site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Mucjisadii iyo imtixaankiiaduunka

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Feb. 16, 2001): Mucjisadii iyo imtixaankiiaduunka
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fromladan

Sunday, December 17, 2000 - 07:40 pm
waxaa ahay gabar 21jirah ooxasah waxaanleeyahay halwiil waxaa igeclaaday nin adeeriigu aadan wuunaogyahay inaan xaasahay maaliniyohabeen wuuisoowacaa waxaankuiri haisoowicin haduu alahaa alayahay hana igudirin ninkayga waxaadba mooda inuudhagalayahayn xitaawuxuu iisoodiraahadiyado aan qarsooniahayn ooaad ujeedid inuuninka igudiraayo finally wuuigudiray heerwaxaan taaganahay FURIIN anailaahwuuiogyahay inaandankalahayn waxaana kabaqay haddandadkaygausheeho walaalkay inuumaqlo arintana meexun aygaarto. walaalayaal soomaaliyay ilasootaliya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, December 18, 2000 - 12:01 am
waa arin cajiib ah laakiin.ninka masaaxiibbaad la ahaan jirtey markii hore .waxaan ku dhihi lahaa wuu edeb daran yahay sababtoo ah xaasbaad tahay hada waa inuu ku ixtiraamaa.hadana ninkaaga waa inuu kugu kalsoon yahay waxyaabahaas waxay kamidtahay waxyaabaha dadka lagu kala furo waxyaabahaas ookalena qurbaha ayaa lagu arkey waxaan kuu rajeynayaa kheyr.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

u2

Monday, December 18, 2000 - 01:13 am
walaaal waan ku salaaney anagoo labo gabdhood oo soomaaliyeed ah waxaana kugu talin laheyn inaad u sheegto xaqiiqda sidey tahay ninkaaga adigoo aanan isku dileynin labada nin .Ninka aad ku sheegtey inuu adeerkaa yahay waa mucjiso laakiin adeer oo og in uu nin ku qabo hadana isku dayaya in uu ku shukaansaso walaal kaasi adeerkuuma aha mana rabo inuu sumcadaada ilaaliyo kaasoo kalana xataa waxaa la sameeyaa waala casuumaa oo reerka oo dhan yaa lala casuumaa oo lagu hor ceebeeyaa oo lasoo hordhigaa wax alaaliyo waxii hadiyad aheyd oo uu kuu soo direy. haduusan kugu kalsooneyn ninkaaga walaalo u sheeg xaqiiqda oo ka dhaadhaci.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr-troubleboy

Monday, December 18, 2000 - 02:18 pm
ladan
hadday arini halkaas taagan tahay waxba ha qarinin waayo intaad qarin kartay qarisay walaal cidda kuugu dhow aad isleedahay waxbay ka qaban u sheeg si'aad uga baxsato nikaan raba in uu ku seejiyo cunugaaga aabihiis.
dhanka wanaagsan ilaah ha ku waafajiyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jantal amin

Tuesday, December 19, 2000 - 04:43 am
taladeydu waa waxa jira sida saxda usheeg markas ayaan talo kaa siin karaa marka sis adigu tasho hadii kale waa laguu talin sida ugu dhaqso badan
jaaw jantal amiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sumayo

Saturday, December 23, 2000 - 06:52 am
walaal jacayl ma aha Wuu Edebdaranyahay ee suuqa Ku kabee oo Waliba Ceebee Naag Ninqabo diintuba u ma baneyn ee Sidee buu kugu haweystay Saaxiib adigaa Isteerin Jilcan oo Inlaguu Soogali Karo Buu arkay waa arin igu cusub naag waa la iqabaa waana la i Jecelyahay leh jileeca iska daa oo iska edbi ninka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaaal4

Sunday, December 24, 2000 - 05:41 pm
ladan adiga istoosi horta..adiga ayaan arintaada fiicneen...ninaad ogtahay inuu ku rabo adigoo xaas ah maba eheen inaad hadiyad ka aqbasho ee walaaley wakhtiga hanaga dhuminin hortaada ayaan ciyaalsuuqnimo soo dhameynaye...ninkaaga inuu ku furo ayaad ka istaahishaa runtii.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.