site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan donaya gabar somali ah in aan la sxb

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Sept. 29, 2000): Waxaan donaya gabar somali ah in aan la sxb
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdullahi

Wednesday, September 27, 2000 - 08:14 am
waan idin salamay dhamantin . magaceyga waa abdullahi waxaan jira 27,waxaan dagahay holland waxaan ahay nin shaqeya,waxaan iga maqan qof aan wada shekesano hadi ad diyar tahay. {cabdullahi@britannica.com}

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugri

Monday, October 16, 2000 - 09:53 am
to:cabdullahi macaanow ila soo xiriir aniga dagane holland ee igala soo xiriir'{shugri911@hotmail.com}

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amaal

Wednesday, October 18, 2000 - 05:43 am
hadii ay taleefan aad ka wadidi anigaa ka helo telfonka abaa contact me also

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdullahi

Wednesday, October 18, 2000 - 07:40 am
Hi amal waxaan ku leyahay welcome adiga iyo shukri qafkiin wexeey ila tahay in ad aqriisay waxaa sare ku qoran hadaad diyaar tahay waxaad igala soo xiriire cinwanka kor ku qoran waa labadina qofkii diyar ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amaal

Tuesday, October 31, 2000 - 12:41 am
thnx bro

waan aqriyey waxa kor ku qoron waxaan ku weydiinayaa maadaama ay ku siisay shugri cinwaankeeda iyada un la xiriir gabdho badani wey ku jahwareerinaayaa walallkiis waa iga waano taasi

bye all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiliy

Wednesday, November 01, 2000 - 06:58 am
Hi amaal
Amaal aniga ayaa ku donaayo ee dhankeyga u soo jeleco, amaal waxaad wadata magac qali ah oo dhawaqa ku roon

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amaal

Thursday, November 02, 2000 - 02:13 am
to williy

ma run baa magac fiican baan wadaa adiga walaal xagee baad joogtaa????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiliy

Thursday, November 02, 2000 - 06:51 am
Hi Amaal
amaal waa run ee sii wad,qafka magacan ku gartay waa qaf in la xushmeeyo mudan oo waa in taalo loo dhisaa amaal waxaan dagan nahay netherland garahan heeze walaal adiga halked dagan tahay ?,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amaal

Thursday, November 02, 2000 - 11:06 pm
than u bro wiliy
waxaan deganahay finalnd meel la yiraahdo aboowe
maxaad qabataa??????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiliy

Monday, November 06, 2000 - 10:05 am
Hi amaal iga rali noqo xiriir laanta oo waan mashqulay ,amaal waxaan ahay studant waan shaqeysta ee waxaa igala soo xiriirta mailka wiliy@goplay.com by

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

olol

Wednesday, November 08, 2000 - 08:53 am
to:wiliy war nin yahow majirtid gabadha in taad kadhurtay ayaad uga baxday miyaa war adiga kale waa layaqaan gabdhaha oo nimanka iska dhigo ayaa tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amaal

Thursday, November 09, 2000 - 03:17 am
to olol
adiga magacaaba ayaaba qaxar ahi,ee maxaa ka rabtaa wiilka

to wiliy

walaalkiis aniga xataa student aan ahay emailkeygana waa
shugri_ibrahim@hotm

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.