site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Gabdhayahow ma runbaa in aad ajnabiga jeceshihiin

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Oct. 29, 2000): Gabdhayahow ma runbaa in aad ajnabiga jeceshihiin
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qamar

Friday, October 13, 2000 - 07:31 am
read my topic

ling in the west somali women

common hadeyna run aheyn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ajanabinecbe

Tuesday, October 17, 2000 - 10:39 pm
Qamar

Adigu raga ajanabiga ma jecashahay, haddii aadan jecleen mail at player_dam@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

malik

Wednesday, October 18, 2000 - 01:47 am
ajanibi fantastic i agree with u qamar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qamar

Wednesday, October 18, 2000 - 07:36 am
to all'

aniga ma dhihin sidaa ee qofbaa yiri anigu waxaan rabaa in la cadeeyo ama la beeneeyo waayo gabdnhaheena maanta cid kastey lugfta kula jiraan maxaa u sabab ah taas

do not be silly this real topic

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WArsame

Tuesday, October 24, 2000 - 05:50 am
Qamar isii emailkaada si aan uga doodno
Jaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qamar

Tuesday, October 24, 2000 - 07:01 am
to warsame

dee walaal hadaba maad soo bandhigtid aragtidada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 24, 2000 - 07:23 am
hodan
dadka isku mid ma'aha wey jiraan gabdho jecel
iyo kuwo neceb!!
waxaa jira calaf oo hadii nin ajaniba ah oo muslim ah gabadha guursato dhib malaha
wixii kale ee so baxa iyada ayeey u taalaa oo
qof wax u qaban karaa jirin
ee ma'adigaa raba nin ajanibi ah?
qof walba qumanihisa ayaa qoorta uugu jira!!

a/caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qamar

Tuesday, October 24, 2000 - 08:33 am
to, hodan

walaal maya laakiin waa su aal aan aad isu weydiiyo maxey dumarkeenu ugu badan yihiin arinkaas marka loo fiirsho umadaha kale

aniga waxaan ahey xaas

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 24, 2000 - 08:58 am
Why would I want an outsider when our FINE somali men are around? Ilaahow ajanabi ha ii tuusin! Peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RODA

Wednesday, October 25, 2000 - 12:47 am
HI ALL.

Horta jaceylka sidiisaba ma kala lahan ajaanib & somali naftuna waxey jeclaataa qofkii markas eeyka hesho,dumarka SOMALIYEEDNA idinka ayaa u geysaten
in ey idinka racaan AJANIB marka waa dhibaato
idinka aad sameysen hau bixina waa caadiyoos
byee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qamar

Wednesday, October 25, 2000 - 07:42 am
to Roda

walaal aniga waxaan ahey gabar soomaaliyeed sababta aan uga hadlayano waa inaan u waayey jawaab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, October 26, 2000 - 10:09 pm
to qamar. anaa kuu jawaabaya walaashaday. horta hadaad muslim nahay sinadu waa xaaraan. mida kale hadaad gabadh tahay ama wiil oo doonayso inaad guursato ajanabi waliba muslim ah waxaa fiican inaad guursato intaad xaaaraan ku dhici lahayd. ok aan u soo noqdo su'aashaadii kuwa raaca ama kahela ajanabi waan arkay a lot of them walaahi. iska dhaaf gabdho anigu waxaan u soo taagnaa qaar laqabo oo ragoodu magaalada joogaan oo rag ajanabiya raaca. su'aasha aan is waydiiyey waxay tahay ma ragaan dumarkooda raali galin hadayse jirto maxay dumarku ula hadli waayeeen ragooda si dhabaatada loo xaliyo. sikastaba ha noqoto kuwaas waxaan ku tilmaamay inay hoosta ka waasheen. waayo waxaan arkay gabadh somaliyeed she is around 20-25 oo lasaaxiiba 68 yrs old man. lacag kumay raacin waad ogtahay dumarka somalidu inta badan maaha materialist. intooda badan waxay u raacaan waa to have sex maaha jacayl iyo raga somalida oy ka baqayaan haday la saaxiibaan inuu sheego ama meelahaa kaga sheekooyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

afrika

Monday, October 30, 2000 - 10:12 am
isii horta marka hore roda ayaa runta shegday mida labaad ee jaceelkaan laguu shegayo dhibtiisaa badan gabdhehena somaliyeedna aad iyo aad aye ubeer jilic san yihiin. balse isjira {afrika63@hotmail.com}

