site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ila tali walaal, ila tali walaal, ila tali walaal!!!!! help!!!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Feb. 16, 2001): Ila tali walaal, ila tali walaal, ila tali walaal!!!!! help!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hani Ali

Tuesday, December 19, 2000 - 03:36 am
Hej!!!!
Waa laydin salaamaya walaalayaal, marka hore salaan wacan oo wanaagsan.
Tan labaad waxaan u bahanahay talo, taasina waxaay tahay, Waxaan jeclahaya wiil mudo hada laga joogo labo san iyo bar isna ima jecla, wax aan sameyo ma garan karo.Wiilka wuxu degenyahay magaalo iga fog oo mar walbo ma arko karo,laakin arintayda waa u shegtaya wax jawaab ahna kama helin .Maxaa sameya? kama tagi karo aniga oo jawaab sax ah ka helin isagan wax jawaab ah ima sinayo. Wiilka gabar saaxiib lama ah, anigana wuu i ogyahay in aan cidna la socon. Pleas waa jeclahay wiilka waxaan u bahanahaya talo wacan ila tali walaal. kama tagi karo xitaa hadii u i siyoo jawaab aan ka helin taaso noqon karta kuma rabo.
Jaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hanad!

Tuesday, December 19, 2000 - 08:27 am
Wiilka magiciisa oo saddexan iyo naanaystiisa sheeg, adiguna sidoo kale kaaga sheeg,saan saankaaga iyo sidaad u eg tahay sheeg, meesha uu degan yahay iyo meesha aad degan tahayba sheeg, ka jawaab suáalahan dhaqso.
Taladii kuugu wanaagsanayd baad ka dib iga helaysaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sumayo

Saturday, December 23, 2000 - 07:08 am
Abaayo arintaada aad baan uga naxay allaah ha kuu sahlo Jaceylkaaga dadaalka badi tellka marwalba u dir ragu hadeymaqlaan waanku jeclahay wey cararaan siiba raga soomaaliyeed ee dhaqankooda iska adag yahay wax Ragkaa galay Rako kaa gale waaye Guulbaan kuu rajaynayaa hadalkii mar haduu afkaaga ka soo baxay ha ka daba harin faraqa ku dheg intaan lagaaga hormarin ama qofkale gacanta ku dhigin ku guuleyso jacalkaaga INSHA-ALLAAH
iina soo sheeg muushuu kuugu dambeeyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AMAAL

Saturday, December 23, 2000 - 08:21 am
lol@hanad.loooooooooooooooooooooooooooool

Abaayo macaan horta waxaan ku dhihi lahaa isku tay in aad madaxaaka ka bixisid oo iskaba dhaaftid, sidaas waa lagu jiradaa oo adika kuumawa fiicno caafimaadkaaga ,,,,Bal isku tay in aad wiilka ka fiican I am sure they're plenty of them around where u are so why are u holding urself with that one is there any special reason I mean people like eachother and they forget when they leave the city so How come u still in ur mind with him and U actually still inlove with him I don't understand, I guess that's one of the reason Of Love anyway Abaayo macaan iska ilaaw oo iska dhaaf Waxaan hubaa haddii aad madaxaaka ka saarto oo isku sheektid in uu wiil fiican aheen waad naceysaa oo maba rabi doontid iska Ilaaw ee orodoo meelaha kale ka qaraabo oo ka tayo wiilal kale

P.S. waxaa kaloo kuu sheeki WALIGAA HAKU DHIHIN WIIL WAA KU JECLAHAY WAXAAN OGAHAY HADDII AAD TIRAAHDO WAXAAS IN LA ISKU NACI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jama

Saturday, December 23, 2000 - 12:07 pm
Hali

Walaalo maxaad ku falin qof aan ku jeclayn, maad raadsarid qof ku jecel, there is lot of fishs in the sea so you can pic up another one.

