site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAXAAN AHAY GABAR AAD U QURXOON NIN LA'AAN BAANA I HEYSA EE SIDEEN KU HELAA NIN ?

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Feb. 16, 2001): WAXAAN AHAY GABAR AAD U QURXOON NIN LA'AAN BAANA I HEYSA EE SIDEEN KU HELAA NIN ?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sabah

Wednesday, December 13, 2000 - 09:38 am
Waxaan ahay gabar da'deedu tahay 22 deggana london, waxaa i haysata dibato oo waalidkey ma rabaan in aan hadda guurasado inaga waxaan rabaa wiil mana garanay wax sameyo???

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 13, 2000 - 10:14 pm
Taas sax a'han why? maxay kugu diideen, wax kafiican hadaadan haysan are you student? if your'e maxaa usugan waysay.
Mida kale gabarqurxoon london joogta nin la'aan...
ma umalaynaayi sis.
Or maybe sida dadka loola hadlo ayaa kamaqan.
Good like nin raadiska sis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mubarik

Thursday, December 14, 2000 - 05:54 am
walaal hadii arinkaasi daacad kaayahay anaga ila soo xidhiidh waxaa laga yaabaa in aynu calaf isku leenahaye waayo aniguba waxba kaama wayni waxaan ahay 23 markaa waxaad igalasoo xidhiidhaa E.mailkan togdheer1@yahoo.com.
waa hadii arinkaa aad sheegaysaa daacad kaayahay hadii kale miyaa wlaal rali ayaa ahaan dootaa
lakiin anigu markasta waan kusoo dhawaynayaa
waxaanan daganahay West London.

mubarik

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

manaxe

Friday, December 15, 2000 - 03:35 am
Hadey nin laaan ku heyso isticmaal fartaada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ANIGA

Friday, December 15, 2000 - 05:58 am
waan idin salaamay
To: manexe hadii adan naxeyn saxiib yaa naxa ka gudub waxaad tahay xayawaan maxaa yeelay dugsi aad oo soo baro sida dadka loogu jawaabo wasqaan baad tehee LACBEESH::::::::::::

MAYBE in ay jiraan wax yaabo dhaleeco ah maxaa yeelay ma aamin sani in gabar qurxoon oo europe joogta nin la'aan ahaaneyso maybe hal am labo habeen, iskaba dheh mudo gaaban laakiin hadii ay jirto wax intaa ka baxsan waxaan ku dhihi lahaa wax kalaa jira

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

awey

Saturday, December 16, 2000 - 01:51 am
maxaa kugu dhacay sabaax hadii aad tahay gabar
qurxuun ma waynaysid hadii aad diyaar tahay aniga
ayaa kuu diyaar ah waxaana ku noolahay dalka norwey waxaana kaa sugayaa jawaab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caashaqaaga

Saturday, December 16, 2000 - 09:59 am
abaayo macaanto nin waa laguu hayaa ee cinwaankaaga soo dhiib aniga ayaa kuu diyaar ah kuna sugaya dalka mareykanka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hebel

Saturday, December 16, 2000 - 10:36 am
Sabah abaa kibir maa kaa bati see adoo qurxoon nin la'aan kuu heesaa?
.
Mise areebo aa iska dhigtaa?
.
Quruxdaa haku qadin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QEEYS

Saturday, December 16, 2000 - 03:14 pm
TO- SABAH WALAL MACAAN ANIGAA DIYAAR KUULA AH SEDEEN KUUGU HELAA WALL MACAAN IIGALA SOOXIRIIR ADRES KEEYGA OO AH USA MNN MPLS AMA EMAIL ADRES QEEYS@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MANAXE

Sunday, December 17, 2000 - 08:39 am
MANAXE, najis-najis dhalay iyo dhashiis, kelebyohow ha isticmaalin, magacayga ee magac samayso, anigu waxaa hablaha kulama hadlee, mar dambe haddaan kugu arko adigoo isticmaalaya magacayga iska jir waxa kugu dhaca.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lee

