site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan rabaa in aan guursade (Waa in ay si culus u gudanthay)

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Feb. 16, 2001): Waxaan rabaa in aan guursade (Waa in ay si culus u gudanthay)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jamaal

Monday, October 30, 2000 - 01:03 pm
Waxaan ahay nin gaadhay heerkii guurka oo aad ugu bisil diyaarna u ah in uu si wanaagsan u dhaqo reerkiisa.Laakiin waxa aan rabaa waa gabadh qodban oo aan waligeed hoosteeda la taaban oo jiq ah. hadii kale yayna isa soo lugayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GANTAL AAMIIN

Monday, October 30, 2000 - 11:57 pm
waan ku salaamey duqa marka hore.
salaan kadib .
war maxaad ku fashey qod qodobka waa dhibaato sooc ahe mise waxad leedahey niyadeydaa ku faraxsan oo markey gabar noocaas hesho wey degeysaa oo guurkaaba ku dhan ..........
war talo lagu sii odeyga ..........
waxaa laga yaabaa inaad markaad hesho mid qodban
iney ku qancin weyso sababtoo dareenkii raaxada oo dhan waa laga tirtirey halkaasna fikrad baa kujirta oo ah no sexy marka aniga fikrad ahaan waxaan ku lee yahey qoftaad raadineysid waa handcup oo qeyb baa jirkeeda kamaqan .
marka qofta saxda ah oo kugu fiican waa taan qodbaneyn oo bikradana ah waa bikrada ilaahiga
taasaana kuu raaxo badan guurna ku fiican ee raadi waxaa laga yaabaa inaad heshee waxba dheg haudhigin dhaqan gaboobey ee fircooniga ah .
marka qoftaas aan kuu sheegey raadi rabina talo saaro ayadana ogow waa bikrada saxda ah oo sheekadu aqirka runtey tegeysaa oo waxaa laga yaabaa inaad intaad raadineyso qodqodob aad lakulanto mid xun oo kor kaqodban oo hoos hool ka ah oo lasoo dayac tirey oo jecel iney dagto wiil G.D .AH FIKRADA AAD HADA WADATO AAMINSAN
DUQA SIDAAS IYO TALO WACAN ISMA DHAAFNO
KHEYR BAAN KUU RAJEYNAYAA IYO QOFAAD KUQANACDO
IYO MUSTAQBAL FIICAN .............
QORE GANTAL AAMIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

luul

Tuesday, October 31, 2000 - 03:48 am
To Gantal aamiin:
walaal waan kuslamay marka hore marka xigta waxaan ku waydiin adi miyaa soo arkay naag qudban wa adiga warka ka bixinayee mise waa war aad maqashay oo ?
wax xaqiiqa ah baad haysaa jorta?
su alayda kale ee aan adiga ku waydinayo waxaa waaye
horta qofku dareenkiisu ma buuryadaa ?
gabdha gudan waa cad ba alaga gooyeu wa arun laakiin ka fiirsateenm hadii aad somali tihin gabadh cad kaa yar ee kintirka ah inuu ku xiran yahay gabadha dareenkeeda ama kacsigeeda?

itaa iga soo jawaab ?
ani waxaan ahay garab somali yeed oo la qodbay
wax læa qudbay ama wax kashegi karaa waa ani iyo tiikale eilamaid ah markaa ani darenkayga wax uu u dhibay gudin majto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HASSAN

Tuesday, October 31, 2000 - 03:19 pm
HASSAN

TO LET YOU KNOW BRO ..YOU SOUND LIKE LOW QUILITY BRAINED THOUGH YOU SAID YOU ARE OLD ENOUGH ...FIRST OFF A DO YOU MARRY FOR SEXUAL PREFERENCES
THAT IS THE WAY YOU SOUND LIKE WALAAL..MARRY FOR YOU LOVE NOT FOR THE PLEASURE OF IT ...TALKING ABOUT ABOUT GENITAL MUTALITION ..YOU MUST BE BROUGHT TO BOOK FOR ENCOURAGING SUCH A EVIL ACT .
IF YOU EVER HEARD OF LOVE ..THERE IS FEELING CALL LOVE THAT BLINDFOLD YOU AND SEES ONLY ONE PERSON ,
IF YOU NEED HELP UNDERSTANDING MORE OF THIS FEELING WRITE TO ME @ hassandiriye@hotmail.com
YOU ARE HIGHLY WELCOME ..WALAAL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saamiya

