site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

NIN AYAAN INTERNETNETKA ISKA JECLAANAY

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Feb. 16, 2001): NIN AYAAN INTERNETNETKA ISKA JECLAANAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fuaado

Thursday, December 14, 2000 - 12:40 am
Somaliyeey waa i idiin salaamay gabar iyo wiilba
waxaan ahay gabar somaliyeed oo da deeda tahay 20 jir.
walaalayaal waxaan itinka rabaa talo maxaa yelay wiil ayaan saxiib kunoqoyan netka hada waxaan isla socona ilaa mudoo 1sano ah wuxuu igu dhahay guur ayaan karabaa aniga ma aqaan si an ugu jawaabo maxaa yelay waligeey wiji ka wiji uma arag
tlf yaan kuwada xiriri jirnay.
Wuxuu i sheegay in u i jecelyahay aniga kama rumeeysan waxaan u qatay in ay tahay just sheekada chattka
hada wuxuu ila yimid cida ayaan ka doonanayaa oo waan ku gursanayaa walaalyaah talo i siiya ilaah ayaa talo lehee
waxaan raba in an idiinka helo waxaa maquul ah plzzzz qofta i soo jawaabeyso
ha igu ciyaarin waa arin run ah
oo i haysato waa mahadsantihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farax gesey

Thursday, December 14, 2000 - 05:51 am
arag ama qof hakuu arko kadib go'ann ka gaar sidaas ayaan kudhihilahaa thanks abaayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A222

Thursday, December 14, 2000 - 07:48 am
Waxaad kaliya sheektey in aad iska jeclaateen Internetka, balse ma sheegin wax gaar ah oo sababey in aad ku heshiisaan guur. In guur lagu heshiiyaa waxey leedahay sharuudu gaar ah, waa haddii aad tahay gabar Muslimad ah, waana taas mid aad u baahan tahay in lagula saxo, oo lagula taliyo ama lagaala taliyo.
Marka annigu waxaan kula talin karaa markii aad wax ka soo sheegtid arimahaas. Haddase taladaan ku siiyaa, waxey noqon kartaa mid dhibaato ku keenta adiga iyo annigaba.


RAMADAAN KARIIM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XodXod

Thursday, December 14, 2000 - 10:13 am
naa nin aanad arag ha odhan waayahy waa intaasuu bahal kuggu noqdaaye midse mid wax walba ogal baad tahay.

First
arag
secod
dabeecadiis baro
third
ka gaadh go aan

sidaa weeye order ku ma aha inaad labo ka boodid oo ta sadexad qabatid

alaha kuu fududeeeyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fuaado

Friday, December 15, 2000 - 12:41 am
Asalaamu caleeykum

Waa wada mahadsantihiin kuligiin
xodxod aboowe waa runtaa waxaba kama soo sheegin arita keentay guur tan guurka keentay waxaa waaye
horta been mafiicna wiilka an sheegayoo sifiican ayaan isku dabeecad keenay oo ilaa iyo 1sanoo
ayaan wada xiriireynay oo habeen walba ayuu i soo cawaya email by post si walba an u wada xiriirnay
wuxuu damcay maraar badan in an u tagoo aniga oo soo boqdoo i saga lakiin mid an sameeynkaro maha aniga oo waxaan ahay gabar muslim ahxaraan ayeey igu tahay in an nin gurigiisa kula kaliyooba
runtii aniga firaaq an meel ku adoo malihi oo iskolkeey ayaa ha sanadkii igu dambeeyay
markaan iskool jirina waan shaqeeya marka ma an sinin wali waqti u igula kulmoo hyabeenkii ayaan firaaqo leyagay oo email u qori karaa kaliyaa
taas ayaa kentay in an is arag
isna wuxuu igu dhahay madaamo adan haynin waqtii
oo ad iskul ku sii jeedo waxaan ka soo dononayaa walidkaa si an kula kulmi karoo marka ad firaaqada ledahay oo an is mahersaneeyo kaliya ilaa an iskoolka kadhameeyo waxaan u qaday aniga ahaan in u ku fikiray did maha an diiday in an gurigiisa tagoo wuxuu i dhahay hadaad mehersato waqti weey ku heli kartaa
aniga ma ma hersan karoo qof an waliyeey arag
asna ima arkiin oo ma ogo sidaan u ekahay
walaahi waa waxaa an layabay oo waligeey maqal
marka walaalyaal ha ila yabina meel an goan ku yeesho ma aqaan iyo waxaa an goansadoo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

llb

Friday, December 15, 2000 - 01:46 am
qof yahay adi deexda maa lagaa keenay see camal. qof magaalo ku koray soo ma tihid.

