site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Living in the west:somali women

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Oct. 29, 2000): Living in the west:somali women
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qamar

Thursday, October 12, 2000 - 07:06 am
waxaa dalkeenii ka socdey 14kii sano oo la soo dhaafey dagaalo aad u xun oo dhamaan teen na saameeyey

dumarka somaliyeed oo ku nool yurub iyo america taas darteed waxey la kulmaan dhibaatooyin kala duwan sida hadey xijaab qaataan waa laga cunsiriyaa meelah shaqada iyo schoolada

xaga guurka waxaa aad u batey dumarka guursanaaya ajnabiga muslin iyo gaalaba

hadii la weydiiyayna ey yiraahdeen qaarkood because ragga somalida ma rabaan in ey xil qaadaan

kuwana dhaheen muslim is muslim waxaana u badan kuwa sidaa dhaha gabdhaha xijaaban

aniga oo gabadh somaliyeed ah kuna noolaa meelahaan 12kii snao oo al soo dhaafey kuma faraxsani arrinkaas

experiencigeygana waa ii sheegayaa sidaas

laakiin wali lama qeybsan taas gabdhaha walaalahey oo soomaaliyeed iyo inta kale oo u leh experienciga ama dareenka

ma kawada hadli karnaa anagoo aan is ceyn

eedu waa furan tahey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdulqaadir

Thursday, October 12, 2000 - 06:53 pm
walaalayaal haddaan soomaali nahay waxaan u aragnaa gabdhaha soomaaliyeed ee jecel ajnabiga
iney u maleynayaan wax wanaagsan waxaan idinla
talinayaa inaad ka fiirsataan waxyaabahaas oo kale
aad iyo aad ayaad u mahadsantihiin gabdhaheena
sharafta leh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ROOBLE

Monday, October 16, 2000 - 07:29 am
KU: Qamar!
Afkaada caana lag qabey! Waxaan layaabey sida wanaagsan eed arinkan u soo koobtey, ugana faalootey sida wax loo kale tabanayo. Waxaa jirta oo run ah dhibaatooyinka dhanka xijaaabka, laakiin waxaan rabaa in aan ka hadlo tan masuuliyad darada eey gabdhaha soomaliyeed ku dhaliilayaan ragooda, waa dhib weyn balse eey adagtahay in raga kaliye eey yihiin kuwa mar kasta wax bi iya. Waxaase jirta inta badan in rageena eey ku adagtahey dhanka qaadida masuuliyad oo dhan, haba ugu darnaato dhanka reerka iyo caruurta.

Waxaa kaloo jira inn rageena in badan oo ka mid ah lagu ibtileeyey wax la jiraah QAAD CUNIS, oo eey in badan seejisey xaquuqdii eey isku lahaayeen labad is qabta.

Waxaa lakoo jirta mudadii ugu dambeeysey oo ahey 30 ee la soo dhaafeey waxaa dhumey bulshada soomaliyeed, wixii la oran jirey is maqal iyo is xushmeeyn dhinac kasta , taasuna keentay is furiin badan.

Haddii aan ka hadlo kuwa doonaya ineey guursadaan niman carbeed waxaan lee yahay umad kasta waxeey leedahay dhibaatadeeda.

Waxaan kaa codsan lahaa Qamareey in aad na siisid wixii qibrad ah eed ogtahey ee ku saabsan maqaalkann.

Waaad salaamantahey, dhamaaantiin marwooyin iyo mudanayaal.

Nasiib wanaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qamar

Tuesday, October 17, 2000 - 06:48 am
to Rooble

waad salaam tan hey walaal

horta wixii aan dhihi lahaa oo dhan adaa yiri

laakiin wali waxaan la yaabanahey waxa gabdhuhu la aamusan yihiin

aniga ahaan dumarkeenu sidaan moodaayey maba aha mana joogaan heerka maanta aduunka marayo

hada waa inaan baxaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rashiid

Tuesday, October 17, 2000 - 12:01 pm
Salaan,,

Walaahi waad iga qoslisay Qamreey..lol.. amaa gabdhuhu aanay haysan Internet..ama ..telefan. mar hore ayaan is waydiiyay maxaa ka siya hablaha soomaaliyeed ee ay ugu soo qayb qaadan waayeen afeeftan iyo qaar kalaba...( Afeef = Opinion).

