ISMA LURTO | Unrecorded Date SALAAMAN DHAMAANTIIN, WHAT ARE THEY EXPECTING FROM WOMEN ? TO OBEY THEM? TO LISTEN THEM? WHATEVER THEY HAVE TO SAY? TO BEHAVE LIKE THEY WANT? OR SHOULD WOMEN BEHAVE LIKE ARAWEELO SAID : DUMAROW DIIDA WAXAY RAGGA DOONAYAAN , DOONA WAXAY RAGGA DIIDAYAAN!!!! AQRISTOW SIDEE KUULA MUUQATAA ARINTAN? KA RAALI NOQDA WIXII QALAD AH!!!!!!!! |
ABKEEY DOOLLI DILOOW | Unrecorded Date horta isma lurtooy janadda waxaa lagu sheegay gabar la yiraahdo " RAALIYO "micnihii naagta ninkeeda maqasha ...and remember one thing a man it is very difficult to love a woman who don't respect him or don't listen him.......so you better try to be RAALIYO NABAD BADAN |
Mahad | Unrecorded Date i like tall slim unsircumcised well-educated sexy Somali girl,warkana maqleysa oo salaadana tukata,raalina ka ah in gabdho kale lala guursado. thats all i expect from my future woman. Teeydaan ka hadlay ! |
Ciir | Unrecorded Date Salaamu Calaykum To: Mahad Waar gudniin ka sheekee laguma odhana hadaad midaan gudneen rabtid dee sug waayo hablaha guurdoonka ah iminka way wada gudan yihiin. Dee marka kuwa aan weli la gudin ee yaryar iska sug intay ka korayaan walaal. Mida kala waa maxay gabdho kale lala guursado? Walaal adoo mid raaliya helaya kuwa kale maxad ku fale maad iimaan satid miduun? Amaano allah iyo amaano rasuul |
AMRAN M. | Unrecorded Date Asalaamu******Caleykum to my point of view man should expect from me what I expect from him such as: respect.......reliable obedience.....objective love..........loyal praise........prodigy and more and more...... and some people get wrong idea fro RAALIYO I mean some guys believe that if they kick insult and disrespect their wife and she doesnt even say hey!!! this is wrong some guys believe that is the real raaliyo lady.....which is not true but gabadhana ma aha iney wiilka oo wanaajinaayo xumeyso qiil uma noqoneyso taasna iyada. gabdhoow raaliyonimo jano waalagu galaa been maaha Dooli Diloow::: your're right about your idea but when you said it is hard for man to love a woman that doesnt respect him how about the ladies bro? is it easy for us to love a man that doesn't respect us......? hope no!!! Wixii Qalad Cafis yaah byeee akhiyaarta |
KAMEEL | Unrecorded Date I THINK BOTH SIDES SHOULDN'T EXPECT ANYTHING. THERE SHOULD BE MUTUAL RESPECT FROM BOTH PARTIES. |
FoXy_Brown | Unrecorded Date If they LOVE each other they can live together happy and undrestanding... |
Aniso C | Unrecorded Date To Isma lurto: Abaa ninka iyo naagtaba ilaaheey waxuu faray in labada qofood oo isqaba aay isu turaan oo isu naxariistaan. Wiilasha soomalida badanaa waxay aaminsan yahiin naag hadaad qabtid inaad mid laguursan gartid waxaad naag kale guursan kartaa markeey midaad qabtid kuu fasaxdo ooy raali kaaga tahay kaliya. Walaal Nabigeena (scw) waxuu yiri hadii aduunka uu qof qof kale u sujuudi lahaa waxaan haweenka fari lahaa ineey ninka qaba u sujuudaan marka walaal ilaaheey anaka iyo nibanka isku xaq nama uusan saarin anakaana mar walba nanaga rabaa inaan dhaga fududaana hadaadan ka helina ninka inta uu asaga ilaaheey faray maxaa la isugu wareeri carada ilaaheey halakalo aado. |
DR_RUN_SHEEG | Unrecorded Date ISMA LURTO MAGACAA IDILAY????????????????????? WE ARE EXPECTING NICE, WARM AND CLEAN BED FROM THE LADIES. TILL LATER ON MY BIKE |