ninka hadaad sawiradiisa soo maadan arag??

hadaad isku wadan joogtaan dhalin yara taqaana ama aragtay. ama cajalad uuka qaybqaatay sida xaflad. aroos. iwm.
miyaadan arkin..

maxaad indhaha isku xiraysaa..

ninka hadaad si qabiil iyo filinkale isku sheeka keenteena waa aragti kale..

hadaad dhalin yara nimo isku fahanteena waa wax kale.
asaga ma awoodi waayay inuu malin kusoo booqdo kadibna laabto.adiguse ma awoodi wayday arintaas..

waxaan kuu rajaynayaa nasiib wanaagsan..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fuaado

Friday, December 15, 2000 - 02:27 am
to LLD

Aboowe deex maleeygu dhalin iyo meel u dhaw waxan ku dhashay muqdisho gar ahaan maniboolyo
marka aboowe isku meel ma joogno sweden iyo danmark ayaan kala joogta qabiilna iskuma baran
oo dhalin yaro nimo ayaan isku baranay
waan arkay sawiirkiisa lakiin aboowe
waxaan an horay u maqlay sheeko badan maxaan ka aqaan sawiirka in u been yahay iyo in kalee
lakiin waad ku mahadsantahay jawaabta ad i soo jawaabtay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XodXod

Monday, December 18, 2000 - 12:16 pm
Fuaado, Hort aad baad u mahadsan tahay jawaabtaadii dheereed. Waxaa halkaa iiga cad inaad tahay gabadh aad u edab badan diin iyo iimaan na leh. Markaa horta anigu mid ban jeclahay inan kuugu taliyo oo ah wax kastoo dhaca nin aanad arag ha guursan waayo wuxuu noqon doona maxad ka og tahay amuu nin khamri caba oo aan naf lahayn yahay. Markaa waxan guurkuna waa nolashaadii oo dhan qof aad la qaadanayso markaa waxay ila tahay in ay tahay macquul qofkan aad nolasha wada qaadanysaan inuu noqdo qof kuu qalma oo aad taas iska hubsato. Arintaa sidaad u sameen lahayd aday ku jirtaa laakiin aniga taladadyduwaa is arka oo iska baro intaanad haa odhan hadii kale mar ay too late tahat baad ka shalayn..

XODXOD oo ku leh ilaah hakuu gar gaaro

any more advice haad u baahan tahay iman121@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JUJI

Monday, December 18, 2000 - 05:41 pm
Waa idin wada salamay ku ligiin,salaan ka dib anigana waxan qabaa su'aal, su'ashas oo ah,wil aan
ka bartay internerka oo waxan is naqana,mudo ku
dhow sanad,all redhina wax walba waa kawada shekesanay oo xataa qabilkisa waa aqan,sawirkisana
waa ii soo diray,lakiin ani sawirkayga wuu arkay
lakiin qabilkayga ma yaqan,waxna igma yaqan aan
ehen waxan ani u shegay,guruna i wedistay,runtii
waa la yabay,umana jawabin ilaa hada sababta oo
ah ma'aqan wax aan ugu jawabo,ee maxaa igula
talin lehedeen.
BYE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lee

Monday, December 18, 2000 - 10:00 pm
salaam dhamantiin, Siiba Fuaado.
Abaayo waxaan kuulatalinaaya in aad is aragtaan marka hore dabeecadiisa iyo in aad is keeni kartaan,, sababta oo ah waxaa laga yaabaa in uu kugu noqto dawaco markaa wada aqal gashaan.
Haduu ninka nin fiican yahay guurso ayaan kuula talin lahaa, waayo waxaa joogtaa Da' guurka ku fiican, waxaana ku dhahdaa isdaji marka hore waa in aan is aragnaa aan fiirinaa in aan is dabeecad keeni karno, taladaydaa waa saas abaayo, Khayr ayaan kuu rajeenayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cukaasho

Wednesday, December 20, 2000 - 06:08 am
S/Aleekum:

Ramdan Kariim kulgiin,Abaayo jecelka dheel dheel ayuu noqdaye sanadahan laakin wax yab leh nin aadan arkin sida u u egyaha see u guursan acuudkow armu ku noqda Aderka abtiga,ina adeerka qoflee aa qarabo tihiin abaayo macanto ha amin qof aad ka barataye Internet acuudkow in kasto dadka ayeesan isku mid aheen lakin ha ku dag dagin ka fiirso,Guurka dheel dheel mah waa wax qali ah oo fiican in laga fiirsto.Abaayo isgan meeqo ayuu jira please i soo sheg? hadi adiga jirti 21, adigo ka raali ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amaal

