site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Gudniinka hablaha Soomaaliyeed

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Oct. 29, 2000): Gudniinka hablaha Soomaaliyeed
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

New Generation

Sunday, October 08, 2000 - 06:29 am
anagoo ah gabdha ku nool wadanka Norwey waxaan rabnaa inaa wax ka dhahno arintii ku saabsanayd gudniinka gabdhaha oo laga sameeyey barnaamijkii
uu TV-2 soo daayey.
Dadka badankood waa ka soo horjeesteen arinta ay gabadha ku dhaqaaqday,laakiin ma isweydiiseen sababta ay imaamadii gabdhaa la kulmay ugu waaniyeen inay gabadha isa soo gudo oo ay raacdo talada waalidkeed.
maxay marnaba u soo qaadi waayeen inay diinta islamka ka soo horjeedo gudniinka fircooniga.
mase waxay idinla tahay in hadii ay waalidkaa wax dhibaato kuu geysanaya ama kaa dheeraynaya islaanimada inaadan ku gacan seeri karin?
waxaa iswediin leh maxay wadaadadii gabadhaa la kulmay marnaba ugu fekeri waayeen inay gabadha waalidkeed la kulmaan si ay uga dhaadhiciyaan inay waxa ay gabadhooda kula kacayaan ay xaq daro tahay oo ayna diinta islaamka khilaafsan tahay.
waxaa wanaagsanaan lahayd in muxaadrooyinka lagu soo qaato arintaan oo looga digo waalidiinta caruurtooda u kaxaynaya wadanka debediisa si ay usoo gudaan.
loo sheego in ay diinta islaamka aysan farayn laakiin ay tahay dhaqan nooga yimi faraaciyiintii.
waxaa naxdin nagu noqotay in aya dadkii wadaadada ahaa oo arintaa wax ka qaban lahaa ay ka aamusayaan oo ayagii ay leeyihiin waan soo gudyanaa gabdheheena

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salaad

Friday, October 13, 2000 - 09:13 pm
to: new generation

walaasheey ma waxaad kula talin lahayd ghabdhaheena in ay bur ya qab noqdaan. hase ahaatee waxaan ku weydiin lahaa, adiga ma waxaad ka mid tahay kuwa buurya-qabtaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salma

Wednesday, October 18, 2000 - 03:53 pm
salaad? i wonder how stupit U can get.... i mean U know if you are a good muslim waxa eeykaqabto gudniinka fircooniga diinta islaamka. waa wax qalab ah oo lagu sameeyo gabdhaha soomaliyeed waana ogahay waalidiinteena in eeysan xumaan iyo naceeyb ka,aheeyn laakiin eey u geeysatay cilmi la,aan siiba xaga diinta.
i love my parents xumaatana uma qabo gudniinka eey igudeen inkasto aan dhib mari doono ha,ahaato dhalid iyo raaxabo laakiin waxaa xaqiiqa igu ah in aan ku sameeyndoonin gabar aandhalay waxa leeygu sameeyay taas oo aan ahayn micnaheeyda wadan gaalo ayaan joogaa oo gaalada ayaan ku darsamay ee laakiin diinta ayaan waxka bartay and i know even those U practice the religion don't do anything about it which is wrong.... so salaad U are a dumn ass hadii aadan naftaada waxba utareeynin almiino diinta waxkabaro waxyahoo baaca ah.........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haboon

Wednesday, October 18, 2000 - 04:20 pm
Assalaamu caleykum.
Salma what a beautiful name!walaashiis waan kugu raacsanahay fikradaada 100%,laakiin walaalay waxaan la yaabay adigoo magicii gabar muslimada u hadlaayo hadana in aad saas u caytanto NO NO NO.
Hadii ay isaga aragtidiisu saasnoqatay maaha in aad cay iyo afxumo ugu badasho,balse xaq wuxuu u lahaa in aad u sheekto wixii aad ku dhaanto.

