site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAXAAN IN MUDO AH RAADINAYEY GABAR AAN LAQODBIN

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Feb. 16, 2001): WAXAAN IN MUDO AH RAADINAYEY GABAR AAN LAQODBIN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 01, 2000 - 12:20 pm
Waxaan mido aan hada yareyn raadinayey gabar aan laqodbin waayo xaga dareenka iyo xaga galmada iyada ayaa ku wanaagsan markaa qoftii isleh adiga ayaan lagu gudin heyla soo xiriirto halkan hakusoo jawaabto shuruudkale ku xiri maayo
waad salaaman tihiin
lama hadlayo gabdhaha lagudey ama kintirka (clit) aan laheyn
waad salaaman tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muqdisho

Thursday, November 02, 2000 - 03:50 am
wax yaab leh baad ku hadashey war orodoo xishoo xishoodka ala kaa qaadye .
gabdhaheena noo daa sideena hanoo ahaadeene saasaan ku rabnaaye .
ee dadka dhinac karaac.
qore muqdisho

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabarcareysan

Friday, November 03, 2000 - 03:34 pm
waryaa xayawaan waxaan u maleynaayaa inaadan waxba isku haynin waayoo gadhaha aan la gudin ayaad ka adagtahey mahinoo waxaa ii muuqato in bahalkaada jilacsanyahey ee soco god u qodo caarkaada xunkaa oo cajiinka ah adigoo kalena naagaha la qodbey waxba kama tareeysid ee ku dul ooyhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh.waaaaaaabaaaaaaaaaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fu,aad

Monday, November 06, 2000 - 11:35 pm
TO:muqdisho muqdisho waan kusalaamay sx marka xigta waxaan kaala talinayaa gabdheheena sx gabdhaheena soomaaliyeed waa gabdho aad iyo aad uwanaaagsan xaga quruxda xaga dabeecada xaga dadnimada iyadoon kalalaheen gudniinsho iyo gudniinsho la,aan gud niinshahana waa midakaliya eey gabdheheenu uga duwan yihiin gabdha aduunkakale waayo gabdhaha aduunka habeenba nin ayey laseesxanayaan mida kale ninkii wax leh ayaa gabdheheena wax kaqaadi kara waxna dareensiinkara

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, November 07, 2000 - 12:04 pm
Waxaan aad ula yaabaa ragii amdumar buu isu bedeley waayo anigu gabdho ayaan idhi heysoo jawaabaan raga waxba maweydiin raali ayey iga ahaanayaan suaashu waxay u socotaa gabadhii isleh adiga ayaan gudneyn oo dareenleh kuwa dareenkii laga dhameeyey dooni maayo raali hayga ahaadaan
sidaa iyo jawaab wacan kuwa dareenkii gabadhnimo leh ayaan jawaab kasugayaa raguna yeysan isku daalin qoraalkan waayo makhuseeyo
salaan mar labaad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAYNAB

Wednesday, November 08, 2000 - 02:18 am
WAXAA LAHADLAYAA NINKA RAADINAYA NAAG AAN LA GUDIN WALAALKIS NAAGAD AAD EDINAYSO SOMALI KUMA JIRTO HADAAD RUNTA U BAAHANATAHAY RAADSO WAA BUUXAANA NAAGO AAN LATAABAN

NAAG LA GUDAY XATA AHADAY TAHAY GARIOOB ADIGAA KUMA DOONAYSO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 09, 2000 - 12:50 am
walaal waxaan kuugu talinayaa in aad aflagaadada isks dhaafto oo aadna caynin gabdhahayna soomaaliyeed adoo sheeganeysid nin soomaali ah oona muslim ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdalla

Thursday, November 09, 2000 - 06:07 am
war nagala tag nacnacda hana naga caynin hablaheena mar danbe gabar aan qodbaneyn laguma lahanoo sidaa baynu ku rabnaa.hadii aadan doonaynin anagaa dooneyna ee faraha nooga qaad waxaan filayaa in aad wadato fikrad qaldani oo lagaa soo dhaadhiciyey war doqon baad tahaye
hadii aad baarto micnaha ka danbeeyay waxaad ogaaneysaa in ay ka aheyd waalidiintu dadaal ay la dadaalayeen hablahooda oo waalid kastaa waxa uu la jecelyahay cunugiisa best marka noo dhaaf oo noo dhaaf sidooda baanu jecel nahaye fadlan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

luul

Friday, November 10, 2000 - 11:34 pm
waryaa wiilkaaga ayaan sheegayaa wax aad ku qorayso tenka ka fiirso haddi aad doonayso naag aan qudban soomaali makalehaysid uraadso waxa kaa soo dhaadhiciyey naag aan qudbanayn raadso mideeda kale waa adiga waa adiga leh lama hadlayo naag aan la gudine horta iyadu ma kurabtaa marka hore taas ma iswaydiisay
dabaalaal nil dablaal ah
gabar qudban adi ma kuu baah an

