site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Qiso dhab ah waa inaan iyo hooyadeed.

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Feb. 16, 2001): Qiso dhab ah waa inaan iyo hooyadeed.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahra

Wednesday, December 20, 2000 - 03:46 am
marka hore waan idiin salaamay salaan diiran baan idin ku salaamay. Anooyar oo laba sano jira ayaa iguu danbeeysay hooyaday marka waxaan sameeyo ma garanayi. marka hore aniga waxaan rabay inaan arko hooyaday balse waa i suragali weyday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Wednesday, December 20, 2000 - 07:18 am
Sahro waa labo mid inay hooyadaa nooshahay ama inay dhimatay. Hadii ay nooshahay aadna ogtahay halka ay joogto waxaa haboon inaad u tagto wax walba ha kugu qaadatee, hadaadan ogeyn meeshay ku sugantahay baadi-goob oo baahi.

Hadii ay dhimatay u ducee oo sadaqo u bixi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BIR-JIBIYE

Monday, January 15, 2001 - 08:39 pm
sahro marka hore salaan walaal marka kuugu danbeysay hooyadaa halkaey ayey joogtay ? marka xigga hooyadaa halkay ayey ku dhalintahay somalida oo dhan waa leys wada yaqaanaa family kaaga halkay ayey ku danbey waana la heli karaa hooya hadeyna dhimanin hadii ay nooshahay soo sheeg meesha kuugu danbey waxaa kaa caawinayaa in aan soo helo haddii allah yiraahdo .walaal adiga sahro halkay ayaa ku dhalatay ii soo sheeg waxaan u maleynayaa in aan ku garanaayo intaas iyo nabad galyo waxaan ilaahey ka baryayaa si sahlan kuugu fududeeyo wabilaahi towfiiq .

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.