Abkeey doolli diloow | Unrecorded Date hi all!! AMRAN...yes ..waxaan ka wadaa nin ahaan wuxuu naagta ka doonayo ..ee meesha lama weydiin waxay naaguhu nimanka ka doonayaan..is qaddarintu waa labada dhinac (who is gonna be slave!!) but as a man we realy expect more respect..!! i qabta |
AMRAN M. | Unrecorded Date Asalaamu*******Caleykum Dhamaantiin Salaan Kadib Dooliyoos are you telling me that you as guys need more respect than us....????????????????? how....?when......?and what is the proof that you have..which says guys deserve more respect than guys????????????? byeeee |
Mr Nice. | Unrecorded Date To All Somali Woman: These are what we expect from you: 1-Baarinimo 2-daacadnimo 3-gaarinimo 4-Hawl-karnimo 5-Xilkasnimo 6-Sariirtana ha ilaawin waa very important. till later on my ?????? |
Abkeey doolli dilow | Unrecorded Date hahahaha!! amran waad ila daba gashaye!!!! qaddarintu waa labada dhinac,oo waliba loo siman yahay...!!intaa inaad igu raacsantahay baan filayaa...bal tana ka warran..naagaha japanese ka ayaa la yiraahdaa waa kuwa ugu raaliyeysan adduunka ,waayo waxay aamminsan yihiin in ninku u baahnan yahay daryeel iyo jacayl gaar ah la siiyo maadaama raggu sideedaba iska tabar daran yahay..!! they need more love ,more respect !!! bartaa ha i dhaafin |
AMRAN M. | Unrecorded Date Asalaamu*******Caleykum hahahaha!!Dooliyoos kulama daba galine, waan kaa daba qaatey!!!!!!....lol.((*_*)). haye hee wax kalaanba kudhihi lahaaye waa kaa qaleeyey adiga iyo alaabta laga soo wariyey Japanese World!!!!!!!....lol...lol ha idiin macaanaato bartaa bareega ku qabo beriga. |
Mr Nice. | Unrecorded Date To Dooliyoos: War dooliyoow gabadha maad ii deysid?gabadhiiba waad igala baxdaye.just joke. To amran; waalagu salaamay amraneey beryahan xagaad ka dhacday? labo shaqo maad isku tumaysay?suaal aan ku waydiiyayna iigamaad soo jawaabin,what is up with that? |
AMRAN M. | Unrecorded Date Asalaamu********Caleykum Dhamaantiin Salaan Kadib Mr. Nice walaalkeey marka hore salaan tan xigta aboowe waxaan ku mashquulsanaa iskuulkii oo laxiraayey iyo imtixaano diyaaris lamo shaqo aaaa..? tabarteey ma aha hee hashii aaba qaati laga taaganyehee....lol....lol walaalkiis waan kaxumahay in aanan su aashaada aragba xageed igu waydiisey maxayse eheed adoo kun jeer raali iga ah. nabadeeey dhamaantiin |
DRmacane | Unrecorded Date dr:macane to all of you asaalama aleykum if i tell you my idea is these,specialy the men after the women recpect you as a man of the house you should not abuse or over use other wise the love will disapear so you have to respect each other as a family ( WE ARE FAMILY ) thanx all of you |
Mr Nice. | Unrecorded Date To Amran: Waa gartay abaayadiis. Suaashiina waan ilaaway markaan soo xasuusto ayaan kula soo socod siinayaa.Intaa iyo kulanti danbe oo xiiso leh. |
FAYNUUS | Unrecorded Date SALAAN DHAAN NINKA WAXA AAD DOONAYSO AYAA LOO TUSAA IN UU ISAGA DOONAYO, HOOSHA WAA DHAMAATAY. MR NICE isku roonidaa walaal intaas dhan maa rabtaa duqa dooribiin ween aa u bahantahay ee alaha kula garab galo. |
Mr Nice. | Unrecorded Date To Faynuus: Gacalka ma u malaynayo mid intaas leh inaan helaayo bal ii soo ducee...lol |
