This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Thursday, September 28, 2000 - 11:06 pm Waxaan ahay yar jareer ah ka yimid ku soo koray janaale shabeelada hoose somalia waxaan ahay guurdoon hadii ay jirto gabar jareer ah somali ah oo ku nool waqooyiga yurub waxaa jeclaan lahaa inay ila soo xariirto.... axmadeey74@hotmail.com
| |
Wednesday, October 11, 2000 - 10:46 pm asalaamu caleykum walaalo maxaa jira hadii aad somli tahay somali jare er jileec waa is guursadaan ee adiga ma waxaa tahay kuwa doonaaya gabar jarer ama gabar carbeed aniga waxaan jeclaan lahaa hadii aad guurdoon tahay gabdhihii somali igaa ubaahan ee adiga lee soo diyaar garoow oo ka saar meesha sharuuda
|