site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

LABADII RUUX EE UGU HOREYSAY EE INTERNETKA ISKA GUURSADEY ILA ARKA

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Relationships - Shukaansi: LABADII RUUX EE UGU HOREYSAY EE INTERNETKA ISKA GUURSADEY ILA ARKA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAWKE

Tuesday, January 09, 2001 - 08:41 am
WIILKA WAXAA LAGU MAGACABAA...????????
GBADHANA WAXAA IYANA LOOGU MAGAC DARAA.....????

WAAN KA XUMAHAY WAXEY IGA CODASADEEN INAAN MAGACYADOODA LA FAAFIN ANIGOO AH JOORNAALIISTE CAAN AH OO SOOMAALIYEED OO DADKU AAD U WADA GARANAYAAN BAAN ARINKAA KA GAABSADEY.
INTAA BAAN UGA BAXEY KAFTANKEYGII.

AHMED HASSAN CAWKE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ismail

Tuesday, January 09, 2001 - 03:26 pm
Cowke maxaa kalifay inay isqariyaan maadaama ay
xalaal isku baan mida kale maxaad faah fahin uga bixin wayday meesha ay ku noolyihiin iyo sidii ay
isku guursadeen.
mahad sanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lataliye

Tuesday, January 09, 2001 - 08:44 pm
waxaan labada qof urajaynayaa inay noqdaan labadii isku waara ubad khayr lehna kala hela aaammmiiiiiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, January 10, 2001 - 07:32 am
cawke

Dadkoo dhammi waa isguursadaaye, maxey kaga duwanaayeen guurarkii la isla soo mari jirey?
Maxeyse ka fahmeen iska guursigooda Internet-ka?
Maxeyse nagu waanin lahaayeen inteena wali ku qasan shukaansiga Internet-ka ayadoo cabsi iyo walwal naga buuxo?

Midda kale, saaxiibow Cawke waa war badnaaye, maxey tahay war yaridaani?

Waad mahadsan tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Tuesday, January 16, 2001 - 04:42 pm
cowkoo cabsan aa soo galay baddaan....
waraa gabdhaan meesha ka jarinaayaye sii bul dheh yaah ee...
do drive please!!!!!
otherwise they are going to charge you (DWI)as they did to me before....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hebel

Tuesday, January 16, 2001 - 06:16 pm
Nope I never said that...Dhaar aa maraa walaahi.
.
Maanta GreenCradka aa layga xadi anoo migareeshinka joogo.
.
Raali ahaada haddii kale yeelkiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

boqoradii quruxda

Tuesday, February 20, 2001 - 08:58 am
KU cowke:
Walaal waxaan ku weydiiyey maádigii baa sidaa isku badeley Ahmed mise waa dad iska kaa dhigaya?
Waxaad ahayd nin ay dadka ka danbeeyaan ee maxaa sidaa kuu galey oo waa sidee waxaad ku soo qaadatey internetka waa maxay-hadalka raqiistaa
war isku xishoo oo waxaan oo kale hala imaaninin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BARLIN

Thursday, February 22, 2001 - 08:46 am
WARYAADA MAHADAAD KEENTEEN INAAD ISKA DHIGTAAN DADKA SHREFTA LEH WARYAADA CAWKE AFKIINA KA DAAYA
ISKUMA QUUDHO HALKAANOOO KALE.WAXAADBA MEESHA KA DHIGTEEN DARBIYADII XAMAR OO DADKA CAAYDA LOOOGU QORIJIREY WAR ISKU XISHOODA AFKA ILA IDIINGOOGE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YACNI

Thursday, March 01, 2001 - 12:26 pm
HADDA UGUMA HORRREYSO LABA QOF OO ISKA GUURSATA INTERNETKA WAX LA YAAB AHNA MA AHA LABA QOFOOD OO SOOMAALI AH OO ISKA GUURSATAY INTERNETKA.
MARKA WAXAA IS WEYDIIN LEH DADKA ISKA GUURSADA INERNETKA MA YIHIIN KUWO LA MID AH KUWA ISKA GUURSADAY AMA WAALIDKOOD ISKU DARAY,MARKAA JAWAABTAYDU WAXAY ILA TAHAY INAAN ISKU MID AHAYN OO AY KALA FIICAN YIHIIN DADKAAAS????

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.