PS: Ninka hadaad dhahdid waan ku jeclahay he will
use you or may be you will lose your virginity

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mahad

Sunday, December 24, 2000 - 04:38 am
To: Hani Ali

walaashiis waxaan kudhihilahaa haduusan kurabin iskadaa ha isku dhibin waxaa laga yabaa in uu MIDKALE aadan hada aqoon ama aad taqaanidba inuu illaahay calafkuugu daray, haadaad tiri kama tagi karo oo aad baad ujeceshahay waxaan ku oronlahaa
isku day inaad ka MASEERSIISID, markaad is arag taan ha iska dhigin qof gacantiisa kujira oo waxaad iska dhigtaa qofkatanaa sushay una GAA GAABI oo hadaba ordin markuu arko in aad tahay qof aan asaga uxayrneen markaa buu soo ordidoonaa sida kudhacday ragbadan aan aqaan.
BAL TAA ISKU DAY KADIBNA ILA SOO SOCODSII NATIIJADA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daalac

Monday, January 29, 2001 - 04:56 am
naayaa aamus •••• up bitch adookale waalayaqaan
sharmuuto isgadeysaa tahay ee is cadeey waxba
ha is qarin waa ku aqaan af kaada ur kabadan
qabso daa hadalkiisa dhageyso lo cayilan hadaatahay cidku rabto majirto ee marka hore
iscaatee dabada iska yaree daalac runuu sheegaa
cidkama cabsado holland kunoolnahay •••• you inta
kale naa hurdada ka kac aalamiitee
kuwa waxaan camal soo qoray mardanbe yaan arkin
fuuck you jaceel ,,, waa raabaa raabaa
nolosha dhabta usoo laabo bitch hoe do

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nicko jr

Wednesday, February 07, 2001 - 04:58 am
Hani aniga waxaan ku sheegayaa in aan dumarka waso oo adia oo kale ah.maxaad lacabaadeysaa raga adiga laba laba ayey kuu fuulayaa markaad sidaas camal uqooqdo.lugahaaga isku qabo nayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jaceyliina

Wednesday, February 07, 2001 - 12:32 pm
gix gix gix hanad adi aad ismooday aan umaleenaa? abaay iska sug in mudo ah hadaad jawaab kaweydo waa ladabaalo caashaqa mida kale waxaa waano iga ah waligaa raga jaceylkooda ha ku dag dagi ilaa aad ogaato inuu kurabo sidaa iyo kafiirsasho wacan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HANI

Wednesday, February 14, 2001 - 06:34 am
TO AMAAL
WAA KU SALAAMAYA ABAAYO
ABAAYO WAAD MAHADSANTAHAY MARKA HORE
OO WAXAAN QATAY WAANADII AAD I SIYAY
WAX BADAN AYAAY IGA CAWISAY ARINTII AAD I SHEEGTAY.
OO WAXAAN ISKU DAYAY IN AAN ISKA ILAAWO WIILKI
AAN JECLA. WAYNA I SUURTO GASHAYA ARINTI IYADA AHEED. MAGACIISA MARKA MAQLO AMA ARKO MA KA NIXII OO KALA JECLI IN UU JOOG IYO IN UU MAQAN YAHAYA.
AAD IYO AAD IYO AAD AYAAD U MAHADSANTAHAY ABAAYO ...

WAXAAN KALO DHALINYARAD SOMALIYEED U SHEGAYA EE MESHA HADALADA XUN XUN KU QORA IN AAY AFKOODA SAMEYSTAAN.
QOFKA WALAALKA AH WAX WAANO AH U SHEEG HADII KALE
CAYDA MEESHA KA DAA
WAA CEEB CEEB CEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEB.

JAAW MAHADSANID ABAAYO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali

Wednesday, February 14, 2001 - 09:22 pm
cali

To Hani

Wadaayey waa ku faraxsanahhay inaad taladii akhyaarta ku anfacdey qof dulqaadlaa tahay.....ee xaggaan kaa baadi goobaa hani

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sumayo

Saturday, February 17, 2001 - 05:28 am
Labada nacas ee gabadha caayaya ma cay baad u maleyseen qof hadii ey jeceshahay dhoorayaal Nabiga c.s,w. WAatii qadiija alaha ka raali noqdee Jeclaatay inuu jacaylka dumarka mamnuuc ka aheyma halkaas baad ka garan kartaa iyo siduu waliba ugu naxariistay ee uu u guursatay

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.