site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

GABADH I SOO KAXAYSATA MA LA HAYAA

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Oct. 29, 2000): GABADH I SOO KAXAYSATA MA LA HAYAA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qoslaaye

Thursday, October 19, 2000 - 08:35 pm
Gabdhoow ani waa wareeray,waddan dunidda sadexaad ah aan joogaa ,wixii meeshaas laga baran lahaa waan bartay..soomaliyana uma noqon karo,asxaab badan oo soomaali aha oo ila mid ahayd gabdho caddaan ah ayaa kaxaystay,aniga laftayda wax inay i kaxaysta raba waa jiraan,laakiin fursada yaan u soo bandhigayaa gabdhaheena...gabar iigu timaadda meeshaan joogo,dabadeed i kaxaysata
mana xumiye ogoow ..rashinka waan karin aqaanaa ,aqoona iguma yara,buug badan oo jacayl ah waan akhristey marka si fiican baan kuu madadaalin.geesiyad ma tahay,ma abuuran kartaa noloshaada, soo dhawoow!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NO Mercy nigga

Friday, October 20, 2000 - 03:19 am
Qoslaaye sad motherfucker, balaayo ku dagtay,
What the •••• are u talking about man,no girl is interested looser like you, so stay africa and die
slow mother fucker

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qoslaaye

Friday, October 20, 2000 - 11:20 am
war ninku cay badanaa ,malaha hooyo iyo aabbe fiican ma dhalin oo wuxuu ahaa derbi jiif
"kuuma yeeranoo kaalay kuma orane ka joog adiga maahee",waxaan rabaa waa gabdho...if you are "gay"
sory !!! iskuma fiicnin ,anigu gabdho doon baan ahay.
gabdhaha soomaaliyeed..think like this!!
1-ragga qurbaha idinla jooga runtii waad ka aqoon badan tihiin ,sidaa darteed isku dooni idinma qaado"waxay ku yimaadeen qacdii,waxna maysan baran"
2-dhibtii dagaalkii sokeeye baa maskaxdooda ka buuxda,intuusan kula sheekaysan ka hor waa inuu ogaadaa reerkaad ka dhalatay
sidana fiiri
1-waa nin dad aqoon ah ,dumar aqoon ah ,cid walba la soo dhaqmay ,fahansan guurka gabar soomaaliyeed iyo gabar kale farqiga u dhexeeya,mudnaanta koobaadna siinaya gabdhaha soomaaliyeed maadaama uu ogyahay aqoona u leeyahay gabar shisheeye waxay guddo iyo waxay gasho.
2-aadan ku dhaliilayn aqoontiisa iyo waayo aragnimadiisa,markuu fursad helona sidii ugu habboonayd uga faa'iidaysta
3-da,diisu waa 31sano dhererkiisu waa 1.98m,midabkiisu waa casaan,culayskiisu 82kg.
wuxuu jecel yahay muusiga ,aad buu ugu fiican yahay qoob ka ciyaarka,filimada kaba sii daran,kubadda cagta ,teniska ,baasketka ,table teniska "ha can be profitional"
intaas waa astaamahaygii,gabadhii geesino ku jirto dooneysa "adventure of love",gacmo furan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hodan

Saturday, October 21, 2000 - 10:48 am
qoslaaye,

Aboowe anaa is qadimaaya haba la iga raacdee! aanba kugu khasaaree ee sidee u eg tahay. ma xoogan tahay? walba shaqo fiican ma qaban kartaa?.

hodan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RICHGIRL

Saturday, October 21, 2000 - 01:41 pm
He used to be Xamaali Furda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sama katalis

Saturday, October 21, 2000 - 04:47 pm
TO RUQIYA
aad baan ugu farxay eragaaga is qadimida
ee maadaama uu yahay 1.98 hight 82 weight
xaga hoosena kaba siidaran ee yuu kugu dhaafin
hadaad ubaahantahay talo dheeraada igalasooxiriir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sama katalis