Tuesday, October 31, 2000 - 05:19 pm
hassan thanks walaal
i totally agree with ya
ppl mary for love anyway i think this guy doesnt know anything abt love n marriage.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HASSAN

Tuesday, October 31, 2000 - 06:05 pm
YOU ARE WELCOME SAAMIYE
I THOUGHT THERE IS REAL NEED TO INTRODUCE LOVE TO OUR SOCIATEY AS IN GENERAL (MAN) AND (WOMEN)..
OUR LIFE IS EMPTY UNLESS WE UNDERSTAND SOME PRINICALS THAT LEADS US TO GREAT LIVE AND SUCCESSFUL MARRIEGES ..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Black Spider

Tuesday, October 31, 2000 - 10:01 pm
First of all, its important that man initiate his marriage with a virgin girl absolutely. Or else, with one having a proven true islamic record. This includes a realistic background from her ex-husband. No one can just marry cause he want to be a family. Stick on your ideas, but not necessarily brutal circumcision practiced in our country and elsewhere. I mean just virgin if you understand

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QADAR

Wednesday, November 01, 2000 - 09:35 am
I AGREE WITH A BLACK SPINDER
INTERESTING BROTHA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALI DHUDE

Wednesday, November 01, 2000 - 01:03 pm
HOW MANY MEN LOOK FOR SEX OUT SIDE MARRIEGE ?SISTERS HAVE THEIR SIDE OF THE STORY TOO ..INORDER TO PREVAIL FREEDOM AND EQUILITY VIRGITY SHOULD NOT BE A BARRIER TO MARRIEGES..UNLESS YOU ARE SURE YOU ARE VIVIRING ,THEN YOU CAN LOOK FOR SOMEONE ON THE SAME BOAT ...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soomaali

Wednesday, November 01, 2000 - 11:57 pm
aqyaarta waxan kuhadlaa sadexluqadood
denish ,english, andfrench.marka kuligood waxaan ogaadey inuu soomaliga aan udhashey inuu kamuhiimsan yaheymarka plzidinkoo kacaroon oraahdeyda luqadiina hooyo kuqora isagaa idiin qeyr roone . ogaadana idinka iyo wadamada aad luqadooda ku hadleysaan tartan baa idinka dhexeeya wuxuu doono ha ahaado marka yaa asxaabii afkiina hooyo weyneyya oo hayasina
asaga inaad leedihiina naftiina usheega .
taasna waxaan ulee yahey gabar baa damacdey
iney qeybtan aqrisato marka luqad kalaadkusoo qorteen wey fahmi weydey markaasey raadsatey turjubaan taasina waa ceeb inan afkeena hooyo wax kabaxsan iskula hadalno
marka tankale doodana wada talada keena aad iyo ayaad u fiican tihiin xaga wada hadalka
runtiina waadku mahasan tihiin saadwax ula talineysaan taasna waan idinku raacsanahey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jantal aamin

Thursday, November 02, 2000 - 12:08 am
to -luul HI- ok sis luul salaan kadib
waan kusoo qoraaya jawaabtaad iga codsatey marka hasugi waayin .
mida kaleeto afkeena hooyo halagu qoro soomaali fikrada halagu raaco waa wadaniye
hasan . samiya , black hude .
peace akhyaarta
jaaw later today

