site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Gabadh ayni iyo aqliba iga yar baan jece;lahay marka ila tali walaal

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Feb. 16, 2001): Gabadh ayni iyo aqliba iga yar baan jece;lahay marka ila tali walaal
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

c.b

Saturday, December 23, 2000 - 03:14 pm
walaal akhristoow waxaan ahay nin dhalin yara ah oo ay dadiisu udhaxayso 25 ilaa 28 waxaan jecelahay gabadh ay dadeedu tahay inta udhaxaysa 15 ilaa 19 runtii akhristoow waxaan ahay nin kii uhoreeyay eeufuray albaabka shukaansiga halkaa oo aad kafahmi karto in ayna gabadhu aqoonin waxa uu rag galo iyo waxa uugudo toono marka waxaa naga dhextaagan ismaandhaaf aad ubalaadhan iyo jid iyo jaha la aan aadbaana ujeclahay ila tali walaal

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.