Saturday, October 21, 2000 - 04:49 pm
TO HODAN
aad baan ugu farxay eragaaga is qadimida
ee maadaama uu yahay 1.98 hight 82 weight
xaga hoosena kaba siidaran ee yuu kugu dhaafin
hadaad ubaahantahay talo dheeraada igalasooxiriir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sama katalis

Saturday, October 21, 2000 - 04:50 pm
TO HODAN
aad baan ugu farxay eragaaga is qadimida
ee maadaama uu yahay 1.98 hight 82 weight
xaga hoosena kaba siidaran ee yuu kugu dhaafin
hadaad ubaahantahay talo dheeraada igalasooxiriir
ageele@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sama katalis

Saturday, October 21, 2000 - 04:51 pm
TO HODAN
aad baan ugu farxay eragaaga is qadimida
ee maadaama uu yahay 1.98 hight 82 weight
xaga hoosena kaba siidaran ee yuu kugu dhaafin
hadaad ubaahantahay talo dheeraada igalasooxiriir
ageele30@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Saturday, October 21, 2000 - 06:56 pm
Ani xitaa wax Ameerica ka wadan lahaay aan rabi.
.
.
Ee yaa wato gabdhoow meel kasta meeshaa rabtaan igeesto?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qoslaaye

Saturday, October 21, 2000 - 10:39 pm
HODAN:
Soo dhawoow,qasaari maysid taa anaa huba
shaqadaan qabanayo??????
"girl i wanna make you sweat,sweat that you cannot sweat no more,and if you cry out i wanna push some more":O!!.....sorry i don't mean to annoy you,just making you smile.
abaadirr@hotmail.com iga soo raadi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samia

Tuesday, October 24, 2000 - 07:44 am
a/caleykum
qoslaaye maxaa ka rabtaa naag ku wadata meesha aad jogto ma jogaan gabdho somali ah?
ma kula tahay in gabar somaliyeed afrika kaa soo wadeyso?waad riyooneysaa ee indhaha kala fur!!
hadii ay dhacdo in aad hesho mid ku soo wada
ogow in gabdhihii somaliyeed is bedeleen oo hadii aad waxay rabto sameyn aay kuugu wacayaan police oo guriga kabo la'aan lagaa dejinaayo!!
waxaan kuu rajeynaa in aad hesho mid kaa ag dhow(isku meel)ku fahamta ku jeclaata

a/caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qoslaaye

Wednesday, October 25, 2000 - 06:50 am
to:samia
warba waxaad ku deysaa waxaan rumaysnahay in gabdhaheenu yihiin kuwa ugu wanaagsan uguna sharafta badan "i have the most respect for them"
911,nimaan la fahmeyn baa loogu yeeraa!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samia

Tuesday, October 31, 2000 - 07:29 am
qoslaaye
oo hadi lagu fahmi waayo ma diyaar baad u tahay in lugugu waco 911ka?
adiga ma jogtid afrika ee runta maa sheegtid?
waan kugu racsanahay in gabdhaha somliyed ficanyihin ma ku dhihin wey xun yihiin
qofba si buu wax u arkaa ee qalad ha iga fahmin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qoslaaye

Wednesday, November 01, 2000 - 05:14 pm
to:samia
waad fiican tahay haddaad ila garatey inay gabdhaheenu wanaagsan yihiin,oo haddaaney wanaagsaneyn waa horaan ka tashan lahaa.
samia waxaan filayaa inaanan sheegin meeshaan ku noolahay!!
AFRICA...why not..."hello africa tell me how you doing,hello mother land tell me how you doing!"
"you know one day the war will soon be over and africa will be united,we will exit out of the darkness and i see the light"
keep going

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qoslaaye

Monday, November 20, 2000 - 12:27 am
hi girls ,whats wrong,no body is showing around,
ma yarad baad rabtaan!!.waan ka xumahay digaag baan dhaqan jirnoo dagaalkii sokeeye bay qaar ku shahiideen ,qaarna waa qaxooti oo meelay iska dhiibeen garan maayo.kolleeyba summad bay lahaayeenoo markii nabad la helo ayaan ka soo ceshan cidda dhaqaneysa.marka don't feel disappointed..let the good times role

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.