Gaafka | Unrecorded Date asalaam clkm dhamantiin To Abkeey dooli dilow & Mr Nice Maxaaan idiin siiyaaaa, oo idiinku abaalmariyaaaa? Runtii waxaad sheegteen waxaaan rabno rageena, laakin su'aasha waxey tahey xaggee laga helaa dumar saas u fiican? Abaaaaa kuwaas qayaama leen ka rajeeneenaaaa Xuuuuuuuralceeenta mise .......? To Anisa abaayo macaan haddii lagu qabo ninkaaga waa ka maseersanahey? because he has a nice wife!!!!!!!!! To Isma lurto Abaayo macaanta nafta dhib yaaqee !!!! isma lurta nimadaaan iska dhaaaf.just joke walaashey. Mr Gaafka. |
Suhayla | Unrecorded Date To Mr. Nice: your list is long and exhausting what are you willing to provide for the "lucky" girl who has to fulfill that demanding list? |
Mr Nice. | Unrecorded Date To Suhayla: Maxaan kaloo dhihi karaa Iam willing to provide LOVE,RESPECT,TRUST masii wadaa? |
Suhayla | Unrecorded Date To Mr. Nice: You are smooth bro I must say. God luck for your search. |
Mr Nice. | Unrecorded Date To Suhayla: Armay adi noqotaa taas...lol thanks sis. |
Aniso C | Unrecorded Date To Gaafka: Waa mahad santahay walaalkiis laakiin la ima qabo. To Mr nice: Walaalkiis noocaad sheegeysid waa buuxaane ee si fiican u raadi. |
Hinda | Unrecorded Date These men are full of it. They are asking for all these qualities, Do you guys have these Qualities too?? I do not think so. Hinda |
Anon69 | Unrecorded Date Hinda: I think suhayla, posed the same question, my fellow brothers are dreamers, on one hand they want the lady to fulfill certain laundry list conconed by fantasy invested & ego dreanched mind of a male, while on the other hand, he practises a conduct that would put to shame the madames in the red light district ..... oh lord where is accountability ?????....lol peace |
Asad | Unrecorded Date Hi, Interesting..!! show me the...? and, I show you the...? |
DR_RUN_SHEEG | Unrecorded Date ANISO C, HINDA, SUHAYLA IYO ANON69 MAY BE YOU ARE LOOKING FOR GUYS WITH SIMPLE DEMANDS LIKE ME: NICE WARM CLEAN BED ............. THAT IS ALL I REQUIRE. @@@@@@@@@@LOL LOLLOL HAHAHAHAHAHAHA ALLOW YEEYSAN HABLEHEENU IDILIN TILL LATER ON MY BIKE |
Anon69 | Unrecorded Date Dr_Run_Sheeg: Careful now, Anon69 is a full blooded Male who is also seeking for Nice Warn Clean Bed.....LOL |
Suhayla | Unrecorded Date To Dr_Run_Sheeg: You are asking for trouble! Watch it you will get in to trouble. I'd like to know you about: I thought you were atheletic, why are you afraid of all the "demands of 50/50 relationships"? Know that you can't dally with all. Until we meet again. |
Alex | Unrecorded Date Alex will go for any place as long as we are in bed and doing it. |
Suhayla | Unrecorded Date To Alex,Anon69, and Dr_Run_Sheeg: Shame on you! is that all you think about? I thought we were mature and respectable adults. |
Alex | Unrecorded Date I’m sorry sister suheyla it’s the Washington heat that got into me. NO that is all I think of. I think of companionship and a good conversation. |
Anon69 | Unrecorded Date Suhayla: Sorry sis, didn't mean to offend any of the Sistah, just an ill placed innocent banter. peace |