Meel kaste oo aan ku arko waxay ku hadlayaan af Ingiriisi yar yar oo ay..BET..ama Mtv laga la bartay.

Maalin dhawyd ayaan la kulmay gabadh soomaaliyeed oo jirta ilaa 22. Markaanu sheekyasanay ayuun bay igu bilawday Virgnia ayaan joogi jiray 4 sanadood. Sheekadeediiba waxay ka dhamaan wayday African American iyo dhibka lagu hayo..lol markan adkaysan kari waayay ayaan ku idhi..carabtu waxay ku maah maahdaa ..haduu albaabkaagu jabanyahay mid kale ma samayn kartid..ee horta waxad tahay iyo dhibka dadkaaga haya soo baro iyo afkaaga hooyo..adoontu naf kuuma haysee..

Tii ka dhacday ilaahay baa ogaa..ilaa jaahil iyo ciyaal suuq oo isla weyn ay igu tidhi..lol

Hablaha soomaaliyeed horta dhibaatadoodu ma yara waxan u bixiyay CONFUSED REFUGEES. Ilbaxnimo waxay u yaqaanaan iyo dad hormaray afartan adoon ee ka boodbooda BET iyo Mtv...rap iyo hiphop ayaa maskaxada ka galay..aight..whatever..come againe..lol sheekadoodu waa intaas..

La yaabi maayo oo waxa ugu wacan waa guryo ku hayn iyo gacan ku hayn. bariis iyo laxoox cunoo ku dhex jir hablo soomaaliyeed.. waa dhibaato..qibrad kale ma laha..marka dibada u soo baxaana shukaansi oo ay waligood rag soomaali la yeelan ayay ajanbi bartaan..khiyaamada raga waxba kama yaqaanaan waxa loo siraa sida caruurta.

Tusaal anigu maalin waxan arkay naag soomaaliyeed oo adoon u dhiibanaayo..drugs. waan la yaabay waxan ku idhi bal ii sheeg sababtu ninkani kuugu dhiibay ..drugs kan .. waxay iigu tidhi he is my man and he trust me haye..lol ma intaas oo kaliya!!! haa bay tidhi..waxan ku idhi markaad meeshaad dagantiin tagtaan miyuu kugu aaminaa..may ayay tidhi wuu qariyaa oo isaagaa gada..lol. haa oo markaas dibda markad joogtaan ayuun buu kuu dhiibaa saw ma ah?..haa bay tidhi.

Maxaan kalee aan u sheegi lahaa..lol sababtu ugu dhiibaayo waa iska cadaan..mar haday dibada joogto oo police ku qabto isagu ma yaqaan, oo ayadaa lagu dhagayaa..laakiin mar kaste wuxu hubaa inu marku u baahdo ka heli doono..no risk involved..lol markay adoontu ku faanto Iam A Pimp si kale ulma jeedaan..wax weeye mecneheedu dumarkaan isticmaalaa..lacag...shaqo..raaxo.. habalaha soomaaliyeedna ma dhagystaane way ku heesaan ka dibna badhida weyn ayay ruxaan..ilbaxnimo heer dheer..lol..lol


No offence walaal qamar waxaas iyo wax ka daran baan soo arkay ee hayla yaabin..ciil baa i haye..

nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qamar

Wednesday, October 18, 2000 - 07:44 am
to rashiid

salaama walaal kulama yaabaayo ooilin ayaa iga timid inkastoo ay jiraan gabdho soomaaliyeed oo top ah hadana waxaa la arkaa tiro sii fara badan oo saa u dhaqmo aniga ahaan waxey ila thahey badownimaa na heysee aan awareness sameyno


common guys

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ing.jamal

Wednesday, October 18, 2000 - 07:57 pm
runtii arintan laga doodayo waxay ka mid tahay dhibaatooyinka lagala kulmay qurbaha ,lamana odhan karro gabdhaha oo kalliya ayaa khaldan rag iyo dumarba dhibaatadu way wada saamaysay sababta ugu waynina waxay aniga illa tahay aqoon la,aanta oo ka xun cudur kasta iyo ilbaxnimada oo si khaldan mushtamaceenu u macnaysto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qamar

