm
Walaal anigu islama kaa rabin,ee waxaan kula doonayey gabar walaal ah sida Shugriyaa oo kale ah
hadan hadii ay iyadu firaaqo tahay wax ka wanaagsan ba majiraan,waxaan ku lee yahay qasho iloow oo gabadhaas haday tukato yey kaa fakan.

bye and good luck to you all.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHUGRIYAA

Thursday, September 21, 2000 - 04:01 am
THNX U SISTER LUUL
BAL ADIGU MAAD WAX LA QABATID INANKU WALAASHIIS

HANAD KUMA AANAN FAHMIN WLALAKIIS SOO FAAHFAAHI?

BYE AQYAARTA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Luul

Thursday, September 21, 2000 - 09:52 am
To Shugriyaa

Walaal aniga haduu i caashaqay wax waan
la qaban,laakiin anigu reera shaqo maahi
wiilkuna wuxuu raadinayaa qof lacag soo
saarta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

x2

Friday, September 22, 2000 - 03:31 am
x2

TO.luul

naayaahee luul aniga wax ma ilaqaban aniga ayaa ku caashaqay
dhaqso jawaab ayaan sugayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriyaa

Friday, September 22, 2000 - 04:38 am
x2
horta si polite nimo u hadal ma faantay waa maxay naayaa

to luulo
abaayadiis aniga xataa ma shaqeeyo ee wax lee bartaa habeen iyo maalin,intee aniga lacag ka keenaa hee markaas

anigaaba lacag ka rabee ninku

see u abaayadiis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Luul

Friday, September 22, 2000 - 10:54 am
To x2

Haye miyaad ii kulushahay,dhiigu xaguu
kumarin walaalkiis,haduu aad kuu kacsan
yahay ila socodsii aan ku daaweeyee lol.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

x2

Friday, September 29, 2000 - 03:06 am
from x2

to luul

(nacam)walaasshiis aad iyo aad ayuu ii kacsanyahay qof aadiga aheeyna ima daaweynkarto mafahantay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

x2

Friday, September 29, 2000 - 03:08 am
from x2

to shugriyeey

naayaa adigu ma midlabaad baad raadinaysaa?
waaba cajiib!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriyaa

Friday, September 29, 2000 - 05:52 am
x2
naaya hana oron mid labaadna ma raadinaayee
soo waxaad fahantay maaha ninyahoow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

olol

Monday, October 16, 2000 - 02:17 pm
shugriyaa wabiska daa hadii kale olol ayaan kugu kicinayaaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriyaa

Tuesday, October 17, 2000 - 05:05 am
hehehe kaalay igu kici olol aan aniga kugu kiciyee mid aadan weligaaba iloowin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shamso

Tuesday, October 17, 2000 - 02:05 pm
waryaa maxaa isku dhacaaya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Luul

Tuesday, October 17, 2000 - 05:16 pm
x2

Jiro kasto siloo daweeyo aa jirtee
taada xagee ka biloownaa,soo faah
faahi xibnaha kuu daran oo dawada
dag dagaa u baahan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

x2

Thursday, October 19, 2000 - 03:51 pm
From x2

To luul

isbitaalka waxa loosameeyaya oo qolalbadan looguyeelay ayaa waxay tahay in qofwalba jirada haysa in dhaqtar kaligii xafiisfadhiya ula tago jiradiisa oo halkaas lagaga daaweeyo jiradii haysay iyadoo cidkale ogaan, marka adugu xafiis kali aad uleedahay oo aad fadhido maleedahay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdalla

Sunday, October 22, 2000 - 02:26 am
waad salaman tihin dhamantina ,Shamso maxaa isku dhacayo oo adaa igaga soo horyse bejka ,shamso iskashano oo wax isla qabano see kugula egtahay ma rayi wanagsan miya walaashisa ,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxamed

Sunday, October 22, 2000 - 06:51 am
Hi cabdalla sxb markad waraqda qoreysid kontoorol ku semey oo hayska soo dirin sxb wexeey iga tahay waa waano .luul iyo shamso shugriya waxaan idin leyahay soo dhawada oo waxaan donaya gabar somali oo dacad ah iyo asluubleh iyo dhaqan wanagsan leh waa in u qafkiin dacad yahay waxaan idinleyahay welcome qafkii diyaar ah,?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Luul

Sunday, October 22, 2000 - 10:05 am
To x2

Walaal raali noqo xafiiskaa busy ku noqdee lol
hada maa i waydiinee inaan xafiis leeyahay
oo ba balantaadii warqadeenii boostada kuu soo
dhigay see wax u jiraan sxb, ma is badal baa
dhicay, mase doctor iga fiican baa heshay lol,
aniga waxaan rabaa inaan ku daweeyo intii karaan
kayga ah, laakiin su aasho waa adna maxaan kaa
heli in return.

To Maxamed
Walaal adiga makula tahay doctorku inuu arko
halqof ka badan markiiba, usug balaan taada
jidkay ku soo jirtaayo lol.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxamed

Monday, October 23, 2000 - 06:47 am
Hi, luul donii maayo docter waxaan doonayo waad garaneysa marka waxaan fahmay in ad waqti ii heynin marka luul waa idin ka baxay adiga iyo x2,wexeey ila tahay maad aqrin waxaaa korku qoran .byyyy maxéd

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

x2

Tuesday, October 24, 2000 - 11:12 am
From x2

to luul

waxba ismabadaline bukaankii sidiibuu weli dhaqtar usugaaye balantii warqada ee aad usoodirtay weli soomagaarin adareeskii horena waa uu kaguuray ee adress kan cusub ugusoodir warqadaan yeey dhaafine aad ayuu uliitaayee lol
cabdillaahi@hotmail.com
waxaad bukaanka jiran kahele haduu daawadaada kureeysto, wixii ruux aduunkan duljoogono kunool ugujecelyahay in looguhibeeyo ayaad keheleeysaa. l

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriyaa

Friday, October 27, 2000 - 05:55 am
to mohamed
daacad waan ahee maxaad aad isku heesaa adigana walaal bal soo sheeg adiguna walaal

ii dhaaf emilkaaga

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxamed

Saturday, October 28, 2000 - 04:47 am
hi shugriya walaashey iska waran ,sh waxaan radinaayey waa dacad nimo waxaad igala soo xiriirta mailka {maxamednl@yahoo.com

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.