This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Sunday, October 15, 2000 - 02:50 pm ASALAAMU CALAYKUM WALAAL WAXAAN RAADINAYAA GABADHAAN NOLASHA LA'QAYSANLAHAA GUUR XALAAL AHNA AYNU ISUGU IMANLAHAYN ILAAHAYNA RAALI KA'YAHAY. WAXAAN DOONAYAA GABAR DAGAN USA QAAS AHAAN MPLS MN WAA HADII AAD GUUR DIYAAR UTAHAY WAXAAN 23yrs GABADHA AAN DOONAYANA WAA INAY IGA YARAATAA DHARERKAYGUNA WAA 5.3 CULAYSKAYGUNA WAA 140 FADLAN WAA HADII AAD DAGANTAHAY MPLS AMA ST.POUL EAMAILKAYGUNA WAA CALAFDOON@HOTMAIL.COM WASALAAMU CALAYKUM
| |
Monday, October 16, 2000 - 10:45 pm My friend U sound disparate, Ilaahay haguu sahlo waxaad raadineysid, laakiin waxaan ku oran lahaa you are the wrong address, now days can never trust internet females because they lie about every thing, there will be guys who will send you e-mail and tell you they wanna know you, bro don't be stupid, u can do better then that. by the way I live MN and there is females every where go find one for your self instead of the net.
| |
Tuesday, October 31, 2000 - 07:42 am aboowe hanad siduu sheegayba ma'aamini kartid gabr soo gashay internet waxaa tahay wiil yar 23ka hadii ay run kaa tahay waxaa ku ficnan laheyd in aad raadiso qofkuu qalma meesha aad jogto waxay ila tahay gbdho wey joogaan aad meelaha somalida isugu yimaadaan gur waxaa ka horeyso isbarasho/jaceyl guurki deg deg lagu sameeyo furinkisa waa fudud yahay!! waxaan kuu rajeyna ain aad sida uugu dhaqsaha badan ku hesho mid kuu qalanta (aamin)
|