site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Jacaykii aan alaska uga soo cararay oo igu xiray dallas

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Feb. 16, 2001): Jacaykii aan alaska uga soo cararay oo igu xiray dallas
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirahiim

Monday, November 27, 2000 - 07:13 pm
waxaan ka shaqaynayey maraakiibta kalluunka ee alaska waxaan kula kulmay gabar somaali ah markii aan ku soo dhaweeyey markabkii ayaa waxa dhacday mudo kadib in ay in love tahay markii ay ii sheegtay, ayaan usheegay in aan xaas iyo caruur iga jiraan kenya ,waxay isku dayday the best way aan ku jeclaan karo ,anigana waxaa igu taagan xaaska iyo caruurta aan u maqanahay
waxaan uga soo tagay shaqadii ,waxaan u guuray dallas wayna iiga daba timid finally askar ii wacday iyadoo ku dacwoonaysa wuu i biid gareeyey ilaa iyo hada wuu socdaa kayskaas so tallo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garyaqaan

Tuesday, November 28, 2000 - 09:56 am
aduunyada nin nooloow maxaa aragti kuulaaban
saaxiib warlagu sii waxa igadagila naagta ku daba
ordaysa iyo ninkaagan kacararaya saxiib kor
waayeel waa wada indho naagta mafool xumaad uga
carartay madabeecad xumaa madoqonbaa madiin la aan
baa haysa manaag aad kaaga da waynbaa warka soo
cadaa nin alaaska kayimid naag la aan manoolaan karee hadiise ay kaa dhab tahay oo aad naagta iyo caruurta kaa maqan dartood aad uguursan wayday
soocadee xalbaan raadinay naaye mida kale waxan
umalynayaa gabadha wadnahaad kadagtay oo balaayaad tusday kadib markuu xaalku iskuduba
dhacay ayaad usheeg tay xaaskiyo caruurta
warka soocadee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirahiim

Tuesday, November 28, 2000 - 06:57 pm
TO;Garyaqaan
Haddii aan ka jawaabo sababta aan uga cararay;
waxaan ahay nin go'aan leh ,mida kale waxa jirta wax layiraahdo jacayl,ama ka helid labaduba igama soo go in,Run ahaantiina ma aaminin Arintaan u sheegay,mida kale waxaa jirta walaaltinmo ama best friend dad badan ayaan aqoon moodo in qofku ku jecelyahay so arintaas ayaa ka maqnayd maskaxdeda.
waad ku qanacday jawaabtayda ayaan u malaynayaa
thanks......A/rahiim

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hani

Wednesday, November 29, 2000 - 01:36 am
asalaamu calekum aqyaarta RAMADAAN WANAGSAN
c.raxiim aboowgis waliga wax ma jeclaan miya?
maxaad innata saas ugu galee waxaa laga yabaa
in ey kaa heshay marka aboowgis gabadha ha xumeen
adoo uu shegay in aad xas tahay maku rabtoo walaal
waxaan ku leyahay harka waa labadisagalin ogoo
marka gabadhaa ku jecel ha xumeen iska waad
hadii ey xiso katahay waad arkee hadii ey run
ku jeceshahay waad arke walaal waxaa xun dabecad la aan iyo din la aan hadii ey tahay qof wanagsan
iska wanaaji saxiib

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 29, 2000 - 10:45 am
walaal c/raxiim ramadaan kariim waxaan ku leeyahay
ha ilaawin caruurtaada hoyadoo marna xaaskaga
aad adiga umaqan tahay,ee iska daa gabadhaas mar
hadaad usheegtay runta waxay kuu soo raacdo waa
qalad,eeha raadsayo wiilasha singalka,eeka fikir
walaal mustaqbalka ilmahaaga iyo hooyadood oo jooga afrika.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 29, 2000 - 10:55 am
walaal c/raxiim ramadaan kariim waxaan ku leeyahay
ha ilaawin caruurtaada hoyadoo marna xaaskaga
aad adiga umaqan tahay,ee iska daa gabadhaas mar
hadaad usheegtay runta waxay kuu soo raacdo waa
qalad,eeha raadsayo wiilasha singalka,eeka fikir
walaal mustaqbalka ilmahaaga iyo hooyadood oo jooga afrika.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garyaqaan