Wednesday, December 20, 2000 - 11:48 pm
KU: Fuaado
abaayo marka hore salaan kaa timid gabar soomaaliyeed,marka xiga waan fahmay sheekadaada
walaal anigu waxan ku oran lahaa,aniga oo aan kula yaabayn adiga iyo wiilka waxa idin hayaa jacayl miyaa mise xiise waayo dhalinyaro fara badan waxaa isaga qaldan labadaas.
marka haduu jacayl yahay maxaad si fiican iskugu baran waydeen oo aad wax walba isku wydiin waydeen.walaalo ma ogtahay in guurku yahay nolashaada meesha ugu danbaysa marka ma fiicna in aad ku dagdagto hadhowna aad ka calaacasho.
marka abaayo adigu guur diyaar maad u tahay,hadaad diyaar u tahay fiiri in aad wiilka jeceshahay in uu ku jecel yahay.
walaal wiil ayaanu iska baranay netka aad ayuu wiilkaasi u wanaagsanaa wuu i jeclaa laakiin anigu siduu ii jeclaa uma jeclayn.intaa wixii ka badan markaad ii soo jawaabto ayaan kaaga sheekayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fuaado

Friday, December 22, 2000 - 12:45 pm
walaalaheey kuligiin waa wada mahadsantihiin sida wanaagsan ad waxa igu soo sheegteen waa mid an qadan karoo mar labaad ayaan idiin mahad celinaaya.

Cukaasho abaayo runta waye maha wax fudud guurka
nolosheeyda waaye lakiin wiilka wuxuu jiraa 26sano 6sano ayuu iga weyn yahay taas waxaa uma arkoo maxaa yelay aniga ayaa rabo nin iga weey xogaa maxaa yeelay somali ayaa horay ugu maah mahday naag nin kaweeyn ayaa dhaqi karoo marabo mid mustaqbalkeeyga ku ciyaarayo.

Amaal af couse in u jeceel jiroo
guurka waxaa kenay waa jeceel haduu i jecleen ima dhaheen waan ku gursanaa walaahi been ma sheegayo koleey wuu ial egyahay wiil ficaan wana wiil waxbartay oo aqoon leh.
Lakiin daha waxaan go an ku garnay in an is aragnoo marka horee ciida isha allah markaas ayaan ogaan doona wax walba in ay wixiisa sax yihiin iyo in halee,waligeey ma weydiin qabiilkiisa mana jecli in an qabiil ku raaco nin
just waxaan firiyaa hadalkiis iyo siduu waxa garad u yahay iyo in u iska kadloo kaliyah oo iska dhahoo hadal bilaa micna daroo intaas ayaan ka firiyaa horta been ilaah ayaa cayee intaan nin ku qadan lahaa wuu leeyahay oo waa mid diinta yaqaan waxaan waligeey ka carai jiray nin i dhahayoo soo bax an club ku dheeyee yurub waxaan jooga 6sano somali waxaa igu dambeeysay anigoo yar
markaan yurub i mid ayaa waxaa aqtay qamaar maha jalabiib khamar markaas ayaan gabdhaha dhan igu cayi jireen matana wakana kuwuu ila bilaabay iskoolka wali waxeey dhax fadhiyaan dhalaska afka lagu bartoo aniga alxamulilaal waax dhigtaa sandkii igu dambeysay waxaan bartay sida hooyohinka loo umuliyoo,marka abaayo waxaan isdhahay waa u bahanahay guur xalala ah manta hadadan gursan gormee gursanaa waxaan jeclaan jiray intaan yarahay in an dhaloo kadibna markeey i weynadan an dr jamacad u sii galo sidaas ayaan ku rajo wey nahay ishaa alllah
Abaayo macaan waxaan xiseenayaa in an maqloo qisada ad sheegeysid oo adiga kab ratay wiil netka in an aqristo ama maqloo waxaan isku mooday kaligeey in an ahay plzzz abaayo ila soo xiriir
my email:fuaado@hotmail.com
waa ka abaayo meshaas igu soo sheekeey waan ky tuuga plz sis waxaan raba in an wax badan ka ogaado waxaan ka sugoo waa jawaab bye kuligiin thanks all of you brother/sis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sophiya

Saturday, December 23, 2000 - 08:59 am
loooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool

Walaahi qosol ayaa idilay ,,,,,,Saas miyaabo netkaan nin aa la iskala hadlaa waxaas ladhahaa guur uu ika rabaa maxaa waaye adiga abaayo adika lee ku sugaa ma ogtahay xumaan oo dhan haddii aad hadhowtid guursadit oo waa necee lee iskana sidaa lee kaag takaa oo naag kale ku guursahaa
Well I try to write somali and i know I have the big accenst xamaraawi Anyway Abaayo macaaneey gabar yar ayaa tahay ee la tasho waalidkaaga iyo dadka kaa waa weyn oo kaa wax arag badan