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gantal amiin

Thursday, November 02, 2000 - 02:34 am
gantal amiin luul abaayo marka hore waan ku salaamay waan garankaraa waxani waa dhaqan in hooyo kastaa ay mariso gabadheeda jidkii ay soo martay si ay uga aarsato,aniga lafteyda waa igu dhacday gabdho badan ayaan la sheekaystay wax dareen ah ama rabitaan nin waa ka maqnaa marka taas iyada (koran)waa ratiga ama wanka marka xiniyaha laga bixiyo aniga naftaada cadeyn kugu filan waad haysataa oo waa aragtaa inay dabo waaweyn yhiin.sida saxda ah hadaan runta u nonoqo waa in la wada shaqeeyo inkastoo aad adigu tiri kacsigaygu waa waalan yahay waxaan u maleynayaa in sakiintii gafuurka qaar aysan qanjaruufan amaba aad dhiig ka keentay duqdii ku habeyneysay amaba qodxihii danbe lagaa ilaabay anyway waxaan u maleynayaa in aad ka fakatay dhibaatadaa.XUBINTAA waa xubin muhiim run ahaantii kacsiga ayadaa sabata ayaan anigu qabaa wixii dheeraad ah ila soo socodsii ha kuu macaato luuuuuul

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdiyare

Thursday, November 02, 2000 - 08:39 am
Waxa laga daawdan wadanka Swedn gabadh somaliyeed oo gudnaan jirtay markii danbana ay isjecladeen nin Swedish ah waxayna isska duubeen filin ah sida ay isgu galmoodaan,wuxu ninka cadi ka hadlayaa ina gabdhan somaliyada ahi ay aad u dhibanthay qaabkii aad isku badalay raaxaduna ka dheertahay waxa ay aad ugu baabinayaan hablaha la midka ah ee sida kuwa soomalida ah.
Dhibaatooyinka kale waxa ka mid ah in ay caadadu dhibto gabadha la gudo oo ay xanuun u keento taas oo sababtu tahay in ayna si nafis ah uga soo wada baxayn.
Waxyaaba badna kolay gabdhaha ayaa inaga og ee aan hableheena ka ilaalina cadaada foosha xun.
Odaygan waalana ha is marjiyo ama caag xidhan ha soo gato.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

luul

Friday, November 03, 2000 - 03:43 am
To Gantal amiin
waan kusalaamay marka hore walaal marka xigtana waad kumahadsnatahay sida aad igu soo jawaabtay
walaal waan ku aqan cayaa inaad tiraado waxaan sheekaysta gabdho somaliyeed oo ii sheegay sheegadaan caynkana ah.
Aniga waxad igu tiri waan isfiican laguugudin oo waad ka fara baxsathay islaantii ku hamaynaysay, aniga og sida lay ii guday adiguna hadii aad ogaan lahayd saas ma itiradaan
gudniin lagudo gabar soomaliyeed kan kugu xun ayaa layguday markaan runta kahadlayo laakiin saas oo aytahay walaal gudniin dareen iyo wax kale midna igama kaxayan run ahaanti
ee qof kasta iyo sida dareenkiisa, ani hadii aan qiro dhibaatada nagahaysata gudniinka waa mid wayn laakiin wax khuseeya dareen iyo kaci midana maha baan ani u arkaa, waxyaba aan kaga soo horjeedo gudinka oo aan ku nacebahay anigu waxaa kamid ah
caada oo kudhibaysa aad ku xanuusanayso dhalmada markii dumarka somaliyeed ku dhalayaan wadabada qorbaha ee aan dumarkood lagudin dhiba kasoo gaadha gabdhaha somalida maxaayeelay dhaqratkaan wax u mulinayaa waa kudhib sida u ogaynayo qudobkaan waxaay noqonaysaa inuu si aan loo baa hayn ku gooyo qoftaa uu dhaqarankaa umulinayayo, walaahi ani markaan runta ka hadlayo waan cabasada markiii aan lashegaysto gabdha saaxibaday ah ee caruuta kudhalay qurba ah ani oo aan wali guursan waxana ka fakaraa ani hadii aan guursado ma siidan lasheegayo baa kuu qabsandoonta aniga iswaydiiya
markaa ani macnahaygu ma ah gudniinku waa dhib yaryahay ee waxaan diidanahay dareen ama kacsi ayuu kaxeyaa .
Gantal amiin waxaad tiri waxay ladaba wayn yihiin dumarka somalidu waa gudiinka laakiin dad badan baa u maleeyaa laakiin ma ah dumarka somalidu waxaa aad ugu yar jibicsigooda jirdhiskooda iscatayntooda waa iska buur buran yihiin markaa cuto aan jimicsi iscaatayn lahayn waxay keentaa bari wayn jirkaa oo hilibku kabadanyahay,dumarka somalida kaliya hafiirin ee waxaad firisaa Gantal amiin dumarka Carabta ee aan wax gudan kujirin waa kadaba wayn yihin soomaalida
anigaan markii aan joogay somaliyaa waxaan a haa naagta ugu bariwayn oo ugubuuran gabdhah haatana aniga islayaaba isda aan noqday markaa bariwayn iyo jirwayn gudiin makeeno ee cuntaa iyo jirdhislaan baa keenta .
waa bilaahi towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

