site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

maxaa soomalidii ka qaaday wadanimadii ey xumaanta iskooga qaban la yihiin una taageerayaan

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): maxaa soomalidii ka qaaday wadanimadii ey xumaanta iskooga qaban la yihiin una taageerayaan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ina hurre

Unrecorded Date
walaloyaal waxa mucjiso noqotay in dadkii soomalida la oran jiray ay maanta ku noolyihiin dhibaato xoog leh taas oo ay kaga timid iyaga gudahooda oon kaga iman dadyoow kale marka la eego ficilka hadaba ma arkaysid nin soomaliya oo wadaniya sababta oo ah ninkan sameynaya dhibaatada adii uu hel lahaa dad ka tirsan xageesa oo ku diida ficil xumada in uu joogsan lahaa laakiin uu isagu taageerayo oo uu mid waliba taageerayo taasina ay ugu wacan tahay walalo dhibaatada maanta ka jita wadan keena markaa maxaa loo waayey
dad iyagu wadaniyiin ah oo u halgama dib u soo celita somaliyadan burburtay iyagoon ka laheeyn qasti kale bal waxay idinla tahay kasoo jawaaba
mustafe(jabiye)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kamasey

Unrecorded Date
kamas
to. ina hurre

walaal somalida cid taqaana wadanimada waa yar tahay, sababtuna waxaa waaye somalida horey looma barin wadanimada, intee baratayna
waxaysan weli arkin qof soomaali ah oo ka dhab tahay ficilka waddanimada. waddanimada
waa loo dhashaa qofka yaqaanana wuu ka waayo aragsan yahay ninka kale.
tusaale, dadka masaarida ah markay ka yimaadaan dibada oo ay arkaan nalka ama iftiinka magaalada cairo wey ooynayaan, madaxdooda wax baad ka sheegi kartaa laakiin waddanka waxba kama sheegi kartid.
somalida inta waddaniga ah waa dad qurbo soo maray oo ogaaday macnaha waddanimada.
iyo in yar oo dalka ku nool laakiin dersay waddanka ahaana shaqaale hore.

kamas

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.