site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

20 jir 60 jir caashaqay

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Feb. 16, 2001): 20 jir 60 jir caashaqay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faarax

Thursday, December 21, 2000 - 10:08 am
Waxaan ahay nin dhalinyaro ah waxaan aad u jecelahay islaan lixdan jir ah maxaan sameeyaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fartuun

Friday, December 22, 2000 - 03:40 am
waan ku salaa may faarax aboowe dooqa waa cajiib seed hoyadaa ku jecelaatay taas waa iga su aal?
walaal waa hoyadaa oo kale marka maxaa tala lagaa siyaa waxaan ku leyahay iska day dooq xaarkaas okey waxaa laga yabaa in uu kawen yahay wiilkeda
amaba aad la egtahay gabadheeda
iska iloow umadaa kula yaabee lakiin dooqa waa cajiib sxb waxaan ku dhoho ma aqaan lakiin iska iloow waa nolol xon taaaaaaas

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nasteex

Friday, December 22, 2000 - 09:48 am
Faarax waad abaartay, raggii horaa yiri ama lix jir ha ahaato ama lixdan jir ha ahaato, wixii u dhexeeyaa waa yac yacood, iska nuug baan ku iri, haw bixin dadkan iska hadlayee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

king-of-hearts

Tuesday, January 02, 2001 - 06:46 am
hooyadaa iska jecloow waana aan kugu amaanaynaa.
talo kale ma hayno............................

faaaaaaarax................
khayrrrrrrrrrrrrrr......
qabo...............
abidkay.................
ma'arag...................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAGAL

Thursday, January 04, 2001 - 08:31 pm
FARAAX!!
COULD U DEFINE "DHALINYRO". I HEAR IT RANGES FROM EARLY 2O'S TO LATE 40'S. BETTER YE JUST TELL US HOW OLD U R.

WHAT SHOULD U DO?
IF SHE IS RICH OR AT LEAST HAVE SOME SORT OF ASSETS GO FOR IT. OTHERWISE WHAT U GONNA DO WITH HER OLD RINCKLE PAWS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CIYAAL-FAACALI

Monday, January 15, 2001 - 08:51 pm
FARAX MARKA HORE SALAAN WAXAAN KU WEYDIIYEY SIDEE AYAA KU FIKIRTAY IN AAD JECLAATO ISLAAN 60 JIR AH MISE CIYAAR AYEY KAA TAHAY RUNTA HADDII AAN KUU SHEEGO ISKA DHAAF SAXIIB WAXAAN KU WEYDIIYEY MA GUURSAN LAHAYD AYEEYADAA ?WAA IGA TALO INATAAS IYO NABAD GALYO ISKA ILOW SAXIIB .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

~Kussseey~

Tuesday, January 16, 2001 - 06:11 am
Sagal

loooooooool girl that's exactly my point..what is Dhalanyaro..Now a days you'll see a man whose about my father's age reffering himself to dhalanyaro..just cuz he's not married for whateva reason

Dhalanyaro in somali's definition...is any man who is not married(u can imagine now ..Grannyz)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hagi

Thursday, January 18, 2001 - 02:11 am
walaal marka aan aqristey taladaada waxaan ku waydiinayaa maxaad ku raacday naag jirta lixdan ma waxaad ku raacday hanti miyaadan ka baqaynin inay jilbaha kaa burburiso walaal waxaan ku dhihi lahaa inaad raadsato hablo yar yar sababtoo ah adiga ayey daawo kuu tahay

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.