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HILAAC

Tuesday, October 31, 2000 - 01:49 am
SALAAN KULIGIINBA

TO:RODA
WALAAL WAX LAGU QOSLO AYAAD HALAKAN KU QORTAAY..
KALAAY HADI EY RAGGU KU DIDEEN MAWAXAD ARDSAAN RAGGA AJANABIGA AH?? RAGGENA WAXEEY SAMEYEEN MA'ARKO OO DUMARKA SANADKAAN JOGA AYAA ISKA DHIGA DUMAAR CADAAN AH(WAA SIDAAN U ARKO)...
ANI WAXAAN KU JIRA DUMARKA SOMALIYEED RAGGA AJANBIGA AHNA NAFTEYDA IMASISO INAAN SARIIR KALA SOKACO MARKA WALAAL RAGGA HA'EDEEN RAGGA MA'AHA WAXEEY DHIBTU HEYSATO SANADKAAN EE WAA DUMARKE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

darmaan

Tuesday, October 31, 2000 - 02:19 am
s/c
to:qamar
marka hore runtu ragga kama nixiso ayeey soomaalidu tiraahdaa.
dumarkeenu haddaan runta ka hadalno waxay jecel yihiin ma yaqaanaan wax walbana waxay u sameeyaan madax adayg iyo xumaantooy ilbaxnimo moodaan.
aniga gabar ila dhalatay waxaa soo dhoofsaday wiil ay arini ka dhaxeeysay runtiina lacag uu beer ka shaqeeyey oo uu dhib badan u soo maray ayeey ahayd.
dhibkaasna waxaa iloowsiiyey mar uun gabadhaad jeclayd ha kuu timaado.
wadanka ay timid iyo kuu degenaa ayeey kala dooransiisay aakhirkiina wuxuu yimid kii ay joogtay ayadoo ku andacoonaysa in walaalkeed halkaan degen yahay ayna fiican tahay in la iskaashaddo oo ah arin macquul ah.
magaca ilaahay baan ku dhaartaye iyagoon is arkin ayey waxay saaxiib la noqotay mid ka shaqeeya kaamka ay ku jirtay.
markaan weydiiyay sababtana waxay iigu jawaabtay go,aanka anigaa iska leh waxaana xaq kugu ah seedigaaga cusub in aad isbarataan .
haddii aadan raali ka ahayna adiga iska daaye dhamaantiin haddii ay ii sinmaan isagaan raacayaa.
marka ha la isweydiiyee nin aadan aqoonin dhaqan aadnaan wadaagin diina aadnaan wadaagin jacaylka intaa la,eg ma u qaadi kartaa muddo 15cisho ka yar.
aniga xageeyga waa maya.
wiilkii ayaan waxaan ku iri dhibaatadda aan kaa yareeyo lacagtii kaa gashay aan kuu celiyo taasuu iga diiday maadaama cideena iyo isagu ay aad isugu dheeraayeen.
ilaah mahadii gabar wanaagsan ayuu guursaday ciyaalna wuu leeyahay.
aniga iyo ayadiina muddo 10sanadood ah war iyo wacaal iskama hayno.
taas waxaan ula jeedaa aqoontoo ku yar iyo diintooysan aqoonin iyo tarbiyadda waalidkoon cilmi ku fadhin ayaa isugu darsamay.
hadda oo aan turkey joogo waxaan arkay gabar soomaaliyeed oo u timid turkey in ay yurub ka aado oo la qabsatay kii ijaarayey hoteelka ay degenayd walaahi luuqad aan turkey ahayn ma yaqaan iyaduna soomaali taasoo ay iskala hadlaan gacmaha sidii laba qof oo dhagoola ah.
marka haddan fiiriso dumarkeena wax aad ku sheegto ma taqaanid.
jacayl ajnabi ma aha nacayb soomaaliyeed ma aha sharmuutonimo ma aha.
wax lagu sheego lama yaqaan ee qof walboow inta adiga ku hoos timaada si fiican ugu dadaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qamar

Tuesday, October 31, 2000 - 06:38 am
T Darmaan

walaal aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahey expeirienciga aan nala wadaagtey

hadaan soo gaabsho hadalka anigu waxaan u arkaa jaahilnimo marka hada waa inaan ogaanaa noocee jaahilnimo


