site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Pleas help me

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Oct. 29, 2000): Pleas help me
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Psycho girl

Monday, October 09, 2000 - 11:00 am
Waxaan ahay gabar 20 jir ah. Problem ka i haysta waa,Wiil adeer ii ah ayaa, aniga oo yar i qabsan jiray(xoogmid)Wuxuuna idhihi jiray waacaadi .
sababta oo ah aad buu ii""jeclaa"".!!!
Runtii aniga waa ilaaway wixii dhacay, waxaana kasoo warregay 9 sano.Marka fasaxii samarkii dhawaa ayuu booqasho inoo ku yimid.Maalin aniga oo daalan ayuu dhexda igu dhay, aniga inta xanaa qay ayaan mindi dhabarka kagaliyey.
Mudo ayaa kasoo wareegtay markuu fiicnaaday, ayuu maalin guriga laga maqanyahay, ayuu i qabsaday!
Marka dhib ka i haysta waa , waaridkay waxay ii qumaleeyaan in aa waashay,waxayna ii direen Dakhtarka cilmi- nafsiga(psyckologi).Hadaan dii dana, waxay iga balanqaadeen in ay wadankii igu celndoo naan
Uurna waan iska soo riday dhowr sitimaan kahor .
Aabehayna uma sheegi karo waa nin wadaad ah, wuu iga taqalusayaa.

Maxaan sameeyaa???????????????????
Please help me.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohd

Monday, October 09, 2000 - 11:37 am
To: Dear Sister Macaan P.Girl;

Firstly, ma waalnid walaal, waxaad sameeysaa arimahan:
a) Guriga ka guur, oo raadso Shelter Homes for endagered women (teen girls). Yellow pageka ayaad ka helaysaa.
b) Dawlada (wadanka aad joogta)u gudbi dacwad aad ku ogeeyso ninkaas kacsiga waalay.
c) Dakhtarka dadka waalan ee lagu geeyay dawadiisa ha cunin.Ogoow cidna kuma siin karto dawo khasab.
Hadii aad joogto waqooyi ameerika iisoo sheeg waxaan kuu soo dirayaa cinwaano meelo aad ka helayso kaalmo, si aad u badbaado. Ogoow, walaa aabo walaa hooyo cidna khasab kuguma saari karto dayuurada.
Walaal, ha isla hadlin, ee raadso caawimaad. Aniga igala soo xiriir enailkan: Nabad@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhibyare

Monday, October 09, 2000 - 11:47 am
walaal aad baan uga xumahay dhibaatadan ku
haysata, laakiin waxaan anigu kugula talin
lahaa in haddii uu wiilku ku jecelyahay aanad is micnayne aad iska guursato abaayo,
midda labaad waxaad tahay gabadh yare ha iskaga ciyaarin mustaqbalkaaga inaad reer
yeelato wax ka fiicani ma jirto sidaasi ogow
abaayo. bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHOOSHA

Monday, October 09, 2000 - 02:43 pm
TO WLAAL MACAAN .
WAA ARIN MURAGA LEH AADNA LOOGA NAXO ,DHIBKEEDA IYO CULAYSKEEDNA LEH HADII AY TAHY KAA RUN INSHA ALAA WAXAAN ILAAH KAAGA RAJAYNAYAA GARGAAR DEG DEG AH .
WLAAL MA WAALID SIDA UU WLAALKEY HORE KUUGU SHEEGAY ,DAWOOYINKANA WAXBA HA CUNIN . HADII AY JIRTO QOF AAD KU KALSOONTAHY OO FAMILKA U SHEEG ARINKAN HADII UU JIRO .
WAXAN JECLAAN LAHAA IN AAN SIYABO BADAN KUU WARAYSTO HADII AY SUURO GAL TAHY ,MARKAA ILA SOO XIRIIR XAQIIQDA ILAAH AYAA GARANAYEE ,BALSE OGSOONOW WAXAAN AHAY WLAALKAA SOOMALIYEED WAXAAD IGA HELI GARAB INSHA'ALAAH INTAAN AWOODO MAADAAMA LAGU DULMAY [INA LAAHA MACA DAALIMIIN] TEEDA KALE GABAR YAR AYAAD TAHY WAXBA WAREER HA ISKU ABUURIN WAY ISKA DHAMAAN SI WANAGSAN .
WLAALKA SOMALIYEED .
CINWAANKAYGA [foodare@operamail.com
wish u all the best GOD BLESS U SIS
TAKE CARE[ALAA NASRUN MINA LAAH QARIIB ...]
ILAAHOW U GARGAAR INTA LA DULMAY YAA RAB INSHALAAH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Monday, October 09, 2000 - 10:43 pm
psycho girl,

aad beey u adagtahay nin kaligiis ah in uu ku xoogay,adiga oo aan raali ka ahayn.
haddii aad horay midi ugu dhufatay miyeeysan reerkiina ogaanin sababta aad ugu dhufatay?
aabaheey waa wadaad uma sheegi karo,oo miyaadan hooyo lahayn??? miyaadan qaraabo lahayn??? miyaadan walaalo lahayn?miyaadan daris lahayn?
anigu waxaan u arkaa in aad inoo sheegtay sheeko,curiyaheedu kala iloobay ee ilaah ka baq oo beenta daa,haddi kaleh sida runta ay tahay inooga hadal,si laguu jiheeyo.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 23, 2000 - 06:55 am
WAA YAAB EE YAA YAABEY

WAR MA ISKU KACSAN KARAAN GABADH IYO ADEERKEED
MA OGI HADII EEYSAN XALAAL KU DHALAN
ABAAYO WAXAAD WEEYDIISAA AAAHAA HOOYADAA MA ASTURAAD BUU KU GUURSEDEY BY:KA YAABIYE

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.