Wednesday, November 29, 2000 - 11:08 am
to-cabdira xiin
salaanta islaamka kadib sida aad sheegtay haday
gabadhu tahay gabadh fiican waxan ku oran lahaa
hadayicin sababtoo ah <1>waagabar walaasheena oo
googta dhulgaalo hadii aad kudaadiso waxa laga
yabaa in aykudhacdo wax aanu ilaahay raali ka
ahayn <2>waxa laga yaabaa in ay wax kaalaqabato
reerkaaga <3>waxay rabtaa waa guur xalaala
kadib fiiri sababta aykaaga dooratay raga kale
ku ixtiraam waxan ku oran lahaa tunka kaqaniin
<doqonbaa kataga marhaduu meeldayacan yaale>
runtii anigu xaaslay ayaan ahay caruur badan ayaana ii joogta sidaas ayaanan xal u arkaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A. 222

Wednesday, November 29, 2000 - 02:58 pm
Gabadha haddii aad u carab laalaadisey, ee aad ku soo qaadey wax guur ah, waxaa lagaa rabaa sidii aad ku qancin laheyd ama u samirsiin laheyd.

Haddiise aad runta u sheegtey sidaad sheegeysid, hadde wax dambi ah kuma lihid yeynan kaa maran reerkaaga, halkaasna ka wad run u sheegidda.
Waayo, reerkii xaqiisu ku saarnaa baa ku burburi kara cid cusub qancinteeda. Xataa waad halmaami kartaa, markii taadu qanacdo sida loo badan yahay, marka la qeybso baahida baa la isku xasuustaaye.
Xasuusta Alle aan badino, Ayadaan ku nabad galeynaaye!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

THEJUDGE

Thursday, November 30, 2000 - 05:42 am
Cabdiraxiim: Si sheekada laba dhinac looga maqlo u sheeg qofta in arinkiina lagu falanqaynayo meeshan oo ha imaato figradeedana ha dhiibato. Kadib markaan labada dhinac aragno ayaa talo lagu siin karaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Miss-Understood

Sunday, December 03, 2000 - 07:28 am
JUDGE
Wow then that would be an interesting turn of events

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jee2

Tuesday, January 02, 2001 - 02:51 am
ABDIRAXMAN waa kaa diidey warkaa. waayo xataa ma ka xishoo weydey in aad gabadha warkeeda banaanka keento,waayo hadii ay jirto in ay ku jeceshahay dad ayaa og halkaana ka arki waxa aad ku qortay marka ma ogtahay dhibka ay leedahay taasi,sxb feker intaadan wax qorin.hadana waa in aad raali gelisaa gabadha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, February 02, 2001 - 05:18 pm
Hey Abdirahiim salaam,
I really sorry to hear ur story and hope u get off easily,by the way u said u were in dallas? I am also in dallas and it's a city with countable somalis if u know what i mean,I haven't heard ur story though but good luck anyways,let me know if I can help!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jabuutaawi

Saturday, February 03, 2001 - 05:46 pm
cabdi raxiin saaxiib,sideen alaska ku tagaa,
markabka anaa ubaahane,saaxiib shaqadiisa.
halkeen kabilaabaa.saaxiib i caawi bal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Quman

Sunday, February 04, 2001 - 03:23 pm
asalaamu caleykum, walalo waan ku salaamay, waxaa jira wax alaah loosheegto iyo wax dadka loosheegto marka hadey jiraan wax aad sheegi karin walalo alaah hakuu gargaaro alaah taladaada u dhiibo, hadeysan jirin wax aad naga qarineyso walalo arintaas sidaad awalba aheyd ku wad marna yey jileec kaahelin naag ku dacweysey gurigaaga yey soogalin, caruurta iyo xaaskaagana alaah hakuu keeno sidaasna balanta u adkey oo ha,ilaawin xaaskaagii macaaneyd, ragana sidaadookale ha noqdaan kuwo kasoobaxa balanta ay la,galeen xaaskooda sidaa iyo alaah hakuu fududeeyo alaah bari waqtiga muhiimka ah seqda dhexe iyo markas taba asalaamu caleykum.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.