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAACAD

Saturday, November 11, 2000 - 06:51 pm
Salaan dabadeed waxaanku waydiin lahaa,hooyadaa macaan ma ajaanibaa,walaashaa ka waran? hawlahan aad ka sheekaynayso miyaaney soo marin? MARWADDA KULA DHALATIYO, HOOYADAA LAGA MASAALAAYE, MASALOOYINKAAGII MAXAA GUDAHA DUMAR KU MEERMEERSHAY?

Waxaa fiican wixii gurigiina ka jira inaanad cay ka dhigin.

walaalkaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Idman

Sunday, November 12, 2000 - 01:15 am
To magaclaawaha is qaraiyey.
kaalay xageed kala timid in gabdhaha qodban laga dareemo wanaagsan yahay gabdhaha soomaalieed waa gabdho sharaf iyo garaad iyo qurux ba eebe ku manaystay. waxay na dareemo u yeeshaan wixii sharaf leh may adigoo kale waana ka dareemo badan yihiin ku aad ku til maamayso in ay dareemo leeyihiin.
dareen kana kuma xirna gudniin iyo gudniin la'aan ee dareenka qofka ilaahba ku abuura
to: daacad walaal afkaaga caano lagu qabay
waxaad ku hadashay wuxuu ku hadli lahaa qof wax garad ah ilaahay u mahadi ilaah baa garaad kuugu deeqay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 16, 2000 - 10:44 am
to idman
mawaxaad u hadleysaa waa lahadlaa mise halagaa sheego waxaa run ah ineysan gabdhaha soomaaliyeed ee lagudey badankoodu dareenkii dumarnimo ama kacsi laheyn waayo xubintii kacsigaba waa laga jarey waxaa dhacda adigoo lajiifa iney xanjo iska calashaneyso markaa taas maxaad ka oran laheyd
mida kale adigana waad ogtahay anigana waan ogahay soomaalida intii dambena hada gabdhahooda ma dhufaani doonaan
markaa anigu waxaan horey u iri inta dareenkii laga jarey yeysan halkan kajawaabin
maxaa kusoo waaley hadalkuba kuuma socdee mise waxaad isleedahay gabar ayaad tahay ee gabdhaha u hadal
hadii aysidaa kaa tahay gabdhaha oo dhan looma yeerin ee waxaa loo yeeray oo keliya kuwa aan lagudin ee dareenkii dumarnimo qaba
sidaa iyo nabad gelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Zaazuu

Tuesday, November 21, 2000 - 02:29 am
To : Magac ma leh

Mahadsanid qadarinta aad u hayso gabdhaha aan la gudin oo uu ju yaalo. Runtii aniga la ima gudin mana arko farqi badan oo u dhaxeeya kuwo la guday iyo kuwa aan la gudin contrary kuwo aan la gudin ayaan anigu dooran lahaa haddii aan nin hayd dabcan sababo aanan halkan ku dheegayn dartood. Haddiise ay dhab ka tahay hadalka aad meesha ku qortay dalabkaagii public ayaad ku sheegatay aniguna diyaar baan u ahay xiriir hadii aynu isla gaarno miro dhal noqda laakiin anna aan shuruudayda aan public u sheegto inkastoo ay adkaan doonto. Maadaama aad adigu raaxo doon tahay anna aanba u dhimanayo dariiq kastaa ayaynu u raaxaysanaynaa oo ugu horeyso inad carabkaaga isticmaasho oo aadan ka warwareegan inaan madaxa kuu qabto. Haddii diyaar u tahay inaad sidaa ii yeesho please.. please…please…please ii dhaaf e-mail addresskaaga. Waxaan kuu balanqaadayaa inaa kula soo xiriiro.

Nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 22, 2000 - 07:12 pm
waa cajaa'ib iyo lama araag gabar tiraahda haley leefo laakiin matihid tii ugu horeysey ee aan arko gabdhaha oo dhami wey wada rabaan inloo leefo iyo iney nuugaan labadaba laakiin waaney sheegi karin
imisa ayaan soo arkey mid tiraahda waan kuu nuugayaa laakiin waa iska caadi waxkastana waa laarkayaa qarni sabaankan
aynu iswareysanee horta xagee lagaa helaa aniga ayaa dabadeed kusiin doona emailkeyga
sidaa iyo jawaab wanaagsan byeeeee take care of yourself and your pussy
i will make you hot if you let me bye for now
waxaan lahadlayaa iska hadlayaasha hadalka aan loo dirsan iska soo gelaya
iney meesha iskaga baxaan oo doontaan meelaha looga yeerey
jawaab wacan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Zaazuu

Wednesday, November 22, 2000 - 09:07 pm
To : Magac ma leh

Saaxiib, dhib ma aanan geysan ee haddii aad ku kalsoon tahay naftaada dalabkaagana aad dacad u tahay isla amrkaana ad diyaar u tahay inaad kayga fuliso aiga oon caroon ii reeb mailkaaga balan ban kuugu qaadayaa inaan kula so xiriiro wixii jirna aan private uga wada hadalno. haddii aadan sidaa oagalayn iska soco. e-mailkaaga ood ee ii reebta macnaheedu waxaa weeye waan yeelay dalabkaaga next I will contact you immediately...
aflagaadada waa ceeb ee aynu serious u wada hadalno.
mahadsani

zaazuu

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhoore

Monday, November 27, 2000 - 09:51 pm
Anigu lama yaabini ninkan ku hadlay aqligiisa,laakiin waxaan layaabanahay dadkiina kale ee laqaaday ee kadhigayba wuxuuu ku hadlay wax qiimo leh. Waxaa idinla qumanaan laheed in aadan u jawaabin uu arko in uu qaldan yahay ama waalan yahay markaa ka dib kuma uu hadleen waxaas iyo wax lamid ah ba kadibna wuu iska iloowi lahaaba in lee waa nin fikradqaldan ee.

dhoore

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 29, 2000 - 12:52 am
fu'aad .....uuuuuh ra'ikaga ayaa ideeqay .... keep it that way bro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, December 11, 2000 - 08:46 pm
wassaq yahow maaxa afdeeri kuukeye naag hidii raadi neysay horta naag maxay kufalee wax xun bili aadan u eken doofar kafur deer aboo gabar aad dhaati neysey ann ahay ma irab taa diksi dabadiis xayawaan yahow damerka u ek gabdha aam sii naag siidi loo shukaamsado hadii aad rab did in aad baradi ani ika soo wey dii so

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, December 16, 2000 - 04:16 pm
Hey aunamanous


Hadii adigoo gabar lajiifa ay xanjo is ka ruugaysay, malaga yaabaa inaad adigu shaqo fiican aadan qaban.Aniga hadii aan kuu waramo gabdhaha soomaaliyeed waxay u kacsadaan sida ay kuwa cadaan iyo madowgu u kacsadaan.I HAD SOMALI,MEXICAN,BK AMERICA ,WHT AMERICAN,JAMACAN,
EITHOPIAN,GUINESE,TINIDADIAN,PORTARICAN AND DOMENICAN.
IF YOU ASK ME WHO YOU LIKE THE MOST.IWOULD SAY SOMALI GIRLS ALL THE TIME .

PLEASE DON'T MISUNDERSTAND ME.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Womexpert

Sunday, December 17, 2000 - 04:00 am
Don't lie bro, 'cos Somali women are not as sexually active as white women, and that is proved scientifically by Darwin!! no heart feeling

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abaabe

Tuesday, December 19, 2000 - 07:48 pm
Abaabe

I don't understand what this fuss is all about. The man has requested a certain sort of Somali Women that is different to the known/nurtured local traditions and myths but nonetheless acceptable and advocated by our Religion.

It seems all you Men and Women all alike are ashamed and offended of what he said. What about the Arab Women, The Pakistani Women, The Indosian and Malaysian. I don't think they dirt or ugly or undignified just because they are circumcised.

We are going to have a lot of uncircumcised young Somali Women soon. Remember we in the Diasporas like that Gentleman are likely to end up marrying a non Somali Muslim Women and they will not accept their daughters to be circumcised just to satisfy the Somali traditional values.

Should we condemn them as dirty ? as unfit to be respected as Somali Women ? that is what your hostile attitude to that Gentleman show. I know there some uncircumcised Somali Women out there.