liibaan

Friday, November 03, 2000 - 09:37 am
To:luul
walaal salaan kaa dib waxan aad iyo aad ooga xumaxay arintan gudniinka ah waana daqan xumo ii wax kale maaha......ninkii isyiraahda ghabad gudan oon baa dhibaata ku qabta oo dareen laan aya haysa nafteesa ayu been oo sheegay ii qof kasta iyo xayawaan kastaba oo ku nool aduunyadan dareen wuu leeyahay.luulay walaal waxan jeclaan laha een aynu isbaranu oo aaynu topicyadaa noocan oo kalee een aaynu kaa wada shhkaysanu hadaad wax igala qaban kartid arintaa walaal drop me an email.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

luul

Monday, November 06, 2000 - 03:59 am
TO Liibaan
walaal waan kusalaamantahay
Liibaan waan kugu raacsanahay arinkaa ah gudniinku waa dhaqan xun waa waa runtaa waa fircooni wax banaanba ba ma ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tafeey

Tuesday, November 07, 2000 - 02:25 am
luul walaal waan ka xumahay arinta ku qabsatay ee xaga gudniinkaagii ilaa iminkana ku haysata ood ka welwelshantahay waa arin aad looga qiiroodo waana jirdil laguugu sameeyay ilaahay ha kaa caafiyo hana kuu sahlo cabsidaada walaal
arintan gudniin horey ayaanu kaga wadahalnay in badan waxaana aanu isla garanay in soomaaliya aanu ka ciribtirno waanu ku jirnaa barnaamijki iminka marka waad soo dhawaaneysaa hadii aad talo ku darsaneysid abaayo waxaa ugu daranay dadka baadiyyaha ku dhaqan oo uusan weli gaarin warku iyo dhibaatada ay u geysteen hablaheena dunida ugu qurxani walaal war iyo dhamaantii waanu kugu soo dhaweyneynaa in aad nagu soo biirto marka ii reeb hadii aad leedaay email siaan kuu baro ururka intiisa kale
wabilaahi towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

luul

Tuesday, November 07, 2000 - 03:28 am
To tafeey
walaal waan ku salaamay marka hore
waa fiicantahay inaad samaysaan marmaamij looga adlo hadalshaan aragtida dadka waynaha
aniguna inaan kaqaybqaato ayaan doonayaa waa
emailkaygu waa shamis21@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faiza

Tuesday, November 07, 2000 - 05:27 am
It is amazing, that our men think this way,,how can we succeed in life, when we don't even have the understanding of the basic needs! First of all, why only women have to be virgin! don't women have a feeling like all of you men do? Well, marriage is sacred and shared reality between two individuals, there has to be a love, trust, communication, caring, kindness, there is a special bond, that comes after words,, we need to be educated! As a fact I worked with many Somali Families(females) where the male partner does not know anything about the household,,don't miss judge me, I love my somali brothers,,but trust me something is wrong.. why is it so difficult to become a affectionate husband,, Please as a women we need attention and honest, caring person! And virginity has nothing to do with personality.. MARRY FOR LOVE AND YOU FIND HAPPINESS. BRO NEED HELP! CONTACT ME @ faizaib@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

toosane

Tuesday, November 07, 2000 - 09:00 am
Good luck bro, but are you in favor of women will like you the way you are? or may be you have small dick and dont know where to stick with.
my advice you should not be so picky.

