site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaa I jecelaaday nin doqon ah oo na ha ciyaal.

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Sept. 29, 2000): Waxaa I jecelaaday nin doqon ah oo na ha ciyaal.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wareer jecel

Tuesday, September 12, 2000 - 06:13 pm
walaal waan ni salaamay salaan kadib.
waan wareeray jecel taraadeed markaa aan isla haana nin hel waxaan helay qof doqon ah.
waxaa I jecelaaday wiil yar oo dhalanyaro ah 24
oo aan karan waayey inuu yahay doqon sama ciyaal.

wiilkii ayaa is xun i jecelaaday. anigana ma jeceli lakiin waxaan jecelahay in aa nu isla noqon labo qof oo heshiis fiican ah .

markii aan sa fiican u bartayna waan ka helay
waxaan fahmay inuu na aheen doqon balse yahay
yar ciyaal oo u kaliftay ciyaal jecel.
will kii wuxuu wadaba wuxuu i ku dhahay
adiga yaan ku jecelay naag kale nolasheeyda ma qaadan karto oo adiga san aheen.

wuxuu dhahayna waan ku gursanin markii ilaahay yiraahdo.

aniga ayaa mo badan ayee i gu qadatay fikirkii aan u kalay .aniga oo na iskuul dhigto
markii aan u jawaabayna waaanu u saaray xanaaq,caaye,af ladaato,sama waxayaabo badan .
willkii waa xanaaqay,qosol ,shock,iyo superise ayuu isku taray wuxuu dhahay waxaad dhahdiba dhehe lakiin wanahayda ayaa ku taalaa.
malin tiidambe ayuu cararey aanu karan aheen meel uu ka dhacay.
dadka qargood waxay moodaa in uu aheen ninba.
lakii waa qof aadiyo aad u fiican oona af macaan and dabeecada macaan haddii aad bartid waa happy always .
2 year late waan jecelaaday wiil kii aniga oo na baqaya haddii aan gursado inuu nolasheeyda xumaanayso.waxaan sameyaa karan maayo
dadka saxiib nahay iyo reerkeyba wey ila taliyaan
oo dhahaan ka fiirso waxaad samaynaysid ....gabar yahey....
lakiin waan rabaa in aan gursado qofkan
balse sidaan dhahay karanmaayo waxaan sameyaa.
qofkan wuu i dhiman .I reject him
many time .
so I'II take the risk that what i was going to do to give him one more chance.

should I marry him or no??????

dadka oo dhan waxay dhahaan waan type xumahay??????? miyaan dhageystaa?
waxay somalia ku soo maahmaahdaad
labada qof haddu mid doqon yahay kale ayaa toosin.
midka fayoob.
siddii ayaa i haasada.
ilatliya iniga oo i cayney
thanks .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HEBEL

Tuesday, September 12, 2000 - 09:23 pm
KU HADAL HADAL FIICAN AMA AAMUS URTOOY!!! YOU ARE NUSTY AND MEANINGLESS PERSON. I THINK YOU ARE FOOLISH,TOO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OMAR

Wednesday, September 13, 2000 - 06:53 am
Ms wareer-jaceyl,aniga waxaan kugula talinayaa
inaad guursato wiilkaas,waa haddii aad jeceshay...
I believe as long as he knows good from the bad,and fully sane,ma aha inaad ku nacdo waa doqon
waxaa doqon ah qofka aan dantiis aqoonin..if he knows how to take care of his family...why should
you ask advice,honey go for it..and good lucky..
and you know what..every successful man is behind
woman..adiga ayey kugu xiran tahay sidaad u wanaajin lahayd xiriirkaas,and show him the way,and please ignore this fool HEBEL who get no respect..he's just nothing

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, September 13, 2000 - 07:27 am
caajuuse baad tahay ..meel joog!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Luul

Wednesday, September 13, 2000 - 09:22 am
To wareer jecaly

Naga aamus yaray,soo hadal baro horta
kadib imaaw halagu waaniyee,inta ka
horaysa yaanen magacaaga u jeedin ok.

markaa waxsoo qoraysid warka soo koob all right.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Wednesday, September 13, 2000 - 08:33 pm
Waxaa anigu kuma hadlo ee yaa qofka magaca iiga qabta?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

EMINEM

Thursday, September 14, 2000 - 12:12 am
NAYAA WAAD EDEB DARANTAHAY ANIGA WAXAAN UMALEENAYAA IN AAD WALIGAA WAXBA AAD JECLAAN AANEN ADIGA LAGUJECLAANIN WARNASIIB BAAD LEEDAHAY EEWIIL KAAS GURSO DOQONYAHAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABS

Thursday, September 14, 2000 - 12:19 am
NAAYAA WAAD QOOQDAY AAD IYO AAD MAHADAAD WAXAAD KEEN TAY IN AAD RAGA TRAAH DID WAA DOQOMO ADIGOO WALIBA NAAG XUN AH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABS

Thursday, September 14, 2000 - 12:22 am
NAAYAA WAAD QOOQDAY AAD IYO AAD MAHADAAD WAXAAD KEEN TAY IN AAD RAGA TRAAH DID WAA DOQOMO ADIGOO WALIBA NAAG XUN AH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriyaa

Thursday, September 14, 2000 - 03:14 am
abaayo haduu type xun yahay waxba ha guursan inuu kugu xumaadao ayaa laga yaabaa waxaan ku weydiinayaa abaayadiis halkee aad ka joogtaa aduunka??????????
emailkeyga waan ku siinaa si aan xoogaa kugu darsado figradeyda

waryaada ha caanina gabdhu fegred ayee idin weydiisadee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr-troubleboy

Tuesday, September 19, 2000 - 07:21 am
comments to wareer jecel
topic-gaaga iyo waxaad qortay ismalahan ugu horrayn
topic(nin nacas ah ayaa ijeclaaday)
waxaad qortay nacas maahee dadkaa umaleeyo!!!!
yaaaab!!!!!
ma'is tidhi uma qalantid jacaylkaba?????
armaad liidataayoo isna libin haleelaa!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUUFI

Wednesday, September 20, 2000 - 12:00 am
To.MRS.jeceel waa is mahdisay dhaqyahay <kintirka> la,a nimanka aad doqomo ku sheegaysid ayagaa idin gaarsiiyay maxaa dhacay idinkoo kacsanaynin ayeee naagaha aduunka idinka doorteen.markaa leedahay niman soomaaliyeed baa saas ah adiga is fiiri marka hore.aniga naag soomaali maba guursadeen anigoo u jeedo naag<naagnimadeeda>u dhantahay.naaga soomaali hadii aad tihiin maxaa la,idinku haystaa is waydii,ugu horaan.haduuse ku guursado muxuu kaa heleyaa ?naag aanba lagu raaxeesaneenin,waqti ku dhumi,waa doqonimadaad sheegaysid.kafiirso hadalad aad soo qoraysid,daanyeeryaheey futada madoow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mr,jaceyl

Wednesday, September 20, 2000 - 03:11 am
Ms "jaceyl"
xarfaney qoftaan waligeed lama jeclaan, laakin fantancy ay nagu korsuubinee.
ms jaceyl allaha ku fududeeyo nin.

laakin haddi ay jirto nac-nacdada, hasiideyn doqonka, DOQOMADU WAA GUSWAY YIHIINE!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ladan

Wednesday, September 20, 2000 - 03:50 am
Asalaamu caleykum marka hore walaalay
na waxan kugu jawaabi lahaa gabar somaliyed batahay ma isku xishodtid
gabdhi hi rore waxa lagu yaqanay in nag kum bay kobisa kowda ayeey kala baxda marka calafkaga xumato laguma radsado ayaan ku dhihi lahaa.
Wixi ilahay ku qoray waa helaysa ee sugo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ladan

Wednesday, September 20, 2000 - 04:02 am
Asalaamu caleykum marka hore walaalay
na waxan kugu jawaabi lahaa gabar somaliyed batahay ma isku xishodtid
gabdhi hi rore waxa lagu yaqanay in nag kum bay kobisa kowda ayeey kala baxda marka calafkaga xumato laguma radsado ayaan ku dhihi lahaa.
Wixi ilahay ku qoray waa helaysa ee sugo
(wareer jacel)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SALAYBAAN

Thursday, September 21, 2000 - 06:05 am
WAAD SALAMANTIHIIN DHAMAANTIIN
MIDA WAX YAR OOWAANOAH
SOMALIYE HADHUU DHAHO QOR WALBO WAAN HADLAA MAXUMO HADAL HADAA HALEESO WAXFIICAN KU HADAL OO
DAD WEENAHA ANFACAAYO WAXYAALAHA QAARKOOD WAA
DABAALNIMO SIDA NIGA UGU HOREEYA OO KU QORAN CIWAANKA WAA DABAAL WAAYO DAKA AYUU WAX XUN
UHOSEEDAAYAA INTUU KACALIN LAHAA WIXII XUN
JIDKA FIICN AYAA LOO HORSEEDAA ABAA
WAXAAN WAA IKA WAANO IYO BA RAARUJIN ABAA
ASALAMA CALAYKUM WARAXBATULAHI WABARAKAATU

