site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Wiil guurdown ah oo talo ubahan

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Feb. 16, 2001): Wiil guurdown ah oo talo ubahan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdimalik

Monday, December 18, 2000 - 12:35 pm
walaal waxaan ah wiil ah 18 year oo ka baxay high school waxaan wayay gabar heysata dhaqanka somaaliyad.please hadii aatah gabar somaaliyed waan u baahanahay sirunta ah gabar ilaqebsata nolosheyda hadaa ku khanacsantahay fariinteyda ilasoow xarir E-mail kaan qardho2002@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aabo

Monday, December 18, 2000 - 01:48 pm
wax baro jaamacad gal ka dibna shaqo hel ka dib markaa gurso sidaasay u kala horeeyaan hadii kale dhoolkaad caruurtaada ku biilin doontaa

Waano nin Ween

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lee

Monday, December 18, 2000 - 10:22 pm
Waxan kuula talinaya in aad Hada iska guursato waayo ma ogid in aad noolaanaysid Aalle ayaa ug oo kaleiya iska guurso waxaa fiican adiga oo yar in aad caruurtaada in aad isla egtihiin, markaa guursatid wax waa baran kartaa soomalida ayaa aaminsan qofka caruur leh wax m abaran karo ama am shaqeesan karo wax baro. taladaydaa waa sidaas bro.
waxaan kuu rajeenayaa Guurfiican

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 19, 2000 - 12:06 am
gabar meherso kadib waxbaro markey kuu dhamaatana guurso saas bey ila tahay sababtoo waxaad jirtaa 18sano weli waad yartahay guurkuna waa masuuliyad weyn sidaad iyo talo fiican nabadeey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HOOYO

Wednesday, January 24, 2001 - 07:21 am
WARYAAHEE WAX BARO WAAD YARTAHAYE
WAANO IYO WAR CELIN GOORMAAD QOOQDAY
SHALAY BAABAD DHALATEE? YAAN MAR DAMBE KAA MAQLIN
GUUR IYO WAX LA MID AH OK

WAANO WAA ISLAAN WAYN

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.