have a wonderful day.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamdi

Wednesday, November 15, 2000 - 11:00 pm
salaan dad waynaah meeshaan wax ku qoroo dhanoow...
marka xigta war afkiina hoyo ku hadla af ii aan u dhlan ha iska daba qorininee.
bye all sorry hadaan wax khalada gaysatay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

laliso

Thursday, November 30, 2000 - 03:31 am
Walaal horta Horar baan kugu magac daree ha ka xumaam lol..

Anaa waxaan aqaan tu baadiye shalay laga keenay oon meelayba ka kaadiso lahayne ma gowdhaaminaysaa marku cumarku ku murxana ayada aad madaxa ka goyside ila soo xariir balaad doonaysaaye Rag baase hortaa sagxada ku jabaye masaakiintii guurkii uga dhigay horare..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Raggii Hore

Thursday, November 30, 2000 - 03:11 pm
LUUL

Waad ku mahadsan tahay sida aad uga horeyso wiilasha intooda badan xagga seyniska.
Wiilasha kula doodaya, waxay doonayaan oo kaliya inay afka ku maceystaan waxaas ee ma aqoon hadlayaan.

Cadka jaridiisa waxey la mid tahay, kan laga jaro wiilasha, ama cad kasta oo jirka ka mid ah. Dareenkana waxba uma dhimo. Waxaase sheekada buunbuuniyey dadka si looga hortago dhaqankan, siiba meediyaha reer galbeedka. Laakiin, waxaa la mid ah biraha lagu daldalooliyo jirka oo dhan kor ilaa hoos, meediyuhuna wali ma soo qaadin, waayo waxuu ka dhexdhashey dhaqankoodii, birahana ayagaa ganacsi ka sameeya, oo taana lagama hadli karo.

Dhinaca kale ee laga sheego gabdhaha Soomaaliyeed inaysan sariirta korkeeda ku hunguri badneeyn, waa mid ka timid xagga xishoodka oo la xiriirta dhaqanka hablaheenii hore, oo naftooda ka adkaa.

Markasta dhaqankaaga waa lagu faanaa, qofkana ha ku xirnaato, haddii uu doonaya in uu isticmaalo iyo haddii kale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LIBAN

Thursday, November 30, 2000 - 08:24 pm
KU JAMAAL IYO GANTAL AMIN

ILAAHAY MASKAXDA WUXUU INOO SIIYAY IN AYNU KU KALA SAARNO XUMAANTA IYO SAMAHA, MARKA WALAALAYAAL,WAX HA U DHIMINIA GABDHAHA SOMALIYED, WAA WALAALIHIN, HOOYOYINKIIN, EEDOYINKIIN, HABARYIHIN, GABDHIHI AAD DHASHEEN.
MARKA MA FICNA IN WAX KASTE LAGU HADLO, HADII AAD KA HADLAYSAAN ARIN, WAA IN AAD CILMI U LAHAATAN HADII KALE KA AAMUSA.
SIDA AY IILA MUUQATO RAGA NOOCA U HADLA WAA RAGA AAN JAANIS KA LAHAYN GABDHAHA SOOMALIYEED AMABA AAN HELI KARAYN.
MARKA MA MAQASHAY DUMARKANA HA CEEBAYN GABDHAHANA WA HA U DHIMIN.