Monday, December 18, 2000 - 10:28 pm
Sabah abaayo waxaa joogta da'da guurka ku haboon tahay , gabar sidaa aad sheegayso oo qurux badan lama heli garo, waxay ilatahay wiilka aad sheekaysataan waad soo jiidanaysaa, Hadaa xiriir u baahan tahay igala soo xiriir emailkan. Qanciye@mail.com xiriir wanaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qasaye

Monday, December 18, 2000 - 11:57 pm
sabaxey waxan ahay nin 20jira oo ay kudhegtentahay .wadankiina kamaqnaa 10sano intaana naag cadaan aan korsaarnaa.geetgiina wuu siidamaayaa ee bal iga soogaar sabaxey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WASAAYE

Tuesday, December 19, 2000 - 02:38 pm
to. qasaaye saaxiib hadii uu gusku kaa jilcay oo aad naago cadaan ah usoo adeegsatay ha u baaqin gabdhaha soomaaliyeed waayo waxaad kubiirinba majirto waayo adigiibaa ubahan kaariko WAXAANA LAY YIDHAAHDAA WASAAYE HADII AAD UBAAHANTAHAY>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Astur

Wednesday, December 20, 2000 - 05:41 am
Salaam All, Manaxe iyo Qashinka la mid ah gabarta si fiican ulah hadal oo aheen waqtiga ha isku dhumin in aad Eryo xun xun ku qortan meshan Ilaahan ka baqa Aduunyo waye.

To Sabah sis,ani ahaan wax ku dhih la'ah abaayo waqti ayaad wali hesta Reerkaa wax wangsan ayeey kula rabaan. ILaah Hadii ku qoro in aad hesho wad heli Hadii kalane ma helisid sis. Sabah abayo Gabar qurux hadi aad tahaye oo ad Hubto nin ma weysid,ogow Quruxd lug shegyo wa INSIDE qofka Biniaadanka ah waye mah tan banaka, isla dhaco Make Up iyo Lips tik,sis Ilaah ha ku garab galo Qalbigaan Kheyer u sheg.Ramadan Kariim

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Filsan

Sunday, December 24, 2000 - 07:15 pm
Men are Dogs,,,,,,No wonder they say

It's expretion,,,,,,,Fiiri abaayo inkastoo forumskani ani iku saabsaneen laakiin waan kuu sheeki anyway,,,,,Abaayo aniga waxaan kalay 23 jir waxaana ahay university student ,,,,,waxaa bartaa Doctornimada,,,insha'alaah waan dhameeni rabaa,,,,,Haddii ay timaato quruxna ,,,,Waan leeyahay oo dad badan ayaa iku yiri,waana dabeecad wanaagsanahay ,,,I know I sound like consided,,, Laakiin waa ika run ,,,,iska sug waqtikaaga oo hadeg degin wali waa yartahay oo wax baro waalidkaagana Maqal. Waxaa kaloo rabaa in aan kuweydiiyo oo su'aasha aan soo wato waxaytahay ,,,,Haddii aad quruxleedahay ma waxaad u maleenaysaa in aad lagu tafayo ,,,,,Qof aad qurux uun u guursatid ,,,,Wax laga fiicanyahay oo maxaa yeelay waxaa laga yaabaa in uu san haysan,,,,,dulqaad oo uu gacan adag yahay oo xataa hadduu rabo ku abuse kareenaayo hadhooti,,,,,,anyway abaayo haku cararin Guur ee warka waalidkaaga raac talo ka fiican oo hooyadaa iyo Aabahaaka ku siiyeen ku siin maayaan niman kani oo aan aheen in aad la xiirtid sida ay u qoreen emailkooda ayaa dhabka ah ,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAKIM

Friday, December 29, 2000 - 10:23 am
TO FILSAN!
I WONDER WHEN YOU SAYING "MEN ARE DOGS" YOU MEAN!! ALL THE MENS! OR!!.
SECOND OF ALL THAT EXPRESSION IS USED BY ALL THE TIME WESTERN WORLD! I DON'T THINK WHEN IT COMES REALITY FOR LOVING AND CARING! SOMALIAN MENS ARE MORE LIKELY LIBERAL THAN WESTERN WORLD.....
ALSO SOMALIAN-MENS ARE HAVING SOME PROBLEMS ABOUT RELATIONSHIP WHETHER IS FINANCIALY OR COMMITMENT OR EVEN NOT READY TO SETTLE....

