Anonymous | Saturday, September 09, 2000 - 10:02 pm WAXAA AAN WAX BADAN ARKAY DUMARKA SOMALIYEED EE DIBADAHA SOO ADEY IN AY MARKA AY WAX HELAAN AY RAGGA YASAAN. TUSAALE AHAAN HADDI AY NAAGTA AY HESHO SHAQO FIICAN AMA AY KU SOCOTO GAARI FIICAN OO NINKANA AAN WAXBA HAYSAN, AAD AYEY NINKAASI U NACDAA, IYADO AAN NINKAASI U FIIRIN DURUUFAHA U KU JIRO.MIDEDA KALE WAXAA AAN ARKAY IN DUMARKA SOMALIDA MARKAY AY DIBADAHA SOO AADAN IN AY ISBEDELAAN. |
hebel | Sunday, September 10, 2000 - 07:08 pm Lexo Jeclo Sxb. |
Anonymous | Monday, September 11, 2000 - 02:52 am SABABTU WAXAY TAHAY, MARKII CAQLIGA IYO DAREEN LAQEYBINAYAY AYAA WAXAA SOO DAAHDAY TII DUMARKA MAS´UULKA KA AHEYD, MARKAA AYAA DOQONIMO IYO DAREEN LA´AAN MARADA LOOGU SHUBAY INLEEN CAQLI WAX LAGU WEYDIIYO MALAHAN EE WEY ISKA SOO QAADATAY, MARKAA KA DIB AYAA WAXAA LAGU YIRI NAA MEEYEY CAQLIGII IYO DAREENKII, MARKAA AYEY WAXAY TIRI: NAA HA ILA YAABIN WAXAAN AHAY NAAG WAXAANA KA SII AHAY NAAG SOOMAALIYEED, SIDAA DARTEED ISKA SABAR WAA AYAAN DARRO MEELKASTA NAGU HEYSATA HADDAAN NAHAY RAGGA SOOMALIYEED. |
Jeego | Monday, September 11, 2000 - 09:35 am Simple solution. ~Do as they do to YOU!!! |
xamardaye | Monday, September 11, 2000 - 08:21 pm dumarkaba sidaas iyo ka daran ayaa loo yasaa,boqolkiba mid ayaana sidaas yeesha,waana mid caro iyo ciil qabto ah oo horay loo dilooday. |
Anonymous | Tuesday, September 12, 2000 - 03:42 pm MA JIRAAN NAAGO SOMALI OO LESBIAN AH . HADDI AY JIRAAN MAXAA KEEENEY. |
Soomaliyad | Thursday, September 14, 2000 - 12:27 pm SxbAnonymous, cuqdad baad qabtaa ee cuqdada iska saar. Dhamaan raga soomaaliyeed waxay u haystaan in dumarkii is bedeleen. Waana wax ay iyagu iska dhaadiciyeen. Gabdhuhu is ma'y bedelin ee idinka ayaan ku kolsoonayn naftiina waayo ninku hadii uu isku kalsoonyahay waxyaalahhasi ma arko, so sxb you need self evaluation. Good luck |
Anonymous | Saturday, September 16, 2000 - 09:41 am waxaan u arkaa dumarka soomaliyeed iney isku jiraan qaar,miyiga ka yimid oo magaalooyinka orod ku soo dhaafey iyo kuwa magaalada banaan- keeda degana,labadaa qeybood ayaa ugu liita hablaha,balse kuwa kale waxa ay leeyihiin damiir ay raga la waddaagaan. inbaa xun inbaa fiican,ee yaan dumarka la isku qaadin,waayo eedo meel kasta waa ay joogtaa. faham wacan |