site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Aqoon korodhsi

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Sept. 29, 2000): Aqoon korodhsi
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, September 20, 2000 - 07:22 am
Walaalayaal waad salaamantihiin
Salaankadib walaalayaal waxaan kunoolahay wadan aan ingriiska lagagahadlin luuqada ingiriiskana waanbartaa markasta oo aan akhriyayo kaftanada cajiibka ah eedkusooqortaan somaliforumsta waxaajira erayo aanan fahmin marka lasoogaabiyo erayadaasna waxaa kamid ah:
.
lol
.
cuz
.
dumb
.
markaa walaalayaal macnohooda iisoo sheega

mahadsanidin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muna

Wednesday, September 20, 2000 - 08:52 am
Walaal aniga saanbaan u fahmay.

lol raaxayso,ama hakuu macaato,ciyaar iyo kaftan.

cuz,because,lasoo gaabiyey waaye,sababtoo ah weeye macnahu.

dumb,dabaal,doqon,qofkii war kadhimanyihiin.


hadana waa walaashaa Muna oo kuleh lol.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, September 20, 2000 - 09:19 am
lol= laughing out load, aad ayaan u qoslayaa ayey la micno tahay walaal , inta kalena wey sida ey Muna sheegtey

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.