site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

NAAG GAROOB AH AYAA I JECLATAY

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Feb. 16, 2001): NAAG GAROOB AH AYAA I JECLATAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ballidhiig

Sunday, November 26, 2000 - 07:37 am
ASALAMU CALEEKUM
walalayaal waxaan ahay nin 22gir ah.waxa i jeclatay naag laso furay oo labba caruur ah leh
igana ween da`ahaan .ilataliya waxan ka cabsanaya hadaan gursado inaan hadhow isku xumano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kici

Tuesday, November 28, 2000 - 01:04 am
if so.................whats wrong???guurso maxaa yeelay waa qof garanaya waxa san iyo waxa xun intaad ku dhici laheyd gabar teen ah oo ku wareerisa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAMA

Monday, December 11, 2000 - 07:36 am
WAAN KU SALAA MAY SAXIIB GAROOBTA NABIGAA UDUCEEYE
ISKA GURSO SANADKAAN GAROOBTAA IYO GABAR GAROOBTAA JIRTO OO LAGA HELAA ISKA GURSO LABADAA AYAAD AABE U NOQOHEESAA OKEY ANA WAAN KUGU DUCEYNAYAA
IN UU ILAAH QER KADHIGO AMIIN ALAHA AQBALO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

to balidhiig

Tuesday, December 12, 2000 - 10:17 pm
waxaanku oran lahaa haguursan sababtooah markahore kumaqanacsanid markaxigta nabiga SCWS wuxuu kuyiri nin garoob guursaday warmaxaad uguursan wayday gabar ookulaciyaarta oo aad adna laciyaartia. marka warkii oodhan ninyar baadtahay aad ugafakar waxaana kuurageynayaa qayr iyo meeshiiroon SWW

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.