site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Aad ayaan u masayr badanahay Tallo ayaan u baahanahay ALL Expert.

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Feb. 16, 2001): Aad ayaan u masayr badanahay Tallo ayaan u baahanahay ALL Expert.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdiraxiim

Wednesday, December 20, 2000 - 10:04 pm
Cabdiraxiim.
waxaan jeclahay gabar maalmihii hore waxaan ahaa mashquul oo waxaan wici yiray weekendhiga , shaqadii ayaa iga dhamaatay waxaan badiyey taleefonka waxay ogaatay in aan jeclahay waxay bilaawday in ay tiraahdo ma joogto kudheh ama in ay tiraahdo waxaan aaday magaalada aniga iyo wiil hebel markaan maqlo hebal ayaan raacay madaxa ayaa laygu dhufaa xitaa ma seexan karo.markii dambana waxaa la igu yiri [ marka hore anigaa ku jeclaa hadana adigaa i jecel ] tallo tallo tallo soomaaliyey {I love her a lot}!!!!!!????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 20, 2000 - 10:32 pm
Waxaa laga yaaba inay kaa masayr siinayso, marka iskaga dulqaado, hadii aad jeceshahay, hadii aad dad isla hadal yaqaana tihiina,waydii waxa kucusub.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amaal

Wednesday, December 20, 2000 - 11:14 pm
KU: Abdiraxiim salaan ka dib walaal gabadha maad is jeceshihiin mise aduun baa jecel,mida kale ma jacayl buu ahaa mise xiise?????????
walaal khalad ha iga fahmin laakiin waxaan rabaa in aan kula taliyo marka ii soo jawaab.
walaashaa soomaaliyeed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gure

Sunday, December 24, 2000 - 09:05 am
KU-Abdiraxiim walaal hadii aad wax jeclaato ama-
lagu jeclaado maha macneheedu inaad isguursaney-saan marka kala saar jaceyl iyo calaf.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nima

Sunday, December 24, 2000 - 02:29 pm
Hello guys

Aboowe horta haddii ay tahay maseer waxaan ku dhihilahaa la ciyaar gameka oo uun ha weytiin aniga gabadh ayaa ahay waana la ogahay waxa hablaha ka maseer badan marka horta jooji wacitaanka badan weytiina why are u the only one who always callin her,,,,what's up with that? I mean we have seen people like eachother and they both call eachother, haddii aysan awoodin waa wax la ogaaday bal haddii ay aado work sidaada oo kale than waxa ku dhihilahaa su'aashaas uun waydii laakiin ha isku dhihin yaabaaye wiilka aad raacday iyo wax ku saabsan in ay tuseyso in aad maseer ku hayo iku ogow ,,,,,hadii aysan kugu soo cararin ,,,,,,,,marka ,,,,,,,,,tus adigana markaaga in aad sideeda oo kale ula ciyaari kartid ,,,,,,,,even though i wouldn't like to give this to anyone cuz that's my game,,lol JOKE!

SIDAAS IYO NABADGALYO IYO ISMAQAL DANBE,,,,,,:-0)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdiraxiim

Monday, December 25, 2000 - 01:55 am
TO: Nimo
waad ku mahadsan tahay advise aad isiisay so waan bilaabay sounds good waan joojoyey tallefonkii iyo wicidii badnayd so waxay bilaawday three times or more then call.so i get chance to do what ever i want.
waxaa bilaawday xagee jirtay,ma dhoocil xun baad aaday. waxaan bilaabay markey isoo wacdo in aan iraahdo long distance ayaan ku jiraa ee aan kugu soo celiyo,hadana kuma celiyo. ilaa ay xaafadayda timaado oo aan is u bixin for get./walaalkaa Abdirahiim ....jaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaan

Monday, December 25, 2000 - 09:42 am
to:Abdiraxiim

aboowe wan ku salamay ugu horeyntii waxan ku leyahay arinta adiga ku heysatay waxay u egtahay arin aniga i heysataa hada o wax aan sameyo ma garanayo. maxa yelay wiil ayaan isjecelnahay islana soconaa mudo 3sano ah markii hore isaga aya jecelkaa ku badnaa oo isoo weci jiray aniga run ahantii waan weci jiray laakin sanadkan ayuu wuxu helay shaqo habenkii la shaqeyo oo tlf ima soo diro markii aan u diranaa lama qabanayo tlf ama wuxu dhahaya aniga ayaa ku soo diri dona mana soo diro. maxaana garanayo waxaa aan sameyo. ilatali waxa aad igu dhantid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dumar yaqaan

Monday, December 25, 2000 - 12:12 pm
salaan dhalinyaro

Abdiraxiim saaxiib ada bad is galiyey waayu ii deh?gabdhaha soomaliyeed waligaa waan ku jecelahay lama yidhaahdu yaanay kaa maqlin kilmadaa waayu hadaad ku tidhahdu waan ku jecelahay gabadh soomaliyeed buur bay fuulaysaa kama suu dajin kartid waanay kugu tumanaysa taa iga qaado aniga telefoonka horta jooji sidiisaba sankana taag isxawaashee hadlkana haa ku badin haday ku suu daba carari waaydu aniga waxba hay oo dhan hadii kalena dee naagtuu ku dooni maayso ii mid kale meelahaaga ka duuno.


ciid wanagsana

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdiraxiim

Monday, December 25, 2000 - 05:54 pm
TO: ayaan
FR:cabdiraxiim
ayaan waanu kala duwanahay sababtoo ah wiilka aad wada socotaan wuxuu shaqeeyaa habeenkii marka waa daalanyahay marka waxaad samaysaa ku sug baarkinka ka dibna runta u sheeg maxaa qaldan.anigase gabadhayda way iigu tala gashay in ay i waasho. waxaad ogaataa haddii labada qofood ay daacad yihiin wax qaldamayo ma jirto. thanks..

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.