site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Gabar ku jecel hadana guur aan kaa rabin

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Feb. 16, 2001): Gabar ku jecel hadana guur aan kaa rabin
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDIRAHIIM

Sunday, November 26, 2000 - 12:26 am
From:Abdirahiim
waxaan la yaabay arintaan
gabar ayaan wada soconaa sanad iyo bar ,haddi aan ku soo qaado guur waxay igu tiraahdaa ha i waydiin hadda ,hadii aan iska daayana way isoo raadinaysaa marka wxaan ku fekeray in la qabo oo ay iga qarinayso [I dont know what to do it ]
Maxaa talo ah soomaaliyeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaan

Tuesday, December 12, 2000 - 03:38 am
to: Abdirahiim

aboowe waan ku salamay ugu horeyntii waxana ku leyahay soon wanagsan.

aboowe gabadha aad la socotid ma garaneysid miyaa in la qabo in kale ma garan waxaa ula jedid waa la qabaa ayaan u maleyaa in aad meel aad u kal edheer aad kala degentihin maxa yelay waad ogaan laheyd in gabadha laqabo iyo inakale.
teydaa kale aboowe kuma xirnaa haday ku tiri gabadha haygu soo qadin guur maxaa ka liftay inay waxbarasho u socoto mise inay diyaar hada u ahayn

aboowe kuma xirnaa inay gabadha ku jecleyn oo kaliyaa waxaa laga yabaa in ayada ka soo go'an arinta gurka oo ay rabto ianay sugto mudo

aboowe sifacan ula shekeyso gabadha oo weydi waxaa ku kelifay ay u leydahay guur marabo hada

waxaan idin rajeynayaa qeer iyo guul aad gartaan.

bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

from ladan

Tuesday, December 12, 2000 - 09:49 pm
waxaan kugula talinayaa intaadan iska daynin marka hore inaadwaydiiso sababta kukalifaysa insidaa aykutiraahdo markaas kadib samee waxaad doontid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RAAXEEYE

Friday, December 15, 2000 - 07:05 pm
TO: ABDIRAHIM
Abdirahim,qof walba waxbaa ka yaabiyey,hase yeeshee, talada runta ah waxa la helaa marka war sugan la helo, oo xaqiiqada aad ka sheegtid dhibtan ku haysta.

Bal waxaad ka jawaabtaa arrimahan hoos ku qoran:

01- Da'daada iyo teeda bal noo sheeg?
02- Aqoon qoys qoys ma isu leedihiin?
03- Qoyska ay ka soo jeeddo isu wareeg ma leedihiin?
04- Dhallinyaro weli isku keliyeestey ma noqoteen?
05- Haddii su'aasha afraad maya tahay, dhinacee ayey ka suurta geliwedey?
06- Adigu ma ku qanacsantahay inanta inaad guursato?
07- Gabadh iyo garoob waa iyama? Ma iska hubtaa?
08- Labadiinaba wax barashadiinu waa heerkee?
09- Maxaa ka mid ah waxyaabaha gabadhu kugu xiisayso?
10- Adigu maxaad gabadha ku xiisaysaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QEEYS

Saturday, December 16, 2000 - 03:11 pm
TO AYAAN- WALAL MACAAN IILA TALI GABAR AYAAN GECLAHAY IYADANA IMA JECLO WAXEEY KU NOOSHAHAY AFRICA ANIGA WAXAAN KU NOOLAHAY USA WALAL MAXAAN SAMEEYAA OO IILA GUDBOON

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, December 16, 2000 - 03:20 pm
Hey Abdirahman
What's the complain?
As long as she want wasmo keep on nailing.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.