site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MEN WHO CANNOT STAND THEIR MOTHER -IN-LAWS:

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): MEN WHO CANNOT STAND THEIR MOTHER -IN-LAWS:
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hayat

Unrecorded Date
The MEN of today are always whinning about their mother-in-laws. Can we know why???????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DR_RUN_SHEEG

Unrecorded Date
GET A LIFE HAYAT.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
On your pike run-ma-sheege.LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gabadh

Unrecorded Date
Hayaat dhinacaa kalee baa daran, ee hablahaa ah ayaa sodohdoodaa u daran ee most of them don't get along. laakin wali ma arag nin sodohdiisaa ka sheeganayaa in my life.. 24 sanaa aduunkaa joogaa ye lol....:-) hadii uu mawduucu ahaan lahaa sidaa kalee, I have a lot to say, waayo waa waxaan arkay sidaa badan,hadasee waxaan arkin ka ma hadli karo... till then later...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HANI

Unrecorded Date
TO GABADH,

WAX BADAB BAA KUU DHIMAN INAAD ARAGTO.
WAA LAHAYAA NIN SODOHDIISA KA SHEEGTAY, NOT ONLY THAT BUT UULA CAYTAMAY SIDII DHOOCIL LA FACAYTAMEYSA, THE REASON IS INUU AHAA WAX MATARE
AAN AQOON DANTIISA IYO TAN CARUURUTIISA & XAASKIISA, KUNA DAGAALAMEY SIDEE BAA XUMAANTEYDA
LOO ARKI KARAA AMA LOO SHEEGI KARAA,,,,,,

BAL KA WARAN TAA.......GABADH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gabadh

Unrecorded Date
hello hani:

ma lihi waxaad sheegtay ma jirtoo ee waanan arag waligay, hadase nin sodohdiisa la caytamayo, meeday tii u dhexeeysay uu qabay sidee u fiirsan nin hooyadeed caayayaa. Nin heerkaas gaarsiisan waxaan hubaa in uu yahay mid wax iskuma tara ah ee xishood iyo xikmad midnaa ku harin. intaa ka badan wuxuu mudan yahay in iridaa laga saaro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HANI

Unrecorded Date
TO GABAHD,

MAALIN WANAAGSAN,

WALAAL WAA LAGA SAARAY MAHEE, DAAQADA LAGA TUURAY,
GABADHA & ISLAANTABA CAYRSI AY CEYRSANAYEEN BUU ALBAABKA INTA HALEELI WAAYEY SIDII CALAL DHAMAATEY DAAQADA LAGA TUURAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FoxY_Brown

Unrecorded Date



IF THE MEN LOVES HIS WIFE AND HE MUST ECCEPT THE LOW OF HER MOTHER,
BUT I'M SUGGESTING YA 'DON'T EVER LIVE WITH HER FAMILY IN SAME HOUSE BECAUSE IT'S TOO TROUBLE OR HIS FAMILY HOUSE, LIVE WHERE YOU CAN GET YOUR OWN PRIVATE LIFE TOGETHER..

Peace Out...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AnonX

Unrecorded Date
Waxaan maqlay nin masaari ah ayaa his mother-in-lwaw dabaq dheer damcay inuu kasoo tuuro. Dadkii dhulka taagnaa ayaa waxay u dhigeen go'yaal ay dhinacyada hayaan si hadday soo dhacdo aanay wax u gaarin.

Ninkii ayaa dadkii ku yiri mataqaan qoftan aan soo tuurayo waa idinka go'a u dhigayee? Waxay ku jawaabeen maya. Kadib wuxuu u heegay inay sodogi tahay. Kadibna dadkii meeshii ayey u baneeyeen. waa sheeko runiyo been waaye midna ma oran karo.

Su'aashu waxay tahay have you ever seen anyone who is very happy with being with his in-laws? My answer is NO, I never heard of anyone who is proud of his in-laws! Too much interference:-)

Ninka la caytamay sodohi aad ayuu u xunyahay laakiin sodohana waa khaldantahay haday la caytanto nin gabadheeda qaba. Waa laba qof oo waaweyn sidaa daraadeed maaha in loo kala eexdo. Qof caytamaa waxbaa u dhiman. Hooyadaa hadday ninkaada si gardaro ah u caydo ka dheeroow faa'iido masoo wadee.

Tan kale oo ah mar walba waaridkaa saxan mid soconaysa maahan waaridka gardaran waa in latuso khaladkiisa!

Ilaahay aan ka magan galay inaan la xidido duqooshin wax caynaaya! Ceeb badanaa!

Anon, the X.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Nobody likes in-laws laakin waa la dulqaataa.
Soomali waxay ku maahmaahdaa ninkaad jeceshahay
eygiisana waa la jeclaadaa.
Once you are married stay away from them no matter what you do you'll always be guilty of something. Don't belive at that charmig smile or those good word when your husband/wife is there.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaabane

Unrecorded Date
War dadoow ma aniga ayaan wax ogayn mise niman soddohdood iska dhaafe tii u dhaxdey waxay tahay iyo waxay ahaynba ku sheega ayaa jirijirey???
Waxay ila tahay dadkii qurbaha ayaa wax u dhimay mise dhaqanka dadka gobollada qaarkood ayaa sidaas ah oo wax ay cafinaayan ayaa iska yar.
Labo wax yaaboodba waan la yaabey midi waa inta uu u soo hoydo ayuu nin sharaf leh isaga dhigaaya oo naageysanaa, midda kale ilka ha ka daataane sidee cawradiisa uga sheekeeya??????????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TROUBLEGIRL

Unrecorded Date
HAYAT....

If they can't STAND their MOTHER-IN LAWS... I think they should SIT them.

PEACE

TROUBLEGIRL<Just a stupid suggestion for a stupid question>

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.