Thursday, October 19, 2000 - 03:21 am
To eng -jamal

waa runoo waa loo wada siman yahey laakiin gabdhaheena waa u sii liitaan baan is leeyahey

tan kale hadii kuwo xag alle u dhunsan ay waxey doonaan sameeyaan maxaa gabdhaheena kale ugu bateen guursiga ajnabiga

ma laga yaabaa inaan wax ka qaban karno

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rashiid

Thursday, October 19, 2000 - 06:04 am
Salaan dhamaantiin,

Horta waxa jira xan iyo been aad meel ka maqashid , anigu intaan soo arkay ayuun baan sheegayaa.

Waxan ka shaqeeyaa meel ay aad ugu badanyihiin soomaalidu, rag iyo dumarba ilaa 200 ugu yaraan way joogaan.

Marka loo soo baxo lunchka hablaha soomaaliyeed laba ayay u qaybsamaan, qaar iska xishood badan oo habalha kale cid kaste ha ahaadeebe la fadhiista, iyo qaar aan adoon iyo ajnabi mooye soomaaliba arki karin rag iyo dumarba.

Anigu runtaa fiicane maba arki karo naag soomaaliyeed oo ajnabi ku hoos jirta..aad baan uga gobtaa muslin iyo gaalba.. salaanta kama qaado kooxdaa ajnabiga jecel laakiin ciil waxu iga qabtaa kuwaas ayay soomaalisdu la sheekaysanayaan macaa hablo xijaaban ayaad arkaysaa tii adoonka la fadhiday waraysanaya???????? markaasaad yaabaysaa tan xijaaban iyo tan is mooday ..African_American..what do they have in common?


Maalin baanu 4 ku fadhinay markaas ayaa la kaftamay carab iyo madaw iyo gaalo. sidii cid kaste loo waday macaa madaw fool xumo lagu sheegay.ayay ajaanibkii kale nagu wada marqaati fureen inay naagaha soomaaliyeed aad ugu hawl yartay inay kaxaystaan..sidoo oo kale ayuun baanu ugu jawaabanay..laakiin maxaa macaa ajaanibkii na baray?????????

Gabadh nala shaqaysa ayaan markaan sigaarka u baxo dibada ku arki jiray aydoo kaligeed lugaynaysa, dhawr cisho, cidna lama hadasho . Maalintii dambe ayaan slaamay..iska waran abaayo..waxa lagu jawaabay..Fiiiiiiiiiiican..dagaal ah.. ka dibna
way iga tagtay , way xijaabatay waan yaabay. Waxan i idhi ama ay naagtu wadaadad tahay oo ay kuu aragtay ciyaal suuq, gabadhweyna way ahayd waa ilaa 30 jir. Maalintii dambe ayuun baan arkay markay shaqada soo galaysay ayadoo baabuur qof diir cadi wado ka soo dagtay. Waan yaabay oo waxan is idhi malaa waa mid jaar yihiin. Hadana subaxii markaan shaqadii ka soo baxay 7:00am ayaan hadana ninkii oo qaadaya arkay..laakiin waxan fahmi waayay haday ajaanib doonatay maxaanu ku samaynay soomaali ahaan anagu.. habeenkii waxay la fadhiisataa mid madaw iyo saaxiibadii lunch timka.

Bal soomaali nac laakiin cadawgaasuun hano sheegin..miyaanay sidaas ahayn.

Habalha soomaaliyeed ee jooga maanta qurbada anigu waan ka quustay, waxyaabo aad u fara badan ayaan ku arkay sheekadu intaas way ka dheertahay habeen kaste waxan arkaa wax iga fajiciya..