TO; Salaad,, asalamu caleykum.
Walaaloow diinta islaamka baro waxa ay ka qabto arinkan inta aadan ha hadlin.Mida kale miyaadan xishooneynin maxaad ku keentay in aad qofway waydiiso su'aashaa oo kale.

Cafsi please hadii aad ka xumaataan qoraalkan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SALAAD

Thursday, October 19, 2000 - 08:04 pm
TO SALMA

INA ADEER MA CAAYO GHABDHAHA SOOMAALIYEED, SO YOU CAN USE ANY WORDS THAT YOU CAN THINK OF. ANY WAY, I'M EXPRESSING MY IDEA AND IT'S SHAME ON YOU TO INSULT ME. IF YOU DON'T LIKE MY IDEA, YOU CAN VOTE AGAINST IT, BUT DON'T EVER TRY TO BE SMART ON ME. LAAKIIN HADII AAD WALI BURYAQAB TAHAY WAXAAN KUGULA TALIN LAHAA IN AAD IS XALAALEYSO!
PEACE OUT.

TO: HABOON
THANK YOU FOR YOUR ADVICE HONEY!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Duul

Friday, October 20, 2000 - 07:28 am
Salma

Kaaley baby anigaa gudniikaaga kugu raba, aad iyo
aad ayaad ii qancisay wallaal waxaanan jeclaan lahaa gabar adigoo kale ah in aan guursado, waana balan in aan gabdhahaan dhalo aanan gudin, belief
you can e-mail at the following address:please do
hareero@hotmail.com} contact me I need real woman like.

Duul

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

new generation

Sunday, October 22, 2000 - 08:17 am
to salaad
haye! wali waa wadaa caaytaykaaga! qof xishood leh uma ekid ee waxaan kugu talin lahaa sidaan isku dhaan.
sida lagu yirina diinta soo baro. in taadan afkaaga iska furin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr-troubleboy

Sunday, October 22, 2000 - 09:56 am
salaad
sxb inantu dhinacaad ka hadashay kama aysan hadlin,waxay dhaliishay oo kaliya qaabka gudniinka soomaalidu uguddo gabdhaha kaasoo jeeda faraacintii hore ahna mid khilaafsan diinta islaamka iyo dhambaalkii uu nabi maxamed(s.c.w)uu waday.
maalin maalmaha ka mid ahayd ayaa nabi maxamed uu la kulmay naag gudi jirtay hablaha uuna, "yidhima'sidii ayaad uguddaa hablaha?" markaasay ugu jawaabtay,"haa"markaasuu u sheegay inay ahayd khalad iyo ku xad gudub lagu xad gudbaayo hablaha(gabdhaha)sutayna(baray)qaabkan hadda la yidhaahdo suniga.
marka sxb waa inay wadaadadu ka hadlaan qaabka fircooniga iyo dhibaatooyinka uu keeno,una sheegaan dadka qaabka suniga.
waa iga intaas xumaanna hayga qaadan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SABAX

Sunday, October 22, 2000 - 10:13 am
TO SALAAD DA NOMAD

FIRST OF ALL OUR RELIGION....DOES NOT SUGGEST THE GIRLS TO BE CIRCUMSIZED..sp......SECOND..OF ALL...IT IS MANY PPLs OPINION NOT TO "DESTROY" THEIR DAUGHTERZ AIGHT.....

WHAT HAPPENED IN DA PAST........THROW AWAY
PRESENT....STAYZ UNIQUE

SO ...IT IS ABOUT TIME U GET REALISTIC....N JOIN..OUR NEW INVENTION...N ATTITUDEZ...

BESIDES IF A GIRL..IS CIRCUMSIZED OR NOT...DOES MATTER....UNLIKE MEN.....YA KNOW WHAT I MEAN

IF YA HAVE SOMETHING ELSE IN MIND....IT IS DIFFERENT ...SIR.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 22, 2000 - 10:15 am
sabax

go suck a thumb!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.