site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ma guursadaa mise Apartement ayaan u shaqeeyaa Tallo.

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Feb. 16, 2001): Ma guursadaa mise Apartement ayaan u shaqeeyaa Tallo.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdiraxiim

Wednesday, December 27, 2000 - 11:14 pm
Abdiraxiim:
waxaan deganahay columbus muddo shan sano ah kana shaqeeyaa shilin waa dhigan waayey sababtoo ah waxaan bixiyaa rent 425 two bed room ,insur, utilati,ito talefon ,waan daalay mana guursankaro lacagtii waa ismanjaato or way is cuntay.
waxaan ku fekeray soomaaliya in aan ku noqdo oo ka baxo rafaadkaan. tallo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaaska

Friday, January 12, 2001 - 04:23 am
walaal c/raxmaan allaha kaasaaro dhibkaas waana kan kajira wadamada aduunka dhan ani waxaan daganahy denmark waxaan shaqeeyaa 1500$dollar wax kasta kadib raashinka ayaa qiilqiil igagala waxaana shaqeeynaaya illaa 6sano hadaa soomaaliya ulaabtid weey kasii xuntahay maahane kama wanaagsana marka waa in aan helnaa qof ayada aan dadkeeda dhamaan eey aduunka dacaladiisa kala joogaan diyaarna u ah ineey darin nagula jiifato that is the only chance we have

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.