site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ila tali gawar aan kala qawiilnahay ayaan jeclahay maxaan sameeyaa

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Family Matters - Arimaha Qoyska: Ila tali gawar aan kala qawiilnahay ayaan jeclahay maxaan sameeyaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

alaween

Tuesday, January 09, 2001 - 03:41 pm
waxaan ahay wiil 21 years old oo ku nool usa waxaan is jecelnahay gawar waxaan wada soconay halsano marka waxaan ku iri aan is guur sano waxaay igu jawaabtay i love to lakiin family kega ayaan raali ka noqoneenin marka waxaan ku iri familka muslim maahan miyaa familka waa muslim lakiin hawiye ma isguursano ayay igutiri marka aniga waxaan ku iri meesha nugu kala wat waxeey ileedahay waa ku jeclahay maxaad igu xumeeneysaa marka dadoow maxaan sameeyaa ma iska daayaa mise waa iska cunaa hadana anaa bigri jiwiyay ilaahay hai cafiyo ila taliye plz

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waaniye

Wednesday, January 10, 2001 - 10:43 am
to alaween.....
salaan kadib,saaxiib waxaan ku oran lahaa waxaad tahay nin dhalinyara ah waxaa haboon inaad ka fiirsato waxyaabo badan oo aad ku hadlaysid oo aan u qalmin qof sharaf leh marka ninyohow inta aad ilaahay kabaqdid dib isugu laabo oo islayaab,hadaad isleedahayna halaguu qoslo laguu qosli maayo ee egoow......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QAREEN

Thursday, January 11, 2001 - 11:37 pm
Alaweel

Waxaad tahay nin dhalinyaro ah oo sookorayo ee walaalow hala imaanin suaalahaanoo kele meeshaan iskuna xishoo, bajekani waxaa fikradooda is weydaarsado dadka doonayo ineey dadkooda ka faaiideystaa ee ha isku soogalin mardanbe sxb,

Talo: Waxaa jiro beyj lagaaga baahanyahay waana kan dhoorayaasha(waxa iskuma falayaasha).

by jaahil.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

awoowo

Friday, January 12, 2001 - 02:23 pm
walaaloow meeshan faa maliyada ayaa iskaleh ee
oradoo aad qaybta ciyaalka aan qaan gaarin loogu
tala galay ayaga ayaa ku fahmayee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xanash

Sunday, January 21, 2001 - 02:15 pm
TO SO CALLED ALAWEEN
SAAXIIB ANIGA KULA HADLAYAA WAXAAN AHAY HAWIYE MARKAAN U FIIRSADAY HADALADA AAD MEESHA KU QORTEY "QAWIIL IYO GAWAR " WAXAA AAD U CAD INAADAN AHEYN WAXA AAD SHEEGANEYSO. gABADHANA HADDEYBA JIRTO INEYSAN KUU DIIDIN INAAD HAWIYE TAHAY EE AY KUU DIIDEYSO DACIIFNIMO IYO ISKU KALSOONI LA'AAN AY ADIGA KAA ARAGTEDY. RUNTA HADDAAN KA HADALNO GABDHUHU MA EEGAAN QABIILKA QOFKA EE WAXAY INTA BADAN RAGGA KU DOORTAAN KARTI, ISKU KALSOONI,DAACADNIMO IYO IXTIRAAM. UGU DANBEYNTII FADLAN NOO SOO SHEEG BABIILKA AY GABADHA KA DHALATEY. WAXAANA HUBAA HADDAAD SOO SHEEGTO. INAAD QABIIL LABAAD U GAFI DOONTO. NO HARD FEELING BRO. NEXT TIME SOME OTHER INTRESTING AND EDUCATING SUBJECTS PLEAAAAASE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hani

Friday, February 23, 2001 - 06:25 am
haweey waaruunteedha haweey lamagursado gunta dadka fiiqada ee iskasamir alaakadhigay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 20, 2001 - 08:23 pm
sxb mindhaa waxaan u maleynayaa inaad tahay aalkoliiste ama nin daroogada isticmaalo oo sababtaas baa laguugu diidayaa inaad gabadha aroosto.

balse mid aan ku iraahdo oo ah xaqiiqdi, hadii ay noqoto wax guur ku saabsan dadku uma eego qabiil, waligeyna ma aanan maqal gabar baa loo diidey nin ay jecleyd maxaa yeeley isku qabiil maahan,
anigu waxaan arkey gabdho loo aroosiyey niman ajinabi ah balse muslin ah oo wanwanaagsan marka walaal mindhaa adigey reerkeeda kuneceen oo matihid nin wanaagsan meeshana adaa u badaley qabiil.

macsalaama.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 24, 2001 - 04:28 am
To Hani,
i'm sure that u need to learn how to write somali language. what are u talking about?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.