PLUS!DON'T ABUSE US WITH YOUR DIRTY-NEEDLES! SINCE YOU SAID I AM MEDICIN-STUDENT..USE YOUR KINDNESS DOCTORATE.

MY LAST WORD TO YOU "DON'T GENERALIZE ALL THE MENS,BUT BE MORE OPEN-MINDED PERSON..."

PEACE!
"NO HARD-FEELINGS TOWARD YOU" FEEL FREE TO RESPOND..

HAKIM!
REPORTING LIVE FROM COLUMBUS, OHIO........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAKIM

Friday, December 29, 2000 - 10:27 am
TO SABAH!

LIVING LONDON OF THAT BEAUTY THAT YOU DESCRIBED YOURSELF IS LIKE LIVING IN LAS VEGAS WITHOUT GAMBLING!

SISTER! IF YOU ARE READY TO SETTLE LET ME HOOK YOU UP WITH MY SWEET SWEET BROTHER WHO IS NOW LOOKING FOR HIS MATE OF HIS LIFETIME!

IF NOT! FORGET ABOUT THIS MESSAGE.....

BY THE WAY! DON'T GET ME WRONG! I AM MARRIED!

HAKIM!
REPORTING LIVE FROM COLUMBUS, OHIO...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hamdi

Friday, December 29, 2000 - 02:02 pm
sabaaxeey walaashiis raga soomilida layskuma daadsho ee gabar adag iska dhig. ee hadaad tahay gabar qorxoon raga layskuma jibiyo ee ha iskujibinin hana noo jabinin.

please be strong sis for me i'm sure you wi'll find a real gentelman.

LAST ADVICE, FIRST OF ALL BE EDUCATED CAUSE IF YOU ARE NOT EDUCATED YOU ARE NOTHING CAUSE EDUCATION IS WHAT MAKES A PERSON SOMETHING.

waxaad tahay gabar yar oo hada aduun u horleh oo na qurxoon ee waqtiga ha iska lumin.

don't west your time sis
bye
peace and luv

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Filsan

Saturday, December 30, 2000 - 09:20 am
Hello

TO: Hakiim

Hakiim, U r right, not all men are dogs but most of them are, I don't think I am abusing anyone my friend I am just telling the true and even though it hurts so get used to it,,,,,,,,I didn't meant to insult anyone but I was just telling the sister what she really need and when i see all those men writing their email to her I just couldn't believe it she ask advice not email ,,,Helloooooo

P.S. Don't worry None taking but believe me some men deserve to be called Dogs even though it's not good person to call animal but seriuosly when U see some of them the way they think U just think they're......it's my turn to say NO hard feeling this time ,,,,but what I am saying is what I have seen it,,,,:)
Take care Hakiim and Happy New year

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, December 31, 2000 - 05:42 am
sabah horta abaayo waan ku salaamey salaan ka dib gacliso waxa tahey gabar da,a yar ee hadana qurux ku darsatey sida aad sheektey marka don´t wast your time in iminka aad nin ku fekerto waayo waqti badan baad heysata horta dhis naftaada waxbaro markaas ka dib waxa hubaal hobaal in niman badani ay ku soo raadin doonaa hadaa ku darsato gabar fiican oo aqlaaq wacan leh, sidaas iyo nasiib wanaagsan...jaaaaaaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hebel

Sunday, December 31, 2000 - 11:36 am
Adi mid aan ku weeydiinaa: Waalidkaa maa aroosooyo mise adi?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohameddd

