site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxaa ka haysa gabdhaha soomaliyeed iyo sigaarka

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Sept. 29, 2000): Maxaa ka haysa gabdhaha soomaliyeed iyo sigaarka
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nabadkunool

Tuesday, September 26, 2000 - 04:06 am
Waxaan aad iyo aad ula yaabay gabdhaha soomaliyeed ee degan wagooyiga ameerica iyo yurub in ay intooda badab cabaan sigaarka iyadoon aysan ogeen familkooda iyo asxaabtooda waxayna inta badan isku dayaan in ay ka qariyaan familkooda oo aysan oganin waxayna ku cabaan musqulaha iyo meelaha ay ka fog yihiin soomalida.

waxaa aan meel ka wada shagayn jirney gabar soomaliyeed in mudo ah,meesha aan ka shaqayno waa la ogol yahay in sigaarka lagu cabo Bar oo quruh ,
gabadhii soomaliyeed maxay ka xishootay in ay ku cabto BArka sigaarka waayo aniga ayaa mermer bereek ku qaato,marka waxay ku cabtey musqusha waxaan ku yeeray alarmiga(smook dedective)waxaana lagu soo galay musqushii iyogoo u malaynayey in uu ku kacay dab, halkaa ayey waxay ku waysay shadaydii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali

Wednesday, September 27, 2000 - 04:15 am
waa runtaa walaalo,Aniga waxaan ku darsanayaa in ay iska dayaan balwada waayo dumarka iyo belwad iskuma fiicno

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faraah

Wednesday, September 27, 2000 - 04:40 am
Waxaan been ahayn in gabdho badani sigaar ka cabaan iyadoon cidi ogayn
Waxaa dhac day maalin maal mahakamid ah anigoo jid lugaynaya ayaa waxaa iga soo horbaxday gabar soomaali ah oo aan daris ahayn oo xabad sigaara ah markaa soo shidatay, markaa waxaan kuqiyaa say in ay laba ama sadexjeer ay jiidey markii hore ee aan kadurugsanaa malaha waxay iimalayney nin kale oomadow ah markay iisoo dhaweyd ayey i aragtay markaasay sigaarkii anoo arkaya gadaalkatuurtay

Waxaase kale oo aniga iiga yaabka badnayd aniga oo raba inaan baskoro ayaa waxaa kasoo dagay baska gabadh soomaaliyeed oo naasuhu ubanaanyihiin caarada unbaan muuqan, markay baska iridiisamaraysay ayey i aragtay markaasay isku naxday oy damacday inay qariso mana ayna haysan wax ay kuqariso, dhowr jeerna arintaa waan lakulmay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ilhan

Wednesday, September 27, 2000 - 04:42 am
Hi balwad qof ay ufiican tahay maleh.
It's just something you do and it's not for fun. dadka qaarkood waxay u melayaan inbaxnimo malaha
gabar dharkeeda iyo jirkeeda ka soo uraayo sigar it's so discasting.
peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nabadkunool

Wednesday, September 27, 2000 - 05:59 am
To:ilhan
walaal waa runta oo belwada nin iyo naag qofna uma fiicno.
waxaana kugu hanbalyeynayaa sida wax garnimada leh ee aad fikrada u dhiibatey.

TO:faraah
waxaan u malaynayey in arintaan kaligay i qabsadee ileen rag badan ayaa ila wadaaga.

mahadsanadiin dahamaantiiba

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr-troubleboy

Saturday, September 30, 2000 - 05:10 am
comments to fartuun
hal aan ku su'aalo,sidee ku garatay laba ama sadex jeer in ay soo jiiday!!!!???

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fowzia

Monday, October 02, 2000 - 04:27 am
sigaar ahaa markaan maqlaba xararad i qabatey
LOL (~..~)LOL(`..`)hahahahaaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, October 05, 2000 - 03:55 am
Arintaan ma runbaa, dumarkii ma sasaa u danbeysey

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.