Dr_run_sheeg | Unrecorded Date suhayla first we must be allowed to joke sometimes, cuase we cannot be serious all the time. secondly i am athlatic, but asking me to do 50/50 is testing my athlatism to the limit and i am not prepared for it. and yes i am a mature man. pse dont tell me u r looking for 50/50 man, they are rubbish. to.anon69 sorry brother, i realised too late, my apology. till later on my bike |
Anon69 | Unrecorded Date Dr_Run_Sheeg: Glad I don't have to impound your bike for defamation of character, don't wanna deny you the chance to give Suban a ride round the Block .....LOL Take care. p.s. Sometimes it's good to be naughty to break the cycle of seriousness so long as it's not at the expense of any body and in good taste. |
Suhayla | Unrecorded Date To Dr_Run_Sheeg: You guys are allowed to be little naughty but don't mention names.O.K. Since you are not flexible enough to all the inevitable changes in the relationship equation then I advice to search in our sweet Somalia - you may get lucky in persuading someone to for go this rule you hate so much. |
Suhayla | Unrecorded Date To Anon69: Do mention it bro. |
DR_RUN_SHEEG | Unrecorded Date SUHAYLA OK SIS NO MORE NAMES. BUT TELL ME WHO WOULD GUARANTEE THEY WILL NOT CHANGE THEIR SPOTS ONCE THEY TASTE THE WESTERN "FREEDOM" AND DEMAND THE BLOODY 50/50. NO HARD FEELING SISTERS. TILL LATER ON MY BIKE |
Mr Nice. | Unrecorded Date To Dr Run-sheeg: Last time aan ku arkay sawdigii caloosha la rafaadsanaa goormaad athlatic noqotay...lol just joke. To Aniso C: Qofyahay saan kuwaas u raadinaayay indhihii aa igu dhacay. |
Suhayla | Unrecorded Date To Dr_Run_Sheeg: No body!!! that is risk you have to take since you gave up on the so called "westren ladies" |
Kenya | Unrecorded Date naag aan kenya soo marin, aan lacagta loogka lagu yeelan, oo aan markii ay askartu kaxaysato dhihin, Ilaaheey ayaa i badbaadshay, ay guday habar indhala, oo aay kintirka qaar iloowday, aan caasi aheyn ( Habarteedna aan warka maqlin)oo aan yurub ku korin hal meelna waxka galaan |
Aniso C | Unrecorded Date To Dr run sheeg: Walaalkiis hana caayin anaku kamid maa hin kuwa nibanka xag xagtee laakiin kuwaas oo kale hadaad raadineysid waa ku haynaaye nasoo ogeysii. To Mr nice: Aboowe macaan dhibaatadaada waxaa waaye hal meel kaliya ayaad ka raadineysaa ee meelaha kalena ka raadi. |
Miskiin | Unrecorded Date asalaamu caleekum the men only expect from the women to perform the right that alllah has obligated on for them and to demand their right which allah provided for the women on the men. |
Bashi | Unrecorded Date Bashi. To: Isma lurto. Waa ku salaamay abaayadiis,marka labaad hadalkaa sheegayso aniga waxa uu ila yahay,50%, taa waxaan kala jeedaa hadii aad tiraahdo dumarow ragu waxay doonayaan diida,waxay diidayaaana doona, waxaa imaanaysa ladii qof inay is fahmi waayaan. Mase run kama ahanoo waad ciyaaraysaa?. Labada qof waxaa wanaagsan inay is xushmeeyaan,iskuna naxariistaa,si maalinta ka danbaysa qiimaha nolasha ugu macaato jacaylkooduna u sii kordho. Waayo taa hadii dhacdo ma imaanayso baahi ay lada qof qof kale u baahdaan, nolashoodana waxay ku qaadanayaan dhib la,aan. Ninkuna waxa uu naag kale u raadiyaa aniga sheqsi ahaan iima muuqato. Waad mahadsan tihiin(YoU PEOPLE I LOVE You) Somalida. |
Sugule | Unrecorded Date Anigu waligay ma arag gabar soomaliyeed oo raaliya naqota sababtoo ah waxa keenaya waa gudniinka fircooniga ay u gudan yihiin gabdhaha soomaliyeed oo dhan |