TO LUL , XAMDI IYO DHAMAN GABDHAHA KALE
WALAALAYAL RAALI AHADA WAA NIMAN AAN AQOON IDIIN LAHAYN.
LUUL WAAD KU MAHADSANTAHAY SIDII FIICNAYD EE U SOO JAWAABAYSAY.
WAA LIBAN OO IDINLE SIDA IYO NABAD GELYO
WIXI DOOD QABA HA IGALA SOO XIRIIREEN
LIBANOM@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LIONHEART

Tuesday, January 09, 2001 - 10:09 am
XASSAN I THINK I LOVE YOU.
I HAVE NEVER MET A MAN WHO CARES MORE ABOUT OTHER PEOPLE'S FEELINGS MORE.
SO WRITE ME BACK BABY, ARE YOU SINGLE OR INVOLVED.
IF SO IT WAS NICE KNOWING YOU EXISTED.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farxiya

Thursday, January 11, 2001 - 04:14 am
walaal maxaad dhib iyo oohin iyo cabaad ku fali ma in aad raaxeysato baad rabtaa, dheh almiina bikro taasaa kugu filan, dhib jecelaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ARAWELO

Thursday, January 11, 2001 - 06:55 am
WAXAN KU WAYDIYAY ADIGA WALI HOSTADA MIYA LA TABTAY BALSE ADIGU JIQ MATAHAY WAYO SOMALIDU HORE WAXAY UGU MAHMAHDAY SHIMBIRWALIB SHIMBIRKISA AYU LA DULA MARKA WAXANAD AHAYN LAMA DONDONO XAAJI EE BAL WARKA SO DAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, January 11, 2001 - 07:01 am
KU GANTAL AMIIN INANAD WAXBA ISLA HAYN HALKASA LAGA GARTA YA KUGU SHEKEYAY GABADHA LA QODBAY DAREN MALAHA MIYAD TIJABISAY MISE SHEKO AYAAD KU MAQASHAY WALAGAGA SHEKEYAY AYAAN UU MALEYNAYA WAYO INAAN WAX KU EGI KARTABA ILAMA AHA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar

Friday, January 12, 2001 - 12:23 am
Salaam dadwaynoow,

Waxaan halkan ku darsan lahaa in aan idiin sheego xanuunka caadada aysan ku xirnayn gudniinka firconiga..sababtoo eh waxaan arkay gabdho badan oo xitaa lataawan sidii lagu dhalay ah oo markay caadadu u timaado aad ugu xanuunsadaan..marka taas 100% waanka soo horjeedaa...mida kale qof aan damiir lahayn majiro..dareenka aad sheegaysaan waxuu ku xiran yahay ninka iyo naagta xiriirkood sida uu ninka kuu dhaqo oo kuu ixtiraamo aad ugu heli kartaa aa u dareemi kartaa...nimanka soomalina iyagoon iga xumaan sheekadood waa wixii cusub caalamkaa jecel..sedex bilood guur kadib waxay u dhaqmaan si in ay 10 sano is qabeen..dhaqankoodna u bedelmaa..marka maskiinta xagee dareen ugu jiraa...hadii uu cadkii aduunka ugu waynaa ayqabto xataa....

nabad...yaana layga xumaan hadaan gaf u hadlay in anyways...

gabar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TIIYOO

Tuesday, January 16, 2001 - 11:07 am
AKHYAAR OO DHANWAAD SALAMAN TIHIIN
ANIGU WAXAAN AHAY GABADH LA GUDAY SI BUUXDA LAAKIN WAXBA IGAMA DHIMIN XAGA DAREENKAYGA TAAS WAXAA CADAYNAYSA MARKA AAN NINKAYGA ISKU TAGAYNO ANIGA AYAA HORTA DALBA OO KU BILAABA TAKALE MARKAAN GUDA GALNO WASMADA AYAAN KAGAGA DHIDIDIYAA OO UU IGA HOR DABCAA ANIGANA KINTIRKA AYAA I BOODA ILAA UU KII YOO MAYD AH AAN JIIDJIIDTO TAAS WAXAAN KA WADAA IN AAN GUDNIINKU WAXBAA U DHIMAYN GABDHAHA EE AY KU XIDHAN TAHAY KALIYA DAREENKA RABAANIGA EE ILAAHAY SIIYAY

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.