site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

T.o.people

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Sept. 29, 2000): T.o.people
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, September 17, 2000 - 12:44 am
Waa maxay macnaha OW'GUURIYO xageese orriginkeedu kasoojeedaa luuqada soomaaliga erayo badan oo aan afkeena aheyn ayaa kujiree

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Sunday, September 17, 2000 - 07:18 pm
Aw Guuriyo wuxuu ahaa oday sheekha oo dadka isu guuriya muddo hadda laga joogo 200 sanno. MArkaas ayaa odhaahda magaciisa ay la simantay munaasabad farxad iyo barako oo markaa magaciisa la xuso markii farxadi timaado.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Monday, September 18, 2000 - 11:10 am
,,,,Aw Guuriyoooow!!!!!!!! waan ka helay!!!200 sanadood ka hor,,,,lol Xoogsade

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.