site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Pleas help me

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Oct. 29, 2000): Pleas help me
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Psycho girl

Monday, October 09, 2000 - 10:57 am
Waxaan ahay gabar 20 jir ah. Problem ka i haysta waa,Wiil adeer ii ah ayaa, aniga oo yar i qabsan jiray(xoogmid)Wuxuuna idhihi jiray waacaadi .
sababta oo ah aad buu ii""jeclaa"".!!!
Runtii aniga waa ilaaway wixii dhacay, waxaana kasoo warregay 9 sano.Marka fasaxii samarkii dhawaa ayuu booqasho inoo ku yimid.Maalin aniga oo daalan ayuu dhexda igu dhay, aniga inta xanaa qay ayaan mindi dhabarka kagaliyey.
Mudo ayaa kasoo wareegtay markuu fiicnaaday, ayuu maalin guriga laga maqanyahay, ayuu i qabsaday!
Marka dhib ka i haysta waa , waaridkay waxay ii qumaleeyaan in aa waashay,waxayna ii direen Dakhtarka cilmi- nafsiga(psyckologi).Hadaan dii dana, waxay iga balanqaadeen in ay wadankii igu celndoo naan
Uurna waan iska soo riday dhowr sitimaan kahor .
Aabehayna uma sheegi karo waa nin wadaad ah, wuu iga taqalusayaa.

Maxaan sameeyaa???????????????????
Please help me.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Wednesday, October 11, 2000 - 01:57 am
usheeg dhakhtarka laguu diray dhibaatadaada isaga
ayaa ku caawinayee


qore
mahamed from england

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MN man

Wednesday, October 11, 2000 - 08:15 am
Sheekadaas waxaad ka ii bisaa Suuqa madow cause aint buying it.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mariah

Thursday, October 12, 2000 - 05:34 am
So do I...................abaa we are not that dump.....................ok.............

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Thursday, October 12, 2000 - 08:36 pm
who you thinkyou are?
you are crezy bitch
beentaas oo kale lama sheego
waryaa ok!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

moqtqr

Sunday, October 22, 2000 - 04:29 am
hi moqtaar from usa

waxa aad shagaysid hadi ee tahay ron madac wéesid hadii kala meshe benta kadaa
markuu kuwasayay adiga maxa sobinasay isaga ha ku guursado because ciid kale ma kurabto
•••• kaaga is too pig see you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A k

Sunday, October 22, 2000 - 05:06 am
Hi psycho girl you are crezy Bitch ask help your father he will give you good advace


Ahmed from London

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 22, 2000 - 06:15 am
psycho girl get your self a pointment at the psycho ward clinic.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mubarik

Tuesday, November 14, 2000 - 03:36 am
pscho girl

walaal taasi waa adeer ceebays mawaxaad naleedahay adeerkay ayaa iwasay taasi maaha waxaan kaa garawsanayno ama adiga ayaa waalan ama kan kuwasaya ee buulka kaadhistay usheeg cidkale hadii aad donaysid in adeerkaa wasmada kaadaayo hadii kalena dee iska qarso iskana raaxayso
shuqulkani waa shuqulka kadhaca America ee hadii aad halkaa joogtid waxaad ugaysaa Jerry Springer shaw kadibna waa lagaa furdamin
see you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ReerMgaal..

Saturday, November 18, 2000 - 04:36 am
Salaan,

Dhamaan anaa idiin sheegaya wax, horta sheekadu waa iska bug waanaad garateen. Taas iska ilooba ta labaad naagtani haday ka daacad tahay waxani lamay soo baxdeen magacan..phsycogirl..

Anigu in badan baan joogay North America iyo qurbo gabadhan waxa haysta waa sidatan. Waxay ka heshaa incess..incees waxa weeyaan dumarka gaalada ayaa waxay jecelaan jireen, markay caruurta ahaayeen ..ama ilma adeer ama adeer ama walaal.. laakiin marna u gogol dhigan karin sabab waa incess oo waa xaraan gaalo iyo islaamba.

Markaas yartani waa noocaas waxay kolay jeclaan jirtay adeerkeed , ooy wali rabtaa inu waso.. cudur baa haya.. intaa aad ku cayaysaan meesha ayadu waabay ku kacsanaysaa..markaas wuxu waa wax bukee faraha ka qaada.. ilaahayaw yaa dalkiinii nagu celiya..aamiiiiiiiiiiiiin dhaha

bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wise sis

Saturday, November 18, 2000 - 02:15 pm
listen, i'm willing to give you the benifit of the doubt

i think what you are suffering from is POST TRAUMATIC STRESS DISORDER, it's when something that happened to you in the past comes back to affect your presnt life, what you need is to talk it over, with a psychologist, or maybe a friend. it will hopefully help you to come over this, meanwhile avoid seeing this guy. i would also advice you to tell your parents, i'm sure they will be on your side, good luck sis.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.