Qaalid | Unrecorded Date To:Dumarka Soomaliyeed Run ahaantii,waxa ninku uu ka rajeeyo xaaskiisa waxaa ugu muhiimsan:- 1)Inay tahay mid tukata raaliya ah aan areebo ahayn,oo nafteeda iyo gurigeeda nadiifisa, 2)aan qaylo badnayn,aynu ku jirin ma anaa la i gumaysanaayaa iwm, intaas naagtii la ga helo way gaartay danaheedii aduun iyo aaqiro. waad mahadsantihiin bye qaalid |
Playerhater | Unrecorded Date yo all there is only one thing will bring the respect. love and everything else is the good pasion nights. If the couple's bed is making noise when u sit on it or touch it then they have got it all. |
Anonymous | Unrecorded Date hahahaa playa hater you got it yo' |
SiHam | Unrecorded Date To Dr_run_Sheeg: How can u demand a warm and clean bed when you're still riding your little Bike??? Hmmmm peace! |
dr_run_sheeg | Unrecorded Date siham i am on gaari gacan now, how do you like it. |
SiHaM | Unrecorded Date Dr_Run_Sheeg: It is even worse...Poor soul! Later |
CARFAAYE | Unrecorded Date TO-ISMALURTO & WIXII KU IDEA AH WAAD SALAAMATIHIIN DHAMAAN ((HA LOO FUDUDEEYO GABDHAHA WAA QARNIGII 21AAD)) WAR MEESHAAN TII XUMEYD AYAA KA DHACDEY OO SI FIICAN AYAA LEYSKUGU TAANATAANEEYEY, MARYOOLEEY WAXEY KU MAAHMAAHDAA HADAAN LAKALA ROONAAN ROOB MADA'O. WAR WAXEEY KALOO SOOMAALI TIRI NAAGTU WAA UL QALOOCDA, HADAAD TOOSI MAAGTANA WAY JABEE, EE WAXEEY RABTAA IN TARTIIB LOO TOOSIYO ILAA IYO XAD. TEEDA KALE GABDHAHA AAD AYAAD UGA YAABISEEN WAXYAALO AAD U BADAN AYAAD ISKU DABATIXDEEN,GABADH WAXYAALAHAAN SOO SHEEGNOO DHAN LAGA HELAAYO MA JIRTO "HADAAN SHAQEYSATO WAXEY NOOGA HOREYSAA AAKHIRO". NAAGTU SOO IBNA'AADEN MA'AHEN MA MALAA'IGAA. AAN U SOO JEESTO ISMA-LURTO WARKAAS BADAN ISKA DHAAFEE EE ISJILCIYOO EE RAALIYO REERKEEDA U ROON NOQO, HADII KALE MA WAXAAD RABTAA SIDII ARAWEELOO KALE INAAD FAR DHEERAATEY NOQOTO. SIDAAS IYO NABADGALYO HANA LEY CAFIYO WIXII QALAD EE IGA DHACAY |
Anonymous | Unrecorded Date Man expect from woman the following: 1. obey and worship him 2. bear and rear children for him 3. cook and clean the house for him 4. welcome him into the house (no matter how late he comes home) 5. be tolerant with his shortcomings (lazy, careless, etc.) 6. be patient with his womanizing (always remember he is allowed to marry three more women) 7. complement him (literaly and figuratively) 8. be grateful (if he barely helps around the house) 9. last but not least, never criticize him (remember you are his woman not his mother) |
Anonymous | Unrecorded Date then what will you call it your FU*#ing slave |
habon | Unrecorded Date to anonymos waxaan u malaynaa inaad aduunyo kale ku nooshahay clean house for him , welcome him in to the house (no matter how late he comes home) waxaan u malaynaa wiilasha hada qurbaha lagu hayo oo markasta reerkooda dhibka ka haysato waa adoo kale hadaan kuu sheego waxa gabadha ninkeeda ka sugayo waa respect iyo ka danbeyn ninkeeda laakiin ma aha ninka laga hadlayo adoo kale oo rabo inuu habeen barkii albaabka ku soo garaaco naagtiisa oo meel xun ku maqnaa. inay naagta ilmaheeda iyo gurigeeda nadiifiso haa waa wax muhiim ah inay sariirta ninkeeda si fiican ugu raaxeeyso waa wax iyadana muhiim ah ,raaliyanimo waa muhiim laakiin yaa u noqonee raaliye aa is weydiin leh not adigoo kale oo habeen barkii soconaya taa waxaa la dhahaa doqon nebi musaa habaaray. waxaan u malaynaa inta naagta laga sugayo in leeg aa ninkana laga sugin ay weliba usii dheertahay masuuliyada kore ee reerka nabadeey khayr aan isku ognahay |