However by now and after reading your hostile campaign against uncircumcised Somali Women they will probably feel dirty, unwanted, unrespected and will ashame of themselves. I wonder why this silly tradition that has nothing to do with our religion commands our society soo well specially our beautiful Somali Women.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, December 25, 2000 - 12:15 pm
abaabe aad ayaad ugu mahadsan tahay ra'yigaaga
iyo sida aad wax u tustey kuwa wax magaradka ah
ee aan fahmin ujeedada maqaalkan ama sida qaladka ah u fasirtey
waxaana aad ugu farasanahay iney jiraan dad adiga oo kale ah oo fahmi kara aaraada iyofekradaha dadka kale
waxaan u mahad celinayaa inta kale ee fahantey ujeedada weyn ee kadanbeysa
waad mahadsan tihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HonestGirl

Wednesday, December 27, 2000 - 06:38 pm
Ey asker.....

r u marrying a pu$$y or a person!!?????

Edeb darro iyo akhlaaq xumo aa waxaan meesha ugo saa qortay ee sida isku dhaan dhaadhaan!!!!!

Ceeb Caleek

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salma

Saturday, January 06, 2001 - 07:41 pm
ninku waxuu ka hadlay rayigiisa ee maxaa laga rabaa dadkoow waa jiran kuwo gudan iyo kuwo kale bee ceeb miyaa hadii uu codsadey gabar aa gudneen soo what byyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, January 07, 2001 - 09:19 am
ma waxa lagu yiri kuwa qodban dareen ma laha waa been taas ogow dareenku qofiba heer buu gaarsiisan yahey, kuwa qodban baa jira oo waalan ee ha iloobin. good lucky

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, January 25, 2001 - 11:11 am
THanks salma and the everybody who understand
what this is mean bytheway you guys talk about your idea right
and i just tell what i was looking for is that problem
thanks again byeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAWABCELI

Sunday, February 11, 2001 - 12:09 pm
Waryaa waa ninka adigoo ah marka hore soomaali cago yare ayaad ka fanaysa miyaa gabadhah soomaaliyed oo sharafbadan inaad kala sarsartiid ee waxaan ku sheegi oo an rumeeysnahay inadigo kale aad meesha ku haysiid waxa ka jiliicsan muus bislay sidii aad jaad uu cunaysay naxriisti ka taagatay ayad doonaysa in aad gabadh soomaaliyeed ku af lagadaysid eemarka horay soo adkeey balaaq addoonaysi in aad ku camcamiisid gabdhah, waryaa waa ninkawaxmatarah ah isjir adigo kale waanu kunaqaana see you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kumarabnoo.

Tuesday, February 13, 2001 - 11:43 am
waxaan ahay inan dareenkeeda dhaafay kuwa aan lagudin, darenkuna wuxuu ku xiran yahay qofka aad lanoolaato haduu yahay mid markuu tuurtaba seexanaayo sida adiga camal kaa qofkuu ku soohagaago daren yeelan maayo taa ogow, dareen nin haayo ma,moodaa walalo sheekadii wey idinku cadaatay dareenka waxa aan laheen waa adinka dumarka soomaaliyeed waxay waayeen nin simacaan ugu raaxeeyo qofaan looraaxeena dareen yeelan maayo ama hadalo macaan markasto lagu oran marka iska ilow sheekadaas waa qoran tahee soo adinka maahan kuwaq dumarka sida libaaxa ugu soobooda idinkoon korkooda aqrin? marka walaalo xan jaan cuneenaa intaan adinka idin arkeeno aad ayaana uga xumahay dumarka soomaaliyeed raga sugaya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, February 14, 2001 - 08:36 am
what a ppl you are laddies
Qofkasta oo aduunkan kunooli dookh ayuu leeyahay
wuxuuna xaq u leeyahay inuu dookhiisa sheego ama raadiyo waxkasta haku qaadatee madembi baad kadhigteen hadii aan raadinayo gabadh aan laqodbin oo taqaan sida raga loola dhaqmo anigu ima is sharaxa ama qaali iska dhiga dooni maayo sidaan horeyba idiinku sheegey gabar sidii fircoonigii loo gudey
maqaalkana waxaan u furey inaan kuraadiyo qofkii aan doonayey laakiin intiina kale waxaad tiraahdaanba waa qalad waayo leydiinkama yeerin halkan ee sidaa raali ku ahaada
ceyduna wey reeban tahay
sidaa iyo nabadgelyooooooooo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 08, 2001 - 10:54 pm
bastar baad tahay meel laga keenay lagaraneynin o magaca nagaaga ciyaaray orod oo aad meelaha dadka maskaxda looga daweeyo gabdhaha sharafdoodana wax ha udhimin

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.