site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Shakuunsi Qurbo

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Feb. 16, 2001): Shakuunsi Qurbo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maalinjoog

Monday, November 20, 2000 - 08:06 am
Marka hore waa idin salaamay dhamaan,salaan kadib aqiyaareey waxaan idiin sheegaa aniga inaan ahay wiil degan wadanka maraykanka oo aana ku cusubahay waxaan jiraa 20 sano,dhibaatada i heysata waxa waaye wadankii marki aan joogay shukaansi iyo baashaal fudeed uu ahaay inkastoo meesha aan joogo ee somali buuxdo laakin wax aan is fahano waa waayay,oo waaba dad kale oo nuuc kale ah(kuwaan oo kale aniga waxaan dhahaa nuuc-minal-japan)walaalyaaloow aan idiin sheegee dhibaatada,ilaa iyo hada waa mudo 7 bilood ah waxaan waayay gabar aan isla socono oo aan sheekeysano waayo maba is fahmeyno,midaan wax yar ku tuuraba waxay tiraah naah man i ain't down like that,waxaa micneheeda ii sheegay wiil aan saaxiiba nahay oo i yiri waxay moodaan inaad wasmo uun dooneyso,war aniga waa yaabaye naagahaan sidee baa loola sheekeystee,,,bal ila taliya.
Mahadsanidiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HANI

Monday, December 04, 2000 - 09:31 am
waan ku salaa may malin joog saxiibow ad waa kaa
shakiyee seed wa ushukan sataa adgalkayo shukan
sigiis maad taqaan mise kii kale aad taqaan
waa kaftan sxb okey aboowe waa cadi madama gabdhihi dhaqanka europe ayaa badalay hala yaabin
lakiin ogoow waxaa kadaran wiilasha soomaliyed
oo kule halkaan lesma gursado ee waa les ladagaa
taas soo kama darna abooowgis? marka ha iska walin
waad helee midi calafkaa noqoto suugo
haye garabkaga garoorka lixaad heee saxiib

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amaal

Tuesday, December 05, 2000 - 06:29 am
Aboowe, first waad salama tahay, second I hope you don't mind if I write in english.... My advice to you is, first learn the attitude of the sisters, meanin',understand them, learn the language they speak more and finily, Don't be nice/sweet....lol..believe me I'm female, 18 years of age, I know what I want and the other sister want..lol
I hope my advice works for you and if you don't like it..ouch! you can leave it and don't take it ...no "Qasab" here

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.