Enough intelligent | Unrecorded Date To: Isma Lurto, diid waxa raggu doonayo, doon waxa raggu diidayo,wallee furriin badan waad arkaysaa haddii aad kaga dhabayso;car tijaabi!!! |
One of yours | Unrecorded Date To all the brothers out there, this is'nt a joke and indeed it is very important issue when it comes to marriages or any other relatioship. Remenber that whatever you expect from your girl or your wife, she is expecting the same thing. And by the way you can only get respect from any1 only if you respect yoursself. Don't make the ladies hate the men and vice-versa. Thank you. |
halgan | Unrecorded Date waxaan filayaa in dadka kala dooq yahay, koleey aniga intaan ogahay dookha ragu waxaa saldhig u ah dhowr arimood marka ay ku saabsan tahay xulasahada xaas mustaqbal, badiba waxa aysan ragu jeclayn aniguna aana jeclayn waxaa loo qaybin karaa sidan 1.ragu majecla dumarka aan xisabtamin, dhaqalaha, iyo mutaqbalka 2.dumarka hadalka iyo xanta xaafadaha kula wareega 3.kuwa waqti badan oo aan loo baahnayn ku bixiya, alaabada laysku qurxiyo iyo qalabka guriga 4.dumarka aan ixtiraamin ninka qaraabadiisa 5.badiba ragu majecla kuwa dhegaha xidhan ee aan waxyaabo badan fahmi karin, badiba ragu waxa ay doorbidaan kuwa xoogaa wax kala garanaya 6.rag badani sidoo kale waxa ay khatar u arkaan haweenka leh aqoon badan, khaasatan marka kuwaasi ay madax martay fikrado iyo falsafado shisheeye oo aan hore loo qabatimin, sida xuquuqda haweenka, ururka dhaqdhaqaaqa soo dhicinta sharafta iyo xaqa haweenka iyo waxyaabo badan oo nacnac ah oo galbedka laga soo guuriyey oo aan daacad laga ahayn, ujeedooyin dadbana huwan, haweenkaasi waxaa ay khatar ku yihiin dhamaan mujtamaca oo idil waxaana ay sababaan burbur balaadhan oo qoysaska ah 7.sida runta ah ragu inkasta oo ay ku dhawaaqaan erayga raaliyo, hadana qaar badani waxaa ay dareemayaan cadaadis iyo ku qanacsanaan la,aan marka ay kuwaasi la kulmaan, sababta oo ah waxa ay dareemayaan in aycadaalad daro sameeynayaan, marka haweenaydo ianab aysan dhiiban talo fikrad ay wax ku diidan tahay waxna ku taageerayso 8.badiba ragu majecla haweenka belwada leh, inkasta oo ay jecel yihiin in ay la kulmaan oo keliya waqti xadidan iyo ujeedo xadidan, xitaa hadii kaasi aad u sii xag jira balwad ahaan liisku waa uu dher yahay |
Number 6 | Unrecorded Date Halgan = badoow xarash Taada ayaad ka hadashe. |
Anony#3 | Unrecorded Date Anonymous. What a jack ass. |
hebel | Unrecorded Date some kind of dead animal on my table or she is out the door |
halgan | Unrecorded Date number 6, magaranayo waxa nambarkasi u taagan yahay.....!!!!!laakiin waa xaqiiqada qaar badan oo raga kamid ah iyo dookhooda, ujeedadau maaha in ay warbixinta iyo dookha raguba halkan ku egtahay, bil caksi waxaa laga yaabaa in ay jiraan qaar ka hela haweenka belwada le, kuwa lamurma oo dooda badan iwm number 6, hadii kabahaagu cabirkaasi yihiin ciyaal ayaad tahay oo halkan laguuma ogola!!! |