site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

NAAG LABAAD AAN RABAA

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Sept. 29, 2000): NAAG LABAAD AAN RABAA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gabar-raadis

Wednesday, September 20, 2000 - 04:33 am
ANIGA WAXAAN AHAY NIN XAASLE AH OO DEGAN DALKA INGRIISKA, MARKA WAXAAN RABAA IN AAN GUURSADO NAAG LABAAD, WAXAAN RABI LAHAA IN AAAN OGAADO HADII EE JIRTO GABAR FIICAN OO DIINTEEDA KU DHEGAN OONA RABTO IN AAN LA GUURSADO NAAGTAYDA.
MARKA HORE ANIGA WAXAAN JIRAA 26 SANO, WAANA SHAQEESTAA.
WAXA IGU KALIFAY IN AAN RABO IN AAN GUURSADO WAA..IGUMA FILNA HAL NAAG...
GABDHOOY IDIN MEEYEY..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Luul

Wednesday, September 20, 2000 - 01:00 pm
Saaxiib ha iga qosline iga daa,
ku wii iskaabulada ahaa baaba
boos loo la yahee koo naag jiidaya
xagee lageenaa,bal ila soo socodsii
hadaa naag hesho adoon takale furin,lol.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

scorned wife

Wednesday, September 20, 2000 - 01:22 pm
this has got to be saturday night live.cuz its not funny.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Wednesday, September 20, 2000 - 07:26 pm
Tii horena maxaa ku sameenee?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ok

Thursday, September 21, 2000 - 05:02 am
asalaamu caalykum

helbel ilaahay waxuu u baneeyay afarokeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeej

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Thursday, September 21, 2000 - 06:10 pm
afaroooooooooooooooooooooj?????
.
.
.
What the hell was that?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guur-doon

Thursday, September 21, 2000 - 09:59 pm
waa ku mahadsantihiin ra'yiga ama eeda aad isaarteen. Marka hore ma ka tagaayi gabadheeyda, ee sheekadu waxay taagan tahay naag keliya iguma filna. Ilaahna afar buu ibaneeyay hadaan awoodo.
Luuleey adigu naftaada iska waran, ma meeleesantahay mise??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Luul

Friday, September 22, 2000 - 11:10 am
To Guur doon

Hadaaba adoo xaaslaa fareejada xageyga
usoo shidatay miyaa sxb,walee waa ii
dhamaatay waa inaan meesha ka guursadaa,
intaanan kanoo kale ku dhicin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

olol

Tuesday, October 10, 2000 - 01:50 pm
walaalayaal waadkumahadsantihiin ra'yiga aad isdhaafsateen nin kaas waa nin wanaagsan madama uu bareerihiisa cadeestay oo usan gabdhaha somaliyeed been usheegin ee tii saas wax kula qabaneysaa hakula qabato tii kalana meesheeda hajoogto oo yesan kaqasin afkaartiisa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RICHGIRL

Saturday, October 21, 2000 - 06:55 pm
Nimanka kuligood talo maxaa Mayiikoolayaal ka dhigay? Hal naag ka badan see la yeelaa anaga yaab aan aragnaye?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Libaax

Sunday, October 22, 2000 - 11:12 am
Salaan,

Sxb guur doon waad iga qoslisay sxb ...

Waxa la yidhi baribaa libaax gaajaysani daanyeer arkay..daanyeerku waa ka dabada cas/guduudan. Intu libaaxi eegay ayuu cadho-qoslay aw yidhi.. ragina intu hilibkii ka batay ayay dabada iska saareen..ragina waabay la'yihiinba gabgiisaba..lol

Richgirl..meeshan waa lays boobayaaye..adigu maxaad haysaa????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caad

Tuesday, October 24, 2000 - 11:51 am
In ninka uu guursado laba naag maxaa ku jiro. Ninka inta uu xaaraan gali lahaa ayuu si xalaal ah wax ku raadsanaayaa. Maxaad rabtaan sida reer gabeed ka inteey dhahaan hal naag baa laguursadaa ee hadano girlfriend leyihiin ame eey date gareeyaan other girls. Ninka kuma filnaan karto halnaag. waa un laba mid in uu xaaraan galo ame waan in uu guursadaa eedinka mid soo galo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriyaaa

Wednesday, November 01, 2000 - 04:14 am
naag labaad aan rabaa
ar ahooy mahee aheesna naag

maad ku socotid gabar labaad aan rabaa,mise ma taqaanid polite nimada erayado loo isticmaalo saaxiiboow

walalakiis hadeey ilmaha kugu badaan xagee kala keenee hee maadaama aad joogtid wadan gaalo ahi

mise sheegadaada maba kaa aha ilmo keliyaa..lol

ar nimankii qaboowkii ayaa ka badee yaa u muslim ahi
anigaa talo kuu sheegaayo taada ku egoow oo wadanka qaboowka badani ka guur markaas


wey kugu filnaaneesaayee


to Richgirl

lol saan u qoslaayey aaba kursiga ka dhacay saaxiibeey

to luul

wiilkaa wax la qabo saaxiibeey

to hebel

...............lol%

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

asli

Sunday, November 26, 2000 - 06:08 pm
ku: Gabdhaha meshan ku soo jawaabayow wiilka run buu idiin sheegaye, ee wiilka wax la qabta
mahadsanadiin.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.