ikraan | Friday, December 22, 2000 - 07:14 am walaalayaal seen qosolka isaga jaraa |
shaki | Monday, February 12, 2001 - 11:09 pm Abaa Kaas Waa laguu yaqaan Ani lee ayaad ila soo xiriiree |
iyada | Tuesday, February 13, 2001 - 08:51 am meeqa aad isku dul wadaa raga badan waye sida ay u hadlaan lol |
sugaal | Tuesday, February 13, 2001 - 10:24 am ikraan, ha ka biqin, qosol, qoonsimaad noqoy waa laga tegay. beri hore. |
gariiraay | Wednesday, February 14, 2001 - 05:39 am qosol gariir ee qosolka iska dhaaf ninmankana ha u qoslin byqosol gariir |
Samsam Salah | Wednesday, February 14, 2001 - 12:02 pm Asalaamu caleykum Walaal waxaad inbadan is xusuusisaa aakhiro,maalinta qiyaame iyo iilka madow ee la is dhigi doona, waxaad arki doontaa inuu kuu noqdo daawo. |
kabaweyne | Wednesday, February 14, 2001 - 04:05 pm ikraan adaaba qoslikara naa iska qosol oo iska faraxsanoow aduunayadoo waa maalmo hadee aad cadha iyo jaah wareer ku dhmaysato waad waalan ee xagaa qosolka kaa wad bal ana in yar oo aan ku qoslo ee soo qor lol |