site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

HABLAHA SOOMAALIDU RUNTII INAY KACSADAAN MA DHABBAA, MISE MAAHA DHAB

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Oct. 29, 2000): HABLAHA SOOMAALIDU RUNTII INAY KACSADAAN MA DHABBAA, MISE MAAHA DHAB
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 18, 2000 - 12:41 am
Hablayahaw, Su'aashan ha u qaadanina cay iyo qalad. Runtii waa Aqoon korodhsi iyo cilmi, waana in si dhab ah looga jawaabo.

Waxa la wada ogsoonyahay in "Clitor" ama Kintirku yahay xubinta ugu wacan in Naaguhu dareemaan kacsi. Waxa kale oon wada ogsoonnahay in Hablaha Soomaaliyeed laga jaro xubintaas. Markaas hadda siday u kacsan karaan.
Kacsiga hablaha Soomaaliyeed ma dhabaa, mise maaha dhab?. Kacsiga ay hablaheenu sheegtaan Ma Physical feeling baa mise waa Psychological one

Fadlan dooddan halaga qaybqaato.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

malik

Wednesday, October 18, 2000 - 01:44 am
aad ayaan ulayaabana hablaha somalida kacsigooda in uusan jirina laba cali isma waydiinayso... lakin waxaan u malay nayaa in ay niyadu aad uga kacsadaan ,,,,,,,

wiil miskiin ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UNKWON

Wednesday, October 18, 2000 - 02:38 am
PEOPLE, DON'T THINK ME SICK, BUT FOR A WOMAN THE 'C' IS NOT THE ONLY PLACE IN THE BODY THAT CAN CREATE AN ORGASM,THERE IS ALSO THE NECK, BREASTS, TUMMY ETC. YOU KNOW, STROKING AND ALL THAT, THAT WORKS TOO!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 18, 2000 - 11:16 am
TO:UNKNOWN

LA ISKUMA HAYO, IN XOODAAMINTU KEENI KARTO WOXOOGAA XADANTO AH OO HABLUHU DAREEN YEELAN KARAAN. LAAKIIN WAAXAN KA HADLAYNAA KACSI DHAB AH.
ANIGU WAXAN MAQLAY INAY BADANKOODU XITAA XANJO ISKA CALASHADAAN MARKA SHAQADU SOCOTO, OOY DANBA KA LAHAYN WAXA JIRA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UNKNOWN

Wednesday, October 18, 2000 - 01:50 pm
ANONYMOUS: CHEWING GUM???? I DON'T THINK NO WOMAN IS THAT SENSELESS, NO MATTER WHAT!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rooble

Thursday, October 26, 2000 - 07:42 am
Dhibaatada soomalda heeysata waa jahli dhab ah weeyna ka xishoodan runta.
Hadaan kaaga jawaabo su aashaada dumarkeena waxaa aad u dhibaateeyey sadaad sheegtay gudniinka laakiin waxaa´jira qaar aad u kacsada si weeyn, qaarkoodna eeyba jecelyihiin in ninkooda ka shaqeeyo mar kasta dabcan haddii eeysan jirin xanuun ama walac eey la dhibaateeysantahay.
Waa run in kitirku uu yahay meelaha dumarku eey sia badan aadka uga kacsadaan laakiin waxaa jira meelo badan oo la mid ah sida naasaha caaradooda oo kale.
Haddii aan nahay raga soomaliyeed hablaheena qeeyr allaha siiyo wax noo dhaama waligeen ma heleeyno.
Waxaase muhiin ah in aad wax loo barto iyadaa wax kasta oo dhib ihi naga xalili doonto, Inshaa alah!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

olol

Tuesday, October 31, 2000 - 11:29 am
dumarka in ey xanjada kacsiga kababineyso ali iyo abdi is maweydiiney sooooooooooooooo???????????

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.