Habeen ayaa wax club isku dilay inan iyo ina adeerkeed wuxu ku maagay ..adoonkan iskaga hadh bari marku qarac kaa dhalo ayuu kaa tagiye..wuu dhirbaaxay, intay carartay ayay adoonkii u yeedhay waa lays galay ka dibna , polickii ayaa loo yeedhay oo ninkii ayaa lagu markhaati furay. Waxan wali xasuustaa ina adeerkeed oo polisku sii wato ayaduna adoonkii ayay hoosta kaga jirtay. waligay ilaabi maayo taas.


cay iga ma aha..ee waa sabab doon..waxani waa wax aan soo arkay..wali sheekadu way soctaa..ee bal wax sheega anigu waan ku wareeree.

nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qamar

Friday, October 20, 2000 - 07:49 am
To rashiid

dee anagu waxba ma hayno afka iyo gacnta ayaa isku keen saaran

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 25, 2000 - 07:46 am
to all

maxaa dadka ayna uga hadlin topicyada muhiimka ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rooble

Thursday, October 26, 2000 - 07:18 am
Ku: Qamar

Qamareey waxaad ogtahay noo sheeg maxaa yeeley waxaa tuhmeeysaa wax wax ka dhiman nimanka soomalida.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qamar

Thursday, October 26, 2000 - 09:58 am
to rooble

waan soo wadaaye ii kaadi horta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sister

Thursday, November 02, 2000 - 03:26 am
Looooooooooooooooooooooooool ala maxaa 4 nacable isu nacableeyeen.

Qamaray maxaad tidhi walaalo hablihii maxaa ku dhacay adigu horta gabadh matahay macaanay mise waad iska dhigaysaa.

Lol Rashiid adigu waxkasta ma soo aragtay inan baa club ligu dilay ma ogtahay walaal in uu club ku Xaraaaaaaaaaaaaaaam yahay adiga iyo inanto ba in aydan joogin aytahay.

Waxaa jira rag naanabiin ah oo hablohooda geeya clubs hadhow na ka cabta ma laga yaabaa in aydun ka midtihiin kuwaas.

Hada aan idiin waramo wadamada westernku hadii run lasheego way waaleen rag,dumar,ciyaal,wayeel,
lakiin waxaa u sii daran caruurta iyo dhalinyarada rag & dumarba dabeetana waxba yaan la isku rix rixiin dhibaatada wadankan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

brother

Friday, November 03, 2000 - 03:29 am
to; sister

salaan, waa runtaa, waxaa layiri biyo kaabadani waa ku hafiyaan, iiraaniyiintii sodon sanno soo galay westrenka diintana aad ugu fiicnaa, hada waa yartahay wax muslim ahba marka, illaah ayaanu talo saaranaynaa in aanaan saas udanbaynin

waad salaamantihiin dhamaan..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Adoon ilaah

Thursday, December 28, 2000 - 06:48 am
assalaamu cv,w,w, salaan ka dib abaayo qamar waxaan jeclaan lahaay in aad si fiican u sharaxdid ula jeedadaada, maxaa yeelay, gabdhaha xijaabka diiddaayo ama lagu cunsi riyeeyo xagga shaqada ama iskuulka, yaa cunsiriyeeyo, teeda kale xiajaabka yaa waa jib kaaga dhigay?oo todobada samaawaad korkeeda ka soo waa jibiyey?marka hore tan xijaabka ka ha hadasho, oo diido, waa mid gaal ah oo diinta ka baxdo, mida tiraahdo xijaabka waa waajib laakiin aniga nafteeyda iyo sheeydaan ayaa iga qaalin noqday , waa caasiyad , faasiqad ah, oo towbada ayaa u banaan, oo diinta kama baxdo, marka waxaan u baahanahay , ina aaynu baarno arrimo badan oo yeeynaan ku deg degin arrinta, ee ula jeedadaada ku soo cadeey, adigoo mahadsan, mar xag diin hadii ay noqwotay waxay u bhaahantahay in la baaro, oo laga fiirsado, mahdsanid, assalamu c,w,w,

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.