Qmaar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

olol

Tuesday, October 31, 2000 - 11:24 am
to:qamar afkada suubso calosha wax kurebo se wax ujiran waa ku hurguftay tartiibso mugo anaa ku maq lay qof kale u kumaqlinee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALABAMA-MAN

Tuesday, October 31, 2000 - 03:22 pm
qamar iyo dalmar

waad ku mahad san tihiin sidaad sheekada u wadaan

anigu waxaan qabaa in ay tahay Maangaab nimo
maan gaab nimadu waa jaahil nimada tan ugu xun
waa ayo qofku kama fekerayo barito ee wuxuu arkaa maanta oo keliya ama inta indhihiisu qabtaan

hadii aan dib u eego dhaqan keena Soomaalidu
waxay ahaa yeen reer baadiye 60sano ka hor say u badan yihiin dhaqanka reer baadi yuhuna waa maanta
bari kama fekeraan taasi waxay keen tay in Soomaalidu markay maraykan, Canada iyo yurub soo galeen arkeen Dhaldhalaal been ah iyo dhilaysi aan dadku u arag khalad taasi maxay kaliftay in wiil iyo gabadh la sinaysto oo wax aynu la yaabi jiray markaynu dhulkeena joognay ay caado inoo noqoto.

ta gabdhahaa muuqata laakiin wiilashuba waa lamid
laakiin gabdhuhu mar haday gaalada raacaan ma soo noqdaan oo waxay isyidhaahdaan la idin ma rabo ee maaha in ayan rabin Raga Soomaaliyeed.

ANIGU BAL AAN ISKAGA KIIN WARAMO

1. WAXAAN AHAA DADKII SOO GALAY MARAYKANKA 1983
SHARCI MA HAYSAN WALI GAYNA NAAG AJNABI DAAYOO NAAG SOOMAALIYEED LAMA SEEXAN, MARKAAN MARAYKAN IMI WAXAY NOQOTAY IN AAN NAAG RAADSADO AJNABI AH
OO AAN SHARCI KU QAATO WAXAAN HELAY MID MARAYKAN AH WAAN GUURSADAY SHARCIGII BAY II SAMAYSAY
NAAGTAA QADHMUUNKA IYO WAXA KA SOOO URAYA WAAD YAABAYSAA MARKA AAD AGTAAGAN TAHAY WAY WADA UDGOON YIHIIN OO DHARKA IYO BAY WAX KU BUUFIYAAN LAAKIIN MARKAY ISKA SAARAAN WAA SANKA QABSO.
ANIGOO YAABAN AYAA ILAAHAY IGA FASAXAY 1987KII ANIGOO ILAAHAY U MAHAD NAQAYA AYAAN WAXAAN HELAY INAN SOOMAALIYEED 1989KII WAAN LA SHEEKAYSTAY WAANA GUUURSADAY MARKAASAAN WAXAAN OGAADAY IN NAAGAHA SOOMAALIDU NAAGO UGU FIICAN YIHIIN
WAXAAN BILAABAY IN AAN HABEEN IYO MAALIN ILAAHAY U MAHAD NOQO, OO AAN KA CARARO MEESHAAN GAALO KU ARKABA,
2. NAAGTII MARAYKAN KA AHAYD EE AAN FURAY ILAA IYO 1998KII WAA IDABA JOOGTAY WAXAYNA LA SAAXIIBTAY WIIL SOOMAALIYEED WAXY TIDHI NIN AAN SOOMAALI AHAYN GUURSAN MAAYO

ILAA HADANA MARBA MIDYAR OO SOOMAALIYEED AYAY LUUQA LA GASHAA OO AAN WAXABA OGAYN

TAASI MAXAY KU TUSAYSAA IN
1. GABDHAHA SOOMAALIYEED GABDHO U FIICAN YIHIIN
2. RAGA SOOMAALIYEEDNA RAG U FIICAN YIHIIN


WORD OF ADVISE FOR MY PEOPLE MEN AND WOMEN

HADAAD RAACDI AJNABI WAA IN AAD OGAATAA IN AAD KA SOOO NOQON KARTI WAY NUNA WADA OG NAHAY IN AJNABI UUU SAN NAF LAHAYN HADAAD JUMAYKAN AMA TALYAANI AMA XAARKALE AAD WASTAY WAA CAADI LAAKIIN HA MOODIN AY KUU DHAMAATAY WAAD KA SOO NOQON KARTAA
MARKAAD RABTID.

PEACE,
ALABAMA MAN

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.