site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaa i jecel gabar aan ilma adeer nahay

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): Waxaa i jecel gabar aan ilma adeer nahay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdulkadir mohamed

Saturday, October 21, 2000 - 05:30 pm
rutii walaalayaal waa arin ihaysata oo kusaabsan aniga iyo gabadha aan ilma adeernahay taasoo aad ii jecel doonaysana inaan nolasha qaybsano isla markaana familigun aad bay iigu dirqinayaan inaan guursado laakiin anuigu wax jacayl ah naftayda kumahayo bal ila taliya waxaan samayn lahaa.
arintana yaan kaftan iyo cay lagu soo darin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haboon

Sunday, October 22, 2000 - 05:57 am
Assalaamu caleykum.
Walaal abdulkadir ugu horeyn uma arko wax dhibaataa in ilmo adeer la isku guursado,balse waa nolol aad u qurux badan markii jaceyl iyo ixtiraam meesha yaalo.Hadaba hadii aadan ugu hellin xag guur u sheek oo kudheh walaaltinimaan kuu jeclahay mana doonayo in ay wax kale soo dhex galaan,insha'allah way ku fahmi wayna badali dareenkii ay kuu heysay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sakariye

Friday, January 19, 2001 - 04:30 pm
aslamucaleykum/ to abuukar horta aniga ahaan waxay ilatahay dadka ilmadeerka ee is aroosaya waa laga fiicana yahay ilmaheey dhalaana hadey waxa noqon waxa barashada kuma fiicnadana macna waxaan kawadaa inta badan ilmadeerka iyo ilmaab tiga waxay dhalaan dad jiis ama meel la.na marka mafiicna ka dheerow cidana u sheeg dhibaatada ka imaan karatana nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hibaaq

Saturday, January 27, 2001 - 12:43 pm
Sakarye,Waxaas aad sheegeyso waa waxkamajiraan,inagaa aragnay ciyaal yar yar oo waalidkood ilmo adeero ama ilmo eedo yihiin oo waliba inagaas waaweyn inaga aqli badan.marka kuma xiro ee waxa weeye wixii ilaah kusiinayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shukri

Wednesday, February 21, 2001 - 11:55 am
TO:Abduqadir
Asalaamo Calekum.
Walaal waan kusalaamay.
Walaal wax dhib ah majiraan haddii aad guursatid gabar aad tihiin ilmo adeer waliba ee waalidka kulajecelyihiin.
Mar waliba kafiiri Qofka aad guur saneesid Rabi makuu baneeye guurkeeda Marka wax dhib ahi kumajiraan in aad guursatid.
Walaal waxaan kuleeyahay guurso ina adeertaa meel cidla ahi ha ugutagin Jaceelkeeda.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.