faysal | Friday, September 22, 2000 - 03:52 am faysal waxaan rabaa gabar soomaaliyeed ee kulu! waa inay ahaato gabar cuntamaysa oo sidaan leh 2000,4000,6000 korna kabadaran. jawaab deg deg ah |
shugriyaaa | Friday, September 22, 2000 - 04:35 am you are too crazyy man waxaa fiican mid kibrid kugu shido!!!!!!!!!!! |
Luul | Friday, September 22, 2000 - 10:48 am To faysal Maxaa ka wadaa 2000,4000, 6000? Walaal ii soo sheeg waxaad uga jeedo numberadan. |
faysal | Thursday, September 28, 2000 - 04:08 am faysal luul ala niyada ha iga sooridin ma adigaa eh tii aan rabay. |
ay-ooto | Thursday, September 28, 2000 - 09:32 am Ani ayaantaan influenza xun aa ee heeso. Feebro 140. korkey kulaal!! |
Anonymous | Monday, October 02, 2000 - 11:40 am Salam bro I will like to know why do like these kind of girls. and if you find someone what is the big deal about having a temp or not. |
hebel | Tuesday, October 03, 2000 - 05:47 am Wuxuu faysal ka wadaa gabar kulul "inay sariirta ku kulushahay oo aysan iska hurdeynin and xaanjo ruugeynin nabarkii la is bac-dhawaayo" to Luul: 2000, 4000 waxaa laga wadaa in la xisaabiyo meeqa jeeraa bac-dhawooga la sameena habeen walbo!! waxaan u maleenaa inaad fahamti |
xamardaye | Tuesday, October 03, 2000 - 07:05 am Luul, 2000.4000 waxa loola jeedo aan kuu sheego, inanku qaboow xun ayaa hayo oo wuxuu dhex yaalaa -2000,-4000 sidaas darteed wuxuu u baahan yahay qof kululeeyo kuleel +2000,+4000,kuleelkaas inanti lehna marka ay soconeeyso ayaa laga gartaa, oo si equal ah ayeey u ruxdaa,miyaad garatay?mise ? hebel, 1000-2000 leen arki jirnaye, ma barwaaqada orange juice ka ayaa gaarsiisay 2000-4000 ??????? Faysal, wuxuu ku talo galay in BUSTE iyo heater ba uu ka maarmo. |
olol | Tuesday, October 10, 2000 - 02:22 pm war anagaa baasto ku quraacanay war feysal meel xun ayee kaa talaa ee luqa ayaa mid taagantahay ee ku qabo |
KODOWA1 | Friday, December 15, 2000 - 06:55 am NAYA IF NEED A HOT MAN THAT CAN MAKE YOU SREAM I'M THE ONE AND THE ONLY ONE THERE IS (LUUL) |
holac | Thursday, February 15, 2001 - 02:26 am warayada cayda iska daaya waxa tihiin wiilal iyo gabdo qooqan |