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriyaaaa

Tuesday, September 26, 2000 - 04:15 am
wiilasha xanaaqay waxaan idiin weydiinayaa hadii ay fegrardeyda ay sheegaday maxaad ugu xanaaqeesaan,???????????????????

war heedhe somalida nimankooda kuwa dabaaliin ayaa ka
buuxo ee waxba dharka ha iska fiiqina
aniga xataa midkoo aan arkee!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, September 29, 2000 - 01:01 pm
marka hore waad salaaman tihiin
waxaan kasoo hor jeedaa wiilsha sida xun u hadley inta badan wey u hadleen ilaa Nin la yiraahdo Suleymaan oo aad u mahadsan
iyo gabdhah qaarkood labo iyo hal mooyee.
teeda kale hadii aad difaaceysid rag oo dhan waa talo xumo doqonka ay gabdha sheegeysid baad tahay sababtoo ah raga waxaa ku jira (cali dhareero iyo Muuse suudi yalaxow oo •••••••• soomaali ah oo wixiisa doqonimo dhaaftey gabadha waxay ku weydiisey talo bixin oo kuma weydiisan
teeda kale waxaad tihiin niman aan waxa isku heyn.
waxaan u jawaabayaa midka yiri gabdhah soomaaliyeed ma'rabi waxaan ku sugayaa adoo aydhis qaba.
Waslaamu caley kum waraxmatulaahi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, September 29, 2000 - 01:05 pm
Magaceyga waa Maxamed Deeq

xamardaye

Friday, September 29, 2000 - 08:42 pm
Wareer jaceel.

inuusan DOQON ahayn adigaaba sheegay, laakiin si ciyaal nimo ah uu u dhaqmo talo waxaan kugu darsanayaa, inanka KORIS ayuu u baahan yahay ee korso, guurso, isagaa ku anfici doonee,ileen waa nin yar oo CIIDAMINTA,ayuu ku wanaagsan yahaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr-troubleboy

Wednesday, October 04, 2000 - 01:33 am
comments to shugriyaa
runtii cidina ma xanaaqin huunno e qofkastaaba wuu yaaban yahay umana malaynaayo qofkaasoo kale oo dhinac laga hadlaba aqoon in ay cidiba jeclaanayso maxaa la jeclaadaa anakoo arkayn aan yaabanahaye malaa way ismood siisay in yar jeclaaday ama way ku yar riyootay lol.
maxamed deeq
yaakhay adi sida xun yaa u hadlay?
kolkii hore hadaa magacaaga qarisay xaad gadaal uga sheegtay badow yahoow.....
ar soo maalidaan way iga yaab sadeen..ana runta aan ka leexan la'ahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriyaa

Thursday, October 05, 2000 - 11:44 am
dr troubleboy,thnx u first
dont u see anything bro,iney isku shubeen biyo

are u in USA horta bro?????????!!!!!1

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tilburg

Thursday, October 05, 2000 - 11:55 am
hahahahah waa igaqoslisey naagtaan waligeey ma maqlin qoftaan oo kale adiga laftirkaaga aan caadi aheen maxaa yeeleyna hadalkaaga waa kulabo labodeyna ee mardanbe ha iskuhadlin goobtana waxaas oo kale hala imaan ragana waxa ha u dhimin adigoo kele kuma jacladeena naagihiina adigaaba ceebeyeye wajigaa kafiiqdeye manuurto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DR-TROUBLEBOY

Sunday, October 08, 2000 - 12:53 pm
COMMENTS TO SHUGRIYAA
YES I'M IN THE UNITED STATES OF AMERICA,WHY?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr-troubleboy

Saturday, October 14, 2000 - 05:38 am
comments to shugriyaaaaaaa
haye sidaas oo kale maa anna i rabtaa inaad tidhaahdo doqonkoo aa ijeclaaday.lol.
dhowr sano iyo shiibaa
ka dhawr saday haweenkoo
jacayl kooda dhumiyoon
dhaqashada ka doortee.
uma dhiganin caashaqa
inaan soo dhoweeyee,
shugriyeey dhibaatada
idinkaa abuuree..lol.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.