site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxan Xirii lalahaa Gabar Somaliyed mudo hal Sanno, ee ila taliya walayaay?????????

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): Waxan Xirii lalahaa Gabar Somaliyed mudo hal Sanno, ee ila taliya walayaay?????????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kaley

Thursday, October 26, 2000 - 03:26 am
Dear Aqyaarta Saxiibul talada iyo aqliga ahoow.

Walalayaal waan idin salamey marka hore mida Islamka waxaan saxiib lahaa gabar halsanno waxaan waxaan damcay in aan aan ka qabasado hase ahaatee wey ii diidey anigoo markaa damacsan in ay bikro tahay iyo in kale in aan ogaado, tan ugu horeysa xaraan ayaan ku dhicilahaa hadana ayadiibaaba mariwaayey waaa wax aad mucjiso ila noqdey ee saxiibayaal sideen kayaa.
BY:Nin ku sigtey macsi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

luul

Tuesday, November 21, 2000 - 03:48 am
walaal waad sigatay ilaahay ba aku cay miyey ee u mahadnqa gabadhaan waad sigatay hadii gabadha a mid habar qabtaa ahaan lahayd 2 diinuba macsiyaad gali lahaydeen hadaysan gabadh gabár fiican ahayn
walaal laakiin waxaan kuwaydiin adi see kugu bareertay gabar walaashaa ah oo aad 1 sano oo dhan aad la sheegaysanaysay inaad sharafteeda ku ciyaarto ? miyaadan jeclayn adi gabadhaa oo aadan rabin inaad guursato ee gaab si ugu qoortay ?
gabadhaa gabdha aad iyo aad u fiicna oo sharafteed iyo cabsida ilhay kudheer bay ahayd masha alaah
adigana waxaan kuu sheegayaa haddi aad rabtay inaad ogaato gabadhaa inay tahay bikro
shaki uusan kaagalin haddaba say adigoo ay kula sucoday 1 sano bay kudiidayey waa badan yihiin inta wiil somaliyeed jecel inay ku ciyaarn gabdha dha laakiin wa agabar iyo qof nimadadeeda
adigana qoftaa xasuus bay kaa mudantahay

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.