Tuesday, September 26, 2000 - 05:57 am WALAALAHEENA SOMALIYEED O AAN GUURSANO OO AAN IXTIRAAMNO HADAAD CLUB KA SOO BIXISID GUURSO AJAR AYAD KA HELAYSAA MEEQA JALAABIIB QABA AYAA AY KA FIICANTAHAY MID TUMATA WAA GABDHA SOMALIYEED HALA AAMINO
saxiibow afka katidhi arinta waxan umalaynaya in aay hadii manta kugu so beganto aadan caymoye sikale ugu jawabten inan kaso baxday club so don say waxadan qabateen