Monday, January 01, 2001 - 02:14 am
To Sabah
waan amin sanahay in ay taas dhicikarto oo gabdha quruda badan raga way ka baqaan oo waxy is yirhadaan way kugu dadineysaa, midakale anigan kula hadlaayo waxan ahay wiil quruxbadan lakiin hadan ma lehi saxib ama gabar hada aan leyahay waad guusanaysaa marka lama yabani in qof qurux badan uu helaayo qof sidiisa oo kale ah marka is ku dhibato maa nahay oo aniga gabdhaha waxay ku fekeraan in aysan i helikaren tii aan la hadlana waxay tirahdaa ma u maleynayo in aaddan saxib lahayn so!!maxa u malynaysaa hadii aan xiriirno?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 01, 2001 - 05:30 am
TO FILSAN.
DEAR FILSAN, I don't agree with you saying men are dogs that's the impression of ignorance people like you.or you are slut,and cheap, if you are? no wonder everymen treat you like one that's why you taking out on them as all. you get what you deserve so get use to it!!!
oh by the way! you said you are studying to be a doctor I doubted because you sound like uneducated person.

yours R.h
from London.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yasmin

Friday, January 05, 2001 - 06:21 am
go on girl u tell her r.h
u need to get a life women, sabah or whatever ya name is

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ddddddddddd

Wednesday, January 31, 2001 - 04:48 am
aamu sharmuutayaheey lagumarabee naag isgadeyso
waa lanacay waayo cudur aalaga qaaday •••• up bitch

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muniira

Thursday, February 01, 2001 - 08:15 am
sabah, walaal horta asalaamu caleeykum. salaan kidib walaal waxaan aamin sanahay in eey waalidkaa jecel yihiin waxa adiga kuu fiican marka walaalo iska kaadso waad heli calafkaa ee! Astur iyo filsana waxeey kuula taliyeen si wanaagsan.walaalkey Asturna wuu ku mahadsanyahay in dadkan quuqsan uu xusuusiyo Allihii abuurtay. marka leydin warsado waano dadka waaniya ama iska aamusa.asalaamu caleeykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kuusow

Thursday, February 08, 2001 - 04:10 am
waxaad tahay dhilo jameykaanku wasaan ee shaqo yeelo ceebleeyahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi samatar

Thursday, February 08, 2001 - 04:23 am
qofyahay hadaad guur diyaar u tahay aniga ayaa ku guursanaya waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo guurdoon ah dadeydu waa 29jir ila soo xiriir emailkeygu waa toosane72@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

runsheegto

Thursday, February 08, 2001 - 07:55 am
salaantan iga gudoon asalaamu caleykum. abaayadiis iga hano taladan... waligaa guur haku dag dagin hubi in badan wiilasha... calafkaaga aad leedahay... qurux wiilasha haka eegin ee ka eeg aqlaaq iyo inuu dagan yahay... abaayadiis quruxda dumarka waxay u keentaa iney horay uguursadaan sida igu dhacday anoo yar ayaa ragii oo dhan guur iigula yimaadeen ana wax kama aqoon guurka markaa wey isoo jiiteeen ana wax barashadeydii uga tagay guur waxa igu dhacayna eeg hee...abaayadiis anigaa nin qurux u guursaday anoo adi in badan kaayar wuuna noqon waayey kaan kufakarayey... reerkeena waxay igu oran jireen wax baro anigana isagaa ii cadaa hadana waan kala tagnay...wax barashadeydii aan dib ugu noqday hadana alhamdulilaah 21 ayaan jiraa qibradna uleh wiilasha iyo jaceylka dhabta ah... marka hadaad rabto inaad shaleeso nasiibso hee hadii kale sifiican dooqaaga uraadi waa hadii aad is adkeen kareeso siina soon oo hadalada macaan ee raga iska ilaali kafiirso guurkaaga waano ani hore uma helin ilaa aan ani lee is waaniyey e hadayicin waanadeyda waligaana adeec reerkiina maah maahahaan iga hoo(talada adaa ku nool iyada kuguma noola) (ninkii garan waaya waxa jooga waxa soosocdana ma garto)(taladaan laruugin na waa lagu rafaadaa)abaayadiis aqlaaqda ayaa wax walba kafiican intaa ayaan waanadeyda uga baxaay asalaamu caleykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali

Saturday, February 10, 2001 - 01:50 pm
wallal anigaba waxaana ahay wiil 24sano jira hadana aan nasiib uyeelan in uu helo gabar
uu lawadaago jaceey marka hadii aad rabtid waxaad
igala soo xariiri kartaa e-mailkayga
ddru_hill@hotmail.com

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.