Meeshaan qof walba ayaa imaado Mid XUn iyo Mid fiicanba even it's very hard to find the good ones this days but still ,,,,,U badi in laga fiican yahay istaaqfurulaah wixii danbi ah

marka abaayo waxaa kula talinayaa isku tay in aadan guur ku cararin aniga waxaa jiraa 22 years and there's no way I will get marry any time soon cuz u got have ur education sista and than try to think about getting married alright

salaam alaykum
Peace
Ramadaan wanaagsan/KARIIm

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faarah

Saturday, December 23, 2000 - 12:14 pm
Amaal

Walaalo adiga ayaan kaa helay qoraalkaa bal hada ayaan ku jeclaadee ila soo xiriir.I like net love
you fine Amaal oo kale

hijra75@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaaal4

Sunday, December 24, 2000 - 05:30 pm
fuaado
abaayo waxaad sheegatay inaad tahay reer manapolyo..well adigoo reer manapolyo ah maad hada dadka weydiinee sidii aad wax u shukaansanlaheed....abaayo baar caanasan iyo nasiibuundo luuqyadeeda waxkumasoo shukaansan??lol kaftan...
anaga wiilashii reer manapolyo hadaan nahay waa ceebeesannahay oo gabdhaheenii sidii waxloo shukaansado ma yaqaanaan...okey taladeyda iga hoo.
abaayo gabar waxaa loo guursadaa quruxdeeda ama dhaqankeeda iyo dabeecadeeda ama maalkeeda hadii ay tahay rich iwm..laakin nin raba inuu ku guursado isagoon ku arkin xitaa waxaan u maleynaa waa nin dan leh oo hal shay keliya u cad,sheygaasna inuu gaaro ayuu jecelyahay by any means..marka guurkaasoo kale waa bakhtiyanasiib,ama guul ama geeri..coz guur bees(base)leh ma aha...zawaaj calal hawa...lol
good luck anyway

jamaaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fuaado

Friday, January 05, 2001 - 11:01 am
To: jamaal4

Aboowe waa mahadsantahay marka horee
talataada waan qatay reer maanobolyoo
shuukaansi labaraayo ayaa noqday maxaa yelay
aniga maanobolyo waan ku dhashay lakiin aqli ficaan kuma yelaan oo markaan maanobolyo jooga shuukansi iyo waxa u dhaw ma aqoon
marka taas ayaa i keentay.
Taan xigtaa arintaan an meesha kenay caawo goan ayaan ka haystaa ooo waxaan u mahad celinayaa dadweynaha sida wanaagsan igu soo jawaabay oo i soo tala celiyaa waliba markaan rayigeeyga ku darsaday waxaan ogaaday jeceel net in u meel tageeynin siduu jamaal4 i sheegay
marka wiilkii goan ayana ka garay oo waaan u sheegayn in an rabin jecel net ah
Qof dacad ah ilaah ayaa jid i furoo
markaan ku dhahay kuma raboo oo guuri diyaar uma ihi ayuu yirii awalba laba malmood ayaan rabay in an ku arkoo kaliyaa ha igu qoslina runta ma qarinayi oo wuxuu noqday mid nacas ah la nin net dambaa iguma ogidiin sidaas ayaa igu filaan awalbaa ayaan dabaal noqday anigoo helaayo nin an arki karoo wuxuu yahay iyo wuxuu gudoo radsaday mid an aqoon anyway waa mahadsantihiin
kuligiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumane

Sunday, January 07, 2001 - 12:54 pm
To Fuaado
Dib baan kasoo gaaray sheekadaada lakiin waxaa walaashay kula talinlahaa sidan
Ninka baro
-waalidkaa iyo walaalahaa bar
-Waxyaalaha Romantiga la yiraahdo iska reeb
sida "Hab siinta, shumiska, taataabashada iyo wixii kicinaya ninka.
-ragu haday kacsadaan maskaxdu way ka tagtaa
marka sidee kuongaaneysaa inuu ninkii naxariisleeyahay iyo in kale

waligaa ufiirso sida uu ula dhaqmo dadka kale oo uu san is barashada ka lahayn sida
dariska, masaakiinta, dadka umadu ay yasto sida (ruuxa faqiirkaa, kan foolxun, kan aan caanka beesha ka ahayn etc.)

marka malihi dumarku damac maleh waa inaad damacaaga adigu ka adagtahay.

Qumane

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.