Dalmar | Saturday, December 23, 2000 - 10:11 pm waa maxay jaceel imisa ayuu uqeybsama.Iyo keey baa ugu fiican tolo somaliyed aan is weediiney |
Anonymous | Sunday, December 24, 2000 - 05:03 am jaceeeeel waa kan i haya waa sida aydinta oo kale musbaar kugu taagan, ma jiifsan kartid,wel badan leh, marka adiga miyuu ku weerararey..bye |
dr-troubleboy | Tuesday, January 02, 2001 - 06:42 am 1:jacayl waa dareen gaar oo aad qof gaar ah u haysid. 2:ma qaybsamo oo waa hal. 3:waa hal oo mid kale oon la barbar dhigo kuna idhaahdo isagaa ka fiican ma jiro............... laba qofna isku mar lama jeclaado.............. |
SAGAL | Thursday, January 04, 2001 - 08:40 pm LOVE IS A FALSE EMOTION. REALLITY CHECK. |
AA | Friday, January 05, 2001 - 10:03 am JACAYL = XUSHMAD + QADARIN AA |
king | Monday, January 08, 2001 - 08:29 am comments to sagal you got that one wrong,try again please,i'm sure you will get the right answer sooner or later. |