site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Minyaro iga fog iyo mimwane ila joogta (Qiso Dhab Ah)

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): Minyaro iga fog iyo mimwane ila joogta (Qiso Dhab Ah)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maxamuud

Friday, October 27, 2000 - 09:37 am
Waxaan rabaa in aad arintan talo iga siisaan.
Waxaan joogaa wadanka sweden, xaaskii waynayd iyo caruutiiba way ila deganyihiin.Minyaro aan dhawaan mehersaday oo 20 jir ahina Afrika ayay ii joogtaa,Xaaskayga aan la daganahayna way ii ogahsahay,markaa seddex dhibaato ayaa ihaysata oo sidii aan u xalin lahaa ayaan talo uga baahanahay.
1-Wadanka seweden in aan laba xaas dalbado la iima ogala.
2-Reerkaygana somaaliya kulama noqon karo xaga dhaqaalaha iyo nolasha awgeed.
3-Ma awoodi karo in aan marwalba dhoofo oo aan so fusahado xaqii minyaradu igulahayd xaalada dhaqaale awgeed.
Hadaba walaalyaal maxaan yeelaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeqa

Friday, October 27, 2000 - 10:45 am
Asalaamu alaykum!
Walaal waxaan kuula talin lahaa in aad mida yar iska furtid,sababta oo ah sidaad sheegtay ma´awoodid in aad qaybsantid
Wacalaykuma salaam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Toronto

Friday, October 27, 2000 - 02:49 pm
Mahamoud waxaan kuu sheegaa marka hore inaad rabto inaad ka xaarto futo aadan laheyn waayoo
maxaa u lugoyneysaa gabarta yarta ah haddii aadan lahayn awoodeeda dhaqaale aadana ogtahey xaalada waddanka aad ku nooshahey arintaadana talo uma baahna ee caqligaaga ka tasho nin rag ah ayaad tahey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Saturday, October 28, 2000 - 10:26 am
Talo xumaa ninku.
.
Sheekh maxaa markii hore kugu watay miyaadan ka fekerin amuuraha kugu soo food yeelan doona?
.
.
Ma xaas qura ka badan baa la guursadaad dhegta ka maqashay, dhegtu haku dilaacdee?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QADAR

Sunday, October 29, 2000 - 03:34 pm
TAN YAR ISKA FUR
FUTURE KANA KAFAKAR INAADAN WAXAA SOO KALE
AADAN SAMAYNIN WAAYO QOFDHAN AYAAD KUDHESHAY???????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qalanjo

Monday, October 30, 2000 - 10:20 am
Imaan la'aan baa kuu keentay waxaan oo dhan ee walaalow hada kadib intaadan falin ka fiirso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 30, 2000 - 04:48 pm
to mohamaod
Wallal runtii talo fiican laguma siin maxaa yeelay talada noocaas oo kale ah halkan kuma qurux badna waxana ku badan cadowgeeda oo ah dumarka iyo waxan tala dhaamin, balse wxaan ku waafaqsanahay ayaa jira talooyinkaas kor ku xusan .Anigu waxan ku oran lahaa adkeyso oo meesha iska qaad maxaa yeelay guurku culays ma keeno haddii uu marka hore daacad iyo talo ku yimid waxaa kawadaa reerkani dhaqaale aad la jahawereerto kaagama baahna maxaa yeelay gaaladaba waxaad ugu keentay inay kuu biilaan markaa xaaska soomalia kuu jooga haba keenin dhulkan gaalada waayo talo xumo lafteed haddii labadaba badweyntu kaala degto. Ujeedaaydu waa inaan ku tuso arintaadu waa dhaqaale keliya Sweden waan deganaan jirey marka waxaan arkaa inaad ku filan tahay dhowr boqol doolar oo ladiro, hadii kale oo aad wax iska tiirin weydo labaduba way ku furayaan

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.