Gabar | Sunday, December 24, 2000 - 06:35 pm Waxaa la yiri ,,,,,Qofka markuu soo waalani rabo waxuu soo xirxirtaa bari oo kale ,,,,lol,,, Hadda waxaa ku keenay warkaas ,waxaa maqashay ila tali ,,,,Markaas ayaad is tiri waa su'aal wanaagsan ,,,,,,,,,Aboowe wixii aan kudhihi lahaaba lakuu sheek marka ,,,,war badani waa la isku nacaa ayee soomali tiraahdaa,,,,ee Nin ayaa ilaah kaa dhikay marka ,,,,haddii ay kahelid jiraan waa wax ma quul ah balse uma malaynayo waxa in ay jeceel yihiin ,,,,maxaa yeelay jecelku saas ma ahan,,,,,even I Never been in love but since all the people talk about love all the time ,,,it doesn't Look like to me Love Hadda nabadeey oo Nin rag iska dhik see